Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Maamulka Somalidiid warns Maamulka Punani

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Maamulka Somalidiid warns Maamulka Punani

Postby AhlulbaytSoldier » Thu May 23, 2013 5:19 pm

Dawladda Somaliland oo Puntland uga Digtay inay Doorashooyinkeeda u soo Waarido Bariga Sanaag
Thursday May 23, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND
Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay, ka hadashay qorsheheeda ku aadan Hindise Maamulka Puntland doonayo inuu Doorashooyin kaga hir-geliyo deegaamada Bariga Sanaag, taasoo Xukuumaddu ku tilmaantay mid aan la aqbali karin, dadka deegaamadaasina si weyn uga soo horjeedaan. Wasiir ku-xigeenka Macdanta iyo Biyaha Somaliland Cabdisalaan Maxamed Xasan oo todobaadkanba Booqasho shaqo ku joogay Deegaamada Bariga Sanaag, ayaa Dawan u sheegay in

“Waxaan Safar ku soo maray deegaamo badan oo ka mid ah Bariga Sanaag, waxaanan u kuur-geliyay Xaalada dadka deegaanka oo runtii waxoogaa db u dhac ahi ka muuqdo adeegyada arrimaha Bulshada, dadka shacabka waxa kale oo aanu kala hadalnay sidii ay isaga fogayn lahaayeen daan-daansiga Puntland wado ee Doorashooyinka ay doonayaan inay ka qabtaan deegaanadaasi, markaa waanu isku afgaranay dadkuna way soo dhaweeyeen arintaasi, waxaanay diyaar u yihiin inay ka hortagaan Doorashooyinkaa Puntland aniguna dawlad ahaan waanu ku Taageeraynaa, waxaana naga go’an inaanu amaanka dhulkayaga sugno oo aan lala soo gelin wax amni daro abuuraya.”ayuu Sheegay.

Sidoo kale, Wasiir Cabdisalaan wuxuu Digniin u diray Maamulka faroole “Maamulka Puntland waanu uga digaynaa inay isku dayaan inay Doorashadooda iyo waxaas ay wataan Deegaamada Bariga sanaag la yimaadaan Badhan oo aan Iminka joogo iyo Lasqoray oo aan u warhayo iyo dhamaan Dhulka aan Safarka ku soo marayna meel walba dadku way ka feejiganyihiin anaguna waxaanu kula dar-daaranay inay iska jiraan wixii Khaakhuul keenaya, Hay’adaha amaanka ee Gobolkuna waa u diyaar inay ka hortagaan wixii nabad-gelyada Bulshada wax u dhimaya”.

Cabdisalaan Maxamed Xasan ayaa sidoo kale amaanay sidii quruxda badnayd ee ay Bulshada Gobolku uga qayb-qaateen Dabaal-degyada Xuska 18 May, waxaanu taasi sababeeyay Xogo-gaal u noqoshada xaalada Bulshada oo ay xukuumaddu kordhisay Bilhii ugu dambeeyay iyo rabitaankooda Wadiyadeed oo marba marka ka dambeysa sii siyaadayada, sida uu sheegay.

waxaanu yidhi “Dadka Deegaamada Bariga Sanaag markaad eegto teegaarada ay dawladooda u hayaan waxaad ka garan kartaa sidii ay ugu soo baxeen Xuskii 18 May, oo ay ahayd markii ugu horaysay ee ay sidan oo kale ugu soo baxaan, Masuuliyiinta Qarankuna kala qayb-galaan, wax kalena taasi kumay iman ee waa ka war heynta iyo la joogista mar walba aanu la joogno ee aanu la socono Xaaladooda, waxaanan rejaynaynaa inaanu wax ka qaban doono wixii dib u dhac ah ee jira horena waxa looga fuliyay mashriic, kuwo Iminka u baahan wax ka qabasho oo aanu rejaynaynaana way jiraan”.


Could this trigger fistfight between the punanis and somalidiids :damn:

User avatar
Ron
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 415
Joined: Sun Jan 01, 2012 9:22 am
Location: be good

Re: Maamulka Somalidiid warns Maamulka Punani

Postby Ron » Thu May 23, 2013 5:58 pm

correction: it's maamulka SL ee diidan 'MAAMULKA SomaLIA'.

Somalilanders are Somalis but NOT part of the nation Somalia and/or maamulka Somalia.

Same goes to the millions Somalis citizens living in Ethiopia, Kenya and Djibouti. :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 34 guests