Ku Socota: Sheekh Axmed Maxammed Islaam, Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubaland,
Ka Socata: Jaalliyadda Washington DC iyo Nawaaxigeeda
Mudane Madaxweyne Islaam,
Marka hore waxaan kugu salaamaynaa salaanta Islaamka: Salaamu calaykum wa raxmatullahi wa barakaatu. Marka kale, waxaan kuu soo gudbinaynaa hambalyo iyo bogaadin doorashada laguu doortay Madaxweynimada Dawladda Jubaland State. Ilaahay (SWT) ha kula garab qabto hawsha laguu igmaday.
Mudane Madaxweyne, sidaad u tiriba, waxaan kuu rajeynaynaa inaad samato bixiso dadka reer Jubaland oo aad u horseedo caddaalad, horumar, iyo wax qabad. Waxaad soo celiseen karaamadii, sharaftii, iyo midnimaddii dadka gobollada Jubaland.
Waxaan kaloo hambalyo iyo bogaadin u soo diraynaa guddiga doorashada, guddiga farsmada, ergooyinka, oday dhaqameedyada, culimaa-udiinka, aqoonyahannada, ururradda bulshada iyo shacabka reer Jubaland. Baal dahaba ayey ka galeeen taariikhda Jubaland, markaa waxaan leenahay, iyagana Ilaahay khayr ha ka siiyo sida hagar la’aanta ah ee ay ugu dul qaateen dhibaatooyinkii badnaa.
Raaskiyaambooni ilaa Doolow, gacmaha is qabsada oo guusha aad gaarteen halakaa ka sii wada. Hambalyo, guul, iyo gobanimo!
Jaalliyadda Jubaland ee Washington, DC iyo Nawaaxigeeda
http://jubbalandnews.com/wp-content/upl ... aland1.pdf
--------------------
From: Jubaland youth organization
Based in Minneapolis Minnesota
Jubaland Youth Organization based in Minneapolis, Minnesota have extended congratulatory messages to President Sheikh ahmed islaam modoobe for his successful election and inauguration as President ofJ jubaland state of somalia in history.
jubaland youth Organization and other communities in Minnesota area see your victory as a victory for all somalis and will do anything humanly possible under the sky to support your tenure to bring development to the people of our jubaland state and Somalia as a whole’
We as a youth stated ‘We have admired your leadership skills and capabilities over the years that you been fighting against Al qaida linked group al shabab and we have no doubt that the appointed time has come for you to lead a united Jubaland state in an all-inclusive government.’
The youth group J.Y.O prayed for the President sheikh ahmed islaam madoobe and said ‘it is our candid wish that God will grant you a positive and achievable vision, good health, the blessings of long life, wisdom, protection and successes to take our beloved jubaland state to the Promised Land’.
----------------------
Waxay ka timid Jaaliyada Jubaland ee Leicester-UK
HAMBALYO: JAALIYADA JUBBALAND EE LEICESTER, UK OO HAMBALYO U DIRAYA MADAXWEYNAHA JUBBALAND STAT.
WAXAAN MADAXWEYNE SHEEKH AXMED MADOOBE UGU HABALYENENAA XILKA CULUS EE LOO DOORTEY, WAXAAN ALLE UGU BARYEYNAA INUU U FUDUDEEYO XILKA LOO DOORTEY. WAXAAN MADAXWEYNAHA KULA DARDAADRMEYNAA ARIMAHA HOOS KU QORAN:
--------------------------
Anagoo ah Ururka Jubland relief and development Organization ee fadhigiisu yahay aarhus-Denmark Waxaan hambalyo u direynaa ugu horeeyn shacabka Jubaland
-----------------------------



