Page 1 of 1

Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 5:47 am
by zingii
Ciidamo gadoodsan oo jidgooyooyin dhigtay gudaha magaalada Kismaayo
Axad, 14 April, 2013 (HOl) :- Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta jidgooyooyin dhigtay inta badan wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo, iyadoona uu gabi ahaanba manta xiranyahay dhaqdhaqaaqii ganacsi ee ka jiray magaalada.

Ciidamadan oo ka tirsan kuwa Militariga ayaa waxa ay jidgooyooyin dhigteen wadooyinka aada Dakadda iyo Airportka magaalada, iyagoona sidoo kale amar ku siiyay ganacsatada suuqyada magaalada Kismaayo in ay xiraan ganacsigooda.

"Gaadiidkii waa istaageen, dhamaan goobihii ganacsina waa la xiray, waxaana la maqlayaa rasaas badan oo ay ridayaan ciidamadan jidgooyooyinka dhigtay gudaha magaalada," sidaa waxaa yiri goobjooge ku sugan Kismaayo oo HOL qadka teleefonka ugu waramay.

Askarta jidgooyooyinka dhigtay ayaa ka careeysan mushaar la’aan, sida ay HOL u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ku sugan Kismaayo, waxaana xaaladda guud ee magaalada Kismaayo ay maanta tahay mid uu ka jiro bandow.

Ilaa imika ma jiraan masuuliyiin ka tirsan maamulka KMG ee Kismaayo oo ka hadlay ciidamada jidgooyooyinka dhigtay gudaha magaalada, waxaana arintani ay saameyn ku yeelatay shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

Max’ed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
Maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho-Soomaaliya.

Re: Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 6:01 am
by Rightwing
Mushahar la'aan lol??

It's all about how you prioritised the problems!! bullying ethnic minority, hurrying to establish exclusive regional government and cetra and cetra.

Re: Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 6:11 am
by Turbulence
One of the problems with recruiting mercenaries to create an army.

Re: Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 6:22 am
by EEGA9
Nothing will come of it really, they will return to base with a promise of payment as usually occurs with wage issues in the SNA.

Re: Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 6:45 am
by The_Patriot
Bullshit propaganda.

Re: Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 10:30 am
by bashe19
Hungry Kaampooniyas, give them sellery; Hungry man always angry.

:dj:

Re: Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 10:58 am
by bashe19
Bullshit propaganda.
Hungry kambonis


:dj:

Re: Kismaayo oo jawi dagaal gashay

Posted: Sun Apr 14, 2013 11:21 am
by xaliye123
Balaayo ninkii donaa wa helaa e zingiyow balaayan aad u yeedhanayso armay taftaada ka qaraxdaa.