Madaxweyne Indhosheel oo hambalyo u diray Madaxweyne Madoobe
http://www.abyanmedia.com/soomaaliya/it ... ed-madoobe
---------------------------
Maxamed Yuusuf Jaamac oo ka mid ah golaha madaxtooyada ee maamulka Khaatumo ayaa soo dhaweeyey doorashada la doortay Madaxweyne Axmed Madoobe.
Wuxuu sheegay inay ku faraxsan yihiin ka maamul ahaan doorashadaas, wuxuuna hambalyey dhamaan shacabka deeganada Jubooyinka iyo Gedo.
http://horufadhi.com/2013/05/16/maamulk ... edhagayso/