Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Puntland o laga diiday , isticmalka shiilings somali

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Puntland o laga diiday , isticmalka shiilings somali

Postby SecretAgent » Sun May 05, 2013 2:15 pm

Tan iyo markii Faarax Cali Shire oo ah Wasiirka Maaliyadda Puntland
uu wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ku sheegay in iyada oo la tixraacayo go’aanadii goloyaasha Puntland ee ahaa in lacagta Dollarka loo bedalay Miisaaniyadda Puntland si tijaabo ah bilaha May – August 2013 taas oo gaareysa $3.5 Milyan oo Dollar

Wareegtadaasi ayaa sidoo kale uu ku sheegay wasiirka in dakhliga dowladda ee canshuuraadka lagu qabanaayo lacagta Maraykanka ee Dollarka, haddii ay dhacdo in qofku waayo Dollar waxaa lagu qaban lacag Soomaali laakiin sarifku noqonaayo $1= 24,000 Sh.So taas oo ka badan inta suuqa lagu sarifo,ayaa waxaa dad weynaha ku sugan magaalada guud ahaan diiday isticmaalka lacagta shanta boqol ee shilin Soomaaliga ah.

Goobaha lagu iibiyo cuntada karsan,carwooyinka dharka iyo shaabinada, suuqa weyn ee magaalada, baabuurta bii’elka iyo goobaha kale ayaa laga isticmaalin shanta boqol shilin Soomaaliga maanta oo taarikhdu ku beegan tahay 4-5-2013Qaar kamid ah ganacsatada suuqa magaalada ayaa waxaa saakay la dhexqaaday mikrofoonka warbaahinta si ay wax uga ogaato arintan ku saabsan joojinta shanta boqol, waxa ayna warbaahinta u sheegeen in aysan isticmaaleen shanta boqol shilin Soomaaliga.


Waxayna ku sababeeyeen in dowladda ay ka diiday lacagta shilin Soomaaliga oo ay ku bixin jireen canshuurta, meel ay geeyaana aysan garaneyn.


Dowaladda Puntland ayaa wali ka hadlin arintan ,gaar ahaan wasaaradda Maaliyadda iyo tan arimaha gudaha.


Deegaanka Puntland ee Soomaaliya ayaa ah goobta kaliya ee laga isticmaali jiray lacagta Shanta Boqol ee Shiling Soomaaliga. taasi oo uu micnaheegu yahay in qof waliba khasaaraayo lacagata shanta boqol ah ee gacantiisa ku jirta inta ay doonto ahaate, lagana yaabo in Puntland ku reebto saamayn dhaqaale.


Haddii ay dhaqan gasho in la joojiyo shanta boqol ee shilin Soomaliga ah isticmaalkeeda ayaa waxa ay noqoneysaa oraahdii horey Koonfurta Soomaaliya laga oron jiray “..Kun Baa u Weyn kun Baana u yar

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 34 guests