OD
Atleast they didn't put down their weapons like your khatumo soldiers did today.
They came back and destroyed them.
Al shabaab attacked these villages 4 days ago for ganiimo and they went inside ethiopia where they had big fight with its new police.
Its not west of baladweyne its in the northwest, bakool, hiraan, kilinka borders about 75km northwest of baladweyne
There lives jajeele pro-govt clan and the deputy of the governor for security also the chief of the hiiraan police both are from there and were sending them a gurmad.
I told you that we have strategy of arming the nomads in hiiraan and that many villages are controlling just by them and the army goes there every month.
There is army around qurac joome close to these villages.
This 4 days ago
Dagaal sababay dhimashada 12 qof oo isugu jira dhinacyadii dagaalamayay iyo dad shicib ah, ayaa shalay galab ka dhacay Waqooyi Galbeed ee magaalada B/weyne.
Dagaalkaas ayaa u dhaxeeyay Ciidamada New Police ee doowlad deeganka Soomaalida iyo kooxo ka tirsan Ururka Al-shabaab, wuxuuna ka dhacay deegaano ku teetdsan xadka gobolka Hiiraan uu la wadago ismaamulka Soomaalida.
Dagaalka ayaa sida la sheegay marka hore waxa uu ka dhacay meel 10km u jirta Far-libaax, waxayna sidoo kale 55km u jirta magaalada B/weyne, waxaana lasheegay in Al-shabaab ay halkas ku dileen wiil Arday ah oo 7 sano jir ah,sidoo kalena nin ayay ku dhaawaceen.
Sidoo kale waxaa la sheegay inuu dagaal ka dhacay meel layiraahdo Ceel-cade oo B/weyne 75km u jirta, waxaa la sheegay in ay halkaas ku dagaalameen Ciidamada New Police ee Ismaamulka Soomaalida iyo Al-shabaab, dagaalkas ayaa waxaa ku naf waayay sida ay goob joogayaal xaqiijiyeen 12 ka tirsan Al-shabaab, 5 ruuxna waa looga dhaawacay.
Dagaalka ka dhacay deegaanadaa sida la shegay waxaa sababay kadib markii ay dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ay damceen ineey Sakwaad kasoo aruuriyaan deegaanada ku xeeran xadka Ethiopia iyo Soomaaliya.
Xafiiska Wararka Midnimo,
webmaster@midnimo.com