maxaa ka denbeeyey.
Ciidamadda Amaanka Somaliland gaar ahaa kuwa degmada Hargaisa ee Caasimada Maamulkaasi ayaa heegan buuxa la galiyay kadib markii halkaasi laga dareemay shaki ah inay kusoo fool leeyihiin kooxaha Argagixisada Al-shabaab.
Mid kamid ah Gollaha deegaanka Hargaisa ayaa sheegtay Ciidamadda Amaanka iyo dhamaanba Ciidamadda Somaliland gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan (RRU) ay caawa baaritaano xoogan ka wadaan xaafadaha Magaalada Hargaisa.
Magaalada Hargaisa ayaa waxaa saamayn xoogan ku yeeshay Hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowladda UK ahaa in ay dhici karaan Qaraxyo argagixiso, iyadoona ay shalay ka dhaceen magaalada Muqdisho Qaraxyo waawayn oo ku dhawaad 30 ruux ku naf waayeen tiro 50 ku dhowna dhaawac uu kasoo gaaray
http://saadaalnews.com/2013/04/15/dhaga ... a-galiyay/
http://saadaalnews.com/hargaisa/




