Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28774
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby grandpakhalif » Sat Apr 13, 2013 11:24 am

Beelweynta Leelkase ee degta Jubbaland oo tariikh facweyn ku leh gobolka ayaa muujisay sida aysan ugu qanacsanayn sida loo wado awood qaybsiga Jubbaland oo haatan u muuqda mid isugu soo biyo shubtay meel ay beelaha Kablalax iyo Mareexaan awoodii isku soo koobeen.
Nabadoon Maxamed Cali oo ka tirsan nabadoonada beesha Leelkase ayaa yiri “ Xiriiro badan oo aan la yeelanay Gandi iyo Axmed madoobe iyo odayaal dhaqameedyada Kablalax iyo Mareexaanba leh dhamaantood xiriiradaasi waa ay fashilmeen”.

Beesha oo lagu yaqaanay nabad jeceel iyo sabir badan iyo deris wanaag ayaa sheegtay haddii cadaalad darada Jubbaland wax laga qaban waayo nimanka ku qaraabanaya hogaamiyeyaasha Kablalax iyo Mareexaan ayaa eeda waxa ka yimaada cadaalad dardaas qaadi doona. Beesha ma aqbali doonto cadaalad darro danbe iyo inkiraad.

Waxgarad ka tirsan beesha Leelkase ayaa ugu baaqay dawladda dhexe inay soo farageliso xaqsoorka beelaha Jubbaland iyo in maamul u samaynta Jibbaland looga danbeeyo dawladda dhexe.

Beesha Leelkase Jubbaland oo wehelsanayso mataankeeda (beesha Xawaadle Jubbaland) ayaa ahaa beelihii ugu cadcadaa halgankii iyo xornimo u dirirkii jubbaland xilligii gumaysiga waana tan keentay in talyaanigu ku wareejiyo duqa magaalada kismaayo Sindiko Axmed Xaaji Maxamuud oo ka soo jeedey beesha Leelkase Jubbaland. Markii uu Sindiko Axmed Xaaji kala wareegay talinta kismaayo Talyaaniga waa lawada xasuustaa wadooyinkii iyo naqshadii iyo horumarkii uu gaarsiiyey magaalada Kismaayo. Beesha Leelkase Jubbaland iyo mataankeeda Xawaadle Jubbaland marna ma dhacayso inay marti ku ahaadaan Jubbaland oo ay u soo halgameen.

User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby Guul13 » Sat Apr 13, 2013 11:28 am

Unless Raxanreeb posts it and it's approved by one of their elders this is bullshit. :ducktales:

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby The_Patriot » Sat Apr 13, 2013 11:33 am

So besha Leilkase supports Marexan who denied them any position within Shardons fadhi kudhirir cabinet.

User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby Guul13 » Sat Apr 13, 2013 11:37 am

So besha Leilkase supports Marexan who denied them any position within Shardons fadhi kudhirir cabinet.
These kids are ignorant to the situation on the ground,when Absame leaders visited Puntland a few weeks ago, they had meetings with the Puntland council of elders who gave their full support, and yes, this includes Tanade Guurtii. Furthermore, in Kismayo, ALL the Puntland tribes are represented by tight knit group of men who chose General Darwish to represent them. :blessed:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28774
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby grandpakhalif » Sat Apr 13, 2013 11:38 am

So besha Leilkase supports Marexan who denied them any position within Shardons fadhi kudhirir cabinet.
many clans are beating their drums against this kabalalax entity known as jubbaland. we will defeat you inshallah no matter what it takes.

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby The_Patriot » Sat Apr 13, 2013 11:45 am

The day Absame is defeated is the day Elay,dir,Garee,Degodia, Galjecel, Sheikhal and HAG takes over Jubbaland.
Sade will be in Garissa squatting as usual.

User avatar
Bro
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10594
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby Bro » Sat Apr 13, 2013 11:46 am

the 2 people clan aka laxwase denied jubalayn, yaa hadhay kabiyolax uun. This project is done for :whew:
Last edited by Bro on Sat Apr 13, 2013 11:48 am, edited 1 time in total.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28774
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby grandpakhalif » Sat Apr 13, 2013 11:48 am

the 2 people clan aka laxwase denied jubalayn, yaa kali soo hadhay kabiyolax uun. :whew:
:pac: Warya Rabshoole sxb, I heard Beesha qubeys is expanding in Mudug, maxa ka jira warkaas. :whew:

User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby Guul13 » Sat Apr 13, 2013 11:49 am

the 2 people clan aka laxwase denied jubalayn, yaa hadhay kabiyolax uun. This project is done for :whew:
Lacagkasse is wealthier and more prominent than your little tribe, what was it called again, Silic?
Last edited by Guul13 on Sat Apr 13, 2013 11:50 am, edited 1 time in total.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28774
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby grandpakhalif » Sat Apr 13, 2013 11:50 am

The day Absame is defeated is the day Elay,dir,Garee,Degodia, Galjecel, Sheikhal and HAG takes over Jubbaland.
Sade will be in Garissa squatting as usual.
those are the natives in the land who are sade traditional allies, you are qaxooti nigger from qabridahare. go bak where you come from

User avatar
Bro
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10594
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby Bro » Sat Apr 13, 2013 11:51 am

Grandpa, we stay expending brah, we're sipping mango on former cabdi Isse properities as we type in Garacad iyo Eyl. :whew:

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 24315
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby original dervish » Sat Apr 13, 2013 11:52 am

Everywhere and yet nothing. :jawalrus:

User avatar
Bro
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10594
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby Bro » Sat Apr 13, 2013 11:53 am

the 2 people clan aka laxwase denied jubalayn, yaa hadhay kabiyolax uun. This project is done for :whew:
Lacagkasse is wealthier and more prominent than your little tribe, what was it called again, Silic?
:mindblown: why are you denying facts your whole clan is 2 people wtf. :Heh:

User avatar
Guul13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1021
Joined: Fri Apr 05, 2013 1:55 pm
Location: Suldaan Guul Suldaan Mooracase- KABLALAX!

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby Guul13 » Sat Apr 13, 2013 11:55 am

Grandpa, we stay expending brah, we're sipping mango on former cabdi Isse properities as we type in Garacad iyo Eyl. :whew:
Image

I was in Eyl & Garacad a few weeks ago, your little Silic & Rafaad tribe was nowhere to be seen.

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28774
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Beesha Leelkase Darod iyo matankood reject Jubbaland

Postby grandpakhalif » Sat Apr 13, 2013 11:57 am

Waryaa Rabshoole tani maha Leelkase wa tii yarad ee Cusman Maxamuud "gemini" la oran jiray. Hada diric cusub bay xirantahay, ileen ceebta "PUNTLAND OIL" wa ceeb weyn :meles:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests