Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Never

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Never

Postby AhlulbaytSoldier » Sat May 18, 2013 3:52 pm

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Arrimaha Jubbooyinka iyo Gooni-isku-taagga Maamulka Somaliland
Sabti, May 18, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka digaysay dowladda.

Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Soomaaliya ay tahay mid muqadas ah, loona baahan yahay in shacabka ku nool gobollada Waqooyiga Soomaaliya ay dib u liqaan hankooda.

"Waxyaabaha ka dhacaya Jubbooyinka waa arrimihii ay dowladdu ka digayso muddooyinkii lasoo dhaafay, waxaana caddaatay in shirarkii Jubbooyinka ka socday iyo wixii kasoo baxayba aysan ahayn wax loo dhamaa," ayuu yiri Xasan Sheekh oo ka hadlayay xaflad lagu furayay xarun lagu xannaaneeyo agoonta oo laga furay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Xaruntan lagu xannaaneynayo agoobta oo lagu magacaabo ANADOL ayaa waxaa maalgelisay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talogalay in lagu xannaaneeyo saddex 300 oo agoon Soomaaliyeed ah si ay u helaan nolol wanaagsan iyo waxbarasho.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in shacabka ku nool Jubbooyinka ay yihin dad nabadeed; sidaasi darteedna aan loo baahnayn in colaad la geliyo, isagoo sheegay inay wali jirto fursad xal looga gaari karo arrimaha ka taagan Jubbooyinka.

“Dowladdu waxay aaminsan tahay inay weli jirto fursad looga hortegi karo colaado ummadda loo horseedo. Dowladdu waxay baaq u direysaa shacabka deegaankaas ku nool waxayna ugu baaqeysaa in dowladda federaalka ay kala shaqeeyaan sidii loo dhisi lahaa maamul goboleedyo u adeega danaha shacabka deegaankaas ku nool, iyadoo la raacayo dastuurka dowladuna hoggaanka u qabato dhismaha maamullada dalka, maadaama ay iyadu dalka oo dhan mas'uul ka tahay," ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa ku daray: "Nidaam kasta oo dalka laga dhisayo waa inuu noqdaa mid shacabka deegaanka ay u wada dhan yihiin lagana soo billaabo hoos. deegaannada Jubbooyinka ayaa weli ku jira gacanta Al-Shabaab loona baahan yahay inay goobahaas laga bixiyo si dadka ku nool ay u helaan amni iyo kala dambeyn si ay uga qeyb-qaataan dhismaha dalka iyo ka talinta aayaha mustaqbalkooda.”

Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo soo hadal qaaday arrimaha Somaliland ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin lahaa midnimda ummadda Soomaaliyeed; ayna tahay in meel la iska dhigo waxyaabihii lasoo dhaafay lagana fikiro mustaqbalka dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Isagoo xusay in dadaal loo galo sidii loo heli lahaa midnimada Soomaaliya.

“Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay si nabad ah ku raadiso midnimada shacabka Soomaaliyeed, xitaa dowladdu waxay diyaar u tahay inay wadahadallada u tagto goob walba," ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay inaysan jirin wax colaad ah oo dadka ku nool Koonfurta ay u qabaan dadka waqooyiga Soomaaliya ku nool, sidoo kalena loo baahan yahay in laga shaqeeyo sidii midnimada loo adkeyn lahaa.

Ugu dambeyn, madaxweynuhu wuxuu ka hadlay arrimaha federaalka; isagoo sheegay in dowladda Somalia ay ogoshahay in Somalia laga hirgeliyo federaalka; balse loo baahan yahay in laga fikiro sidii lagu dhaqangelin lahaa.

“La iskuma khilaafsana Federaalka oo dastuurka baa qeexaya, dowladduna diyaar bey u tahay hirgelinta federaalka oo barnaamij cad cad bey dowladdu dejisay. Dowladdu diyaar bey u tahay inay dhageysato fikirka shacabka Soomaaliyeed ee ku wajahan sidii loo dhaqan gelin lahaa nidaamka Federaalka.”

Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ee ku aaddan Somaliland ayaa kusoo beegmaya xilli Somaliland ay u dabaal-degayso maanta sanad-guuradii 22-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday inay ka go'day Soomaaliya inteeda kale.

User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby Notorious13 » Sat May 18, 2013 4:01 pm

Who cares..

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby AhlulbaytSoldier » Sat May 18, 2013 4:04 pm

Who cares..

Cameron, Obama, Erdogan, Arab League, AU and EU cares. :mindblown:

User avatar
Meyle
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3519
Joined: Tue Aug 28, 2012 3:36 pm

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby Meyle » Sat May 18, 2013 4:17 pm

Nin 30.000 oo Ugandhiis ku ilaaliyaan Xamar miyuu anaga noo talin karaa? Somaliland anagaa gacanta ku heyna and the mistakes 50 years ago will not be repeated. David Cameron, Obama, Erdogan walee inaaney Somaliland ku keeni karin, markaa does Somaliland iyo Somalia laysku dareyaa sound realistic?

------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Image

Image

Image

Image

:sland:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby AhlulbaytSoldier » Sat May 18, 2013 4:25 pm

LOL that only scares the minorities in the north. We are not intimitated by that. We can easily turn there into hell, laakiin islaamnimada ayaa naga dhaxeyso so intimitate the tunaheads and kastumos with that(not us) and the fact that the south is paradise(worthy to fight for).

Caalamka is with us sxb. :blessed:
Caalamka Support + rebirth of Somali State= end of secessionists clan enclaves

Nevertless, the new road in Hargeisa looks fine though. :ehh:

User avatar
Notorious13
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1113
Joined: Sun Aug 14, 2011 7:02 pm
Location: Dhulkii Hawd

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby Notorious13 » Sat May 18, 2013 4:31 pm

Stfu you cant do ish. Go support your gov on ugandan mercy.

User avatar
Meyle
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3519
Joined: Tue Aug 28, 2012 3:36 pm

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby Meyle » Sat May 18, 2013 4:33 pm

Intimidated by what? I showed you a picture proving my point. While your president is protected by over 30.000 Ugandan forces. We have a police force, military even a navy. All this without international recognition and the benefits that comes with having international recognition. So instead of being obsessed with Somaliland, why not fix Somalia?

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby GIJaamac » Sat May 18, 2013 4:37 pm

Hutuking aka Khalid Ali aka white worshipping negro from hargeysa
:mindblown:

Why you are against Somaliland´s recognition ? Do you love Somalia so much that you want it to remain as one, event hough Siyaad Barre bombed the shit out of your people back in 1988 ?

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby AhlulbaytSoldier » Sat May 18, 2013 4:45 pm

Intimidated by what? I showed you a picture proving my point. While your president is protected by over 30.000 Ugandan forces. We have a police force, military even a navy. All this without international recognition and the benefits that comes with having international recognition. So instead of being obsessed with Somaliland, why not fix Somalia?
The President is protected because the enemy(Alshabaab) is made up mostly by koonfurian clansmen. You have clearly hawiye, darood, rahanwein and even foreigners within alshabaab. So they used to be very powerful. And yes this govt is weak, no doubt about that.

What isaaqland forgets,(and also punaniland) is that they are safe behind the bufferzones(ahlusunnah, amisom).
Iam def sure if alshabaab would capture whole of xamar, ahlusunnah and galmudug nothing would stop them from capturing the two clannist states in the north.

You should be thankful for Amisom & Somali Army :blessed:

Also your pics didnt make sense. First go capture buuhoodle, then we shall see. You claim to be powerful(thats why u posted the pics), yet cant subdue this kastuumo entity? Dont you know kastuumo is shit compared to Alshabaab :lol:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby AhlulbaytSoldier » Sat May 18, 2013 4:48 pm

Hutuking aka Khalid Ali aka white worshipping negro from hargeysa
:mindblown:

Why you are against Somaliland´s recognition ? Do you love Somalia so much that you want it to remain as one, event hough Siyaad Barre bombed the shit out of your people back in 1988 ?

Jareerboy,
WTF are you talking about.

Go bring me mango's. :ufdup:

User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12003
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby abdikarim86 » Sat May 18, 2013 4:49 pm

Tell your mayor of mogadishu to shove it where the sun don't shine :stylin:

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17372
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby FarhanYare » Sat May 18, 2013 4:50 pm

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Hadlay Arrimaha Jubbooyinka iyo Gooni-isku-taagga Maamulka Somaliland
Sabti, May 18, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka, isagoo sheegay in waxyaabaha ka taagan ay qayb ka yihiin waxyaabihii ay muddada ka digaysay dowladda.

Sidoo kale, Xasan Sheekh ayaa ka hadlay Somaliland, isagoo xusay in midnimada Soomaaliya ay tahay mid muqadas ah, loona baahan yahay in shacabka ku nool gobollada Waqooyiga Soomaaliya ay dib u liqaan hankooda."Waxyaabaha ka dhacaya Jubbooyinka waa arrimihii ay dowladdu ka digayso muddooyinkii lasoo dhaafay, waxaana caddaatay in shirarkii Jubbooyinka ka socday iyo wixii kasoo baxayba aysan ahayn wax loo dhamaa," ayuu yiri Xasan Sheekh oo ka hadlayay xaflad lagu furayay xarun lagu xannaaneeyo agoonta oo laga furay degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Xaruntan lagu xannaaneynayo agoobta oo lagu magacaabo ANADOL ayaa waxaa maalgelisay dowladda Turkiga, iyadoo loogu talogalay in lagu xannaaneeyo saddex 300 oo agoon Soomaaliyeed ah si ay u helaan nolol wanaagsan iyo waxbarasho.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in shacabka ku nool Jubbooyinka ay yihin dad nabadeed; sidaasi darteedna aan loo baahnayn in colaad la geliyo, isagoo sheegay inay wali jirto fursad xal looga gaari karo arrimaha ka taagan Jubbooyinka.

“Dowladdu waxay aaminsan tahay inay weli jirto fursad looga hortegi karo colaado ummadda loo horseedo. Dowladdu waxay baaq u direysaa shacabka deegaankaas ku nool waxayna ugu baaqeysaa in dowladda federaalka ay kala shaqeeyaan sidii loo dhisi lahaa maamul goboleedyo u adeega danaha shacabka deegaankaas ku nool, iyadoo la raacayo dastuurka dowladuna hoggaanka u qabato dhismaha maamullada dalka, maadaama ay iyadu dalka oo dhan mas'uul ka tahay," ayuu yiri Xasan Sheekh.

Madaxweynuhu wuxuu hadalkiisa ku daray: "Nidaam kasta oo dalka laga dhisayo waa inuu noqdaa mid shacabka deegaanka ay u wada dhan yihiin lagana soo billaabo hoos. deegaannada Jubbooyinka ayaa weli ku jira gacanta Al-Shabaab loona baahan yahay inay goobahaas laga bixiyo si dadka ku nool ay u helaan amni iyo kala dambeyn si ay uga qeyb-qaataan dhismaha dalka iyo ka talinta aayaha mustaqbalkooda.”

Dhanka kale, madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo soo hadal qaaday arrimaha Somaliland ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin lahaa midnimda ummadda Soomaaliyeed; ayna tahay in meel la iska dhigo waxyaabihii lasoo dhaafay lagana fikiro mustaqbalka dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Isagoo xusay in dadaal loo galo sidii loo heli lahaa midnimada Soomaaliya.

“Dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay si nabad ah ku raadiso midnimada shacabka Soomaaliyeed, xitaa dowladdu waxay diyaar u tahay inay wadahadallada u tagto goob walba," ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay inaysan jirin wax colaad ah oo dadka ku nool Koonfurta ay u qabaan dadka waqooyiga Soomaaliya ku nool, sidoo kalena loo baahan yahay in laga shaqeeyo sidii midnimada loo adkeyn lahaa.

Ugu dambeyn, madaxweynuhu wuxuu ka hadlay arrimaha federaalka; isagoo sheegay in dowladda Somalia ay ogoshahay in Somalia laga hirgeliyo federaalka; balse loo baahan yahay in laga fikiro sidii lagu dhaqangelin lahaa.

“La iskuma khilaafsana Federaalka oo dastuurka baa qeexaya, dowladduna diyaar bey u tahay hirgelinta federaalka oo barnaamij cad cad bey dowladdu dejisay. Dowladdu diyaar bey u tahay inay dhageysato fikirka shacabka Soomaaliyeed ee ku wajahan sidii loo dhaqan gelin lahaa nidaamka Federaalka.”

Hadalka madaxweynaha Soomaaliya ee ku aaddan Somaliland ayaa kusoo beegmaya xilli Somaliland ay u dabaal-degayso maanta sanad-guuradii 22-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday inay ka go'day Soomaaliya inteeda kale.
powerful words Mr President :clap:

User avatar
Hodan94
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4928
Joined: Sat Jun 09, 2012 4:16 pm
Location: cirka iyo dhulka dhexdooda.

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby Hodan94 » Sat May 18, 2013 4:51 pm

LOL I can feel the jealousy......
long live somaliland.

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Ameer Hassan: Somalia cannot be broken by one group, Nev

Postby AhlulbaytSoldier » Sat May 18, 2013 4:53 pm

Postby abdikarim86 » Sat May 18, 2013 4:59 pm

Hawiyes still dreaming of a centralised state in the 21st century with them in power :lol:

You won't allow daaroods to form their own states and you believe you can control
our lands with words.

I ask ...Can the president...sorry mayor back up his words with an army not of fuufu origin.
Know your place ....in the 21st century no clan can be dictated to from Xamar :whew:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 19 guests