Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/secession

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/secession

Postby AhlulbaytSoldier » Sat Apr 13, 2013 12:09 pm

Back to the drawing board.
Hawiyeland and Isaaqland failed to agree on anything such as unity/secession except the following points below:

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland oo Heshiis Iskaashi ku kala saxiixday Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga
Sabti, Abriil 13, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa heshiis iskaashi ku kala saxiixday magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga, kaddib wadahadallo saacado qaatay oo ay maanta ku yeesheen halkaas.

Heshiiskan oo ka kooban toddoba qodob ayaa waxaa ka mid ah in Soomaaliya iyo Somaliland ay wadaagaan deeqaha dibadda laga helo iyo inay kawada shaqeeyaan ammaanka labada deegaan ee ay ka kala taliyaan.

Qodobbada lagu heshiiyay ayaa waxay kala ahaayeen:

In lasii wado wadahadallada u dhexeeya labada dhinac
In qodobbadii kasoo baxya shirarkii London iyo Dubai ee horay logu heshiiyay la dhowro
In beesha calaamku ay ka taageerto dhinaca farsamada wadhadallada sii soconaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland
In si wadajir ay dhinacyadu ay uga shaqeeyaan sugidda ammaanka iyo tababarrada
In labada dhinac ay wadaagaan deeqaha caalamka laga helo, gaar ahaan kuwa ay Soomaaliya hesho
In saddex bilood gudahood lagu qabto dalka Turkiga shir kale oo lagu dhameystirayo qodobbadii intii uu shirkan socday la isku af-garan waayay
In labada dhinac ay joojiyaan hadallada xanafta leh ee wax u dhimi kara qodobbadan lagu heshiiyay iyo sii socoshada wadahadallada
Heshiiskan oo lagu saxiixay madaxtooyada dalka Turkiga ayaa waxaa dhinaca dowladda Soomaaliya u saxiisay wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo dhinac Somaliland uu u saxiixay wasiirka arrimaha dibadda, Maxamed Cabdullaahi Cumar.

Intii uu shirku socday ayaa waxaa labada dhinac ay isku mari waayeen dhowr qodob, kuwaasoo aan la shaacin, waxaase warar hoos ay sheegayaan in qodobbadaas ay ka mid ahaayeen midnimada Soomaaliya oo ay Somaliland kasoo horjeesatay.

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25242
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby original dervish » Sat Apr 13, 2013 12:17 pm

Is there any country anywhere in the world whom are sympathetic to the iidoor cause?
They use to think the Ethiopians would recognise their state, then they realised the Ethiopians want to keep them wholly dependent.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby Khalid Ali » Sat Apr 13, 2013 12:35 pm

one day imam hutuking the hawiye leaders will understand that they are better of alone with out Somalilanders
By the way the talks are a good start sharing the aid allocated to the former Somali republic Somalia/ Somaliland
And to continue the talks in 90 days lets see how it goes from here in 3 months time.

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby AhlulbaytSoldier » Sat Apr 13, 2013 12:35 pm

Whatever mr.kastuumo :ducktales:

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25242
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby original dervish » Sat Apr 13, 2013 12:39 pm

Khalid old boy.....didn`t I tell you they`d give you zit...these people don`t know how to share..haven`t the last 20 years taught you anything?

User avatar
Magnusomalius
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Fri Apr 05, 2013 3:25 pm

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby Magnusomalius » Sat Apr 13, 2013 12:58 pm

Like I said , Snet is a microcosm of the wider somali society . Alhamdulilah everything is going just as I expected .{ I mean just like I told you it would}
Qodobada lagu heshiiyay waxa ka mid haddaad u fiirsatan
In labada dhinac ay joojiyaan hadallada xanafta
Qodobkaasi wuxu ku socda , ileyn de Ilaah ba maanki ka qaaday e , doqonta iyo daciif-ka sida Original doqon oo kale iyo daaroodka la mid ah .
Ilaahow ceeb astur .

Jheeze
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 253
Joined: Tue Feb 12, 2013 7:08 pm

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby Jheeze » Sat Apr 13, 2013 1:06 pm

Translation my somali is shit please don't judge me :meles: :sadcam:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby Khalid Ali » Sat Apr 13, 2013 1:08 pm

Somaliland and #Somalia sign Seven-point agreement called 'Ankara agreement' in #Turkey:-
1-Expressed commitment to continue dialogue
2-Endorsed previous declarations in UK & UAE
3-Dialogue btw Somali govt and Govt of Somaliland.
4-Agreed to encourage and facilitate international aid & development to Somailand
5-Agreed the need to consolidate a coop.on security thru sharing intel, training & scholarships in fight against terror/piracy illegal fish.
6-Proposed to meet within 90 days in Istanbul; date TBA
7-Agreed to refrain from using inflammatory language & act that may risk dialogue

User avatar
Bro
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10596
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby Bro » Sat Apr 13, 2013 1:08 pm

This talk went good labada dhinac iney si wadan a fiican :up:

User avatar
Magnusomalius
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 687
Joined: Fri Apr 05, 2013 3:25 pm

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby Magnusomalius » Sat Apr 13, 2013 1:18 pm

Listen my friends , hate to be braggin' here but ,
If the somaliland administartion were to be where I would want them to be , they should signal , when they meet them in Turkey ,their support to the current gov in Somalia { like many others in this world, pres Xasan Maxmuud needs as much support as he can get } , while re-affirming their current separate political status which could one day be renegotiable when all the states in the federal republic of Somalia become multi tribal like Somaliland . Quite the exercise of gymnastics .

As to the summit in London , I agree , none of our business as of today {currently}
Magnusomalius
viewtopic.php?f=250&t=325209&start=30

I mean , I am all for freedom of speech , the right to express yourself anyway you would want to , to contribute with ideas /opinion , but the truth to matter is not every son or daughter of goat and camel herding madafaka is cut out for this .
Image

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby Khalid Ali » Sat Apr 13, 2013 4:10 pm

Imam hutuking read this :lol:

Akhriso qodobadii ka soo baxay shirkii Irirsamaale ee dalka Turkiga. :lol:

Madadaxda Irisamaale oo la fadhiya madaxda Turkiga

Image

1- Qodobka koowaad waxa uu dhigayay sii wadida wada hadaladii labada dal u socday.

2- Qodobka labaadna wuxuu taageerayay qodobadii ay hore labada dhinac ku heshiiyeen shirarkii hore ee labada dal ay ku yeesheen London iyo Dubia.

3- Qodobka sadexaad waxa uu dhigayay in Somaliland iyo Soomaaliya ay wada hadalka sii wadaan, iyadoo ay beesha caalamkuna xaga farsamada ka caawin doonto.

4- Qodobka afraad waxa uu dhigayay in nabad-gelyadda labada dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya ka wada shaqeeyaan.

5- Qodobka 5-aad waxa uu dhigayay in deeqaha Soomaaliya la siiyo ay wadaagaan labada dhinacba ayna ka wada faa’iidaystaan. (Hawiye IYO Isaaq)

6- Qodobka lixaad wuxuu dhigayay in muddo 90 maalmood gudahood ah lagu qabto kulan kale oo ay labada dal yeelan doonaan oo arrimaha kulankan lagu lafo-guri kari waayay lagaga hadlo, isla markaana lagu qabto magaalada Istanbuul.

7- Qodobka toddobaad wuxuu sheegayay in labada dhinacba ay joojiyaan hadalada kala fogeyn kara labada dal, ama wax u dhimi kara wada hadalada.

Heshiiskaan dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa u saxiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed halka uu dhanka maamulka SNM u saxiixay wasiirkooda arrimaha Dibadda Mohamed A. Omar.

Heshiiska sida ku cad waxa wada galay Beelaha Hawiye iyo Isaaq.

Qodobka Lixaad waxa ku jira Khiyaano la doonayo in Jabahad SNM ayna ka qayb gelin shirka Ingiriiska, iyaga oo marmarsiiyo ka dhiganayo in labada dhinac balan san yihiin. Allsanaag.com

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17372
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Breaking News: Hawiye & Isaaq can't agree on unity/seces

Postby FarhanYare » Sat Apr 13, 2013 4:51 pm

Imam hutuking read this :lol:

Akhriso qodobadii ka soo baxay shirkii Irirsamaale ee dalka Turkiga. :lol:

Madadaxda Irisamaale oo la fadhiya madaxda Turkiga

Image

1- Qodobka koowaad waxa uu dhigayay sii wadida wada hadaladii labada dal u socday.

2- Qodobka labaadna wuxuu taageerayay qodobadii ay hore labada dhinac ku heshiiyeen shirarkii hore ee labada dal ay ku yeesheen London iyo Dubia.

3- Qodobka sadexaad waxa uu dhigayay in Somaliland iyo Soomaaliya ay wada hadalka sii wadaan, iyadoo ay beesha caalamkuna xaga farsamada ka caawin doonto.

4- Qodobka afraad waxa uu dhigayay in nabad-gelyadda labada dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya ka wada shaqeeyaan.

5- Qodobka 5-aad waxa uu dhigayay in deeqaha Soomaaliya la siiyo ay wadaagaan labada dhinacba ayna ka wada faa’iidaystaan. (Hawiye IYO Isaaq)

6- Qodobka lixaad wuxuu dhigayay in muddo 90 maalmood gudahood ah lagu qabto kulan kale oo ay labada dal yeelan doonaan oo arrimaha kulankan lagu lafo-guri kari waayay lagaga hadlo, isla markaana lagu qabto magaalada Istanbuul.

7- Qodobka toddobaad wuxuu sheegayay in labada dhinacba ay joojiyaan hadalada kala fogeyn kara labada dal, ama wax u dhimi kara wada hadalada.

Heshiiskaan dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa u saxiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed halka uu dhanka maamulka SNM u saxiixay wasiirkooda arrimaha Dibadda Mohamed A. Omar.

Heshiiska sida ku cad waxa wada galay Beelaha Hawiye iyo Isaaq.

Qodobka Lixaad waxa ku jira Khiyaano la doonayo in Jabahad SNM ayna ka qayb gelin shirka Ingiriiska, iyaga oo marmarsiiyo ka dhiganayo in labada dhinac balan san yihiin. Allsanaag.com
i can imagine the anger and frustration the darood might be feeling when they see that pic :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 14 guests

cron