Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking news: Madoobe surrenders to the federal government

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
hydrogen
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9607
Joined: Sat Dec 22, 2012 2:44 pm
Location: Leicester

Breaking news: Madoobe surrenders to the federal government

Postby hydrogen » Tue May 28, 2013 12:54 pm

Kismaayo(AGGM) Wararka Shabakada Allgalgaduud ka helayso illo wareedyo aad ugu dhaw dhaw Axmed Islaaa ( Axmed Madoobe) ayaa la sheegayaa inuu maanta kulan muhiim ah la qaatey qaar ka tirsan weftigii dawlada soomaaliya ee maalmahan ku sugnaa magaalada kisamayo, gaar ahaan qaybtii uu hogaaminayey Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.

Kulankan maanta dhexmarey Axmed Madoobe iyo xildhibaanada uu hormuudka ka yahay Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la sheegayaa in laga gaaray xal hor u dhac ah isla markaasna wax badan laysla gartey,waxaana la sheegey dood dheer ka dib inuu Axmed Madoobe aqbalay inuu tix galiyo Go,aamadii ka soo baxay Shirkii IGAD.

Goob Jooge ku sugnaa meesha kulankaasi ka dhacay oo diiday inaanu magaciisa xusno ayaa sheegey inay isla garteen qodobo ay ka mid ahaa kuwani:-

In La Qabto shir cusub oo ay dowladda garwadeen ka tahay, kaasi oo lagu qabanayo Xamar, laguna soo dhisayo maamul KMG ah.
In Axmed Madoobe Iyo kooxdisu shirkaasi kaga qayb galaan ahaan balse la siiyo Ahmiyad gaar ah.
In Ciidamadda Raaskambooni loo sameeyo tababar iyo dhaqan celin lana barro awaamiirta ciidamadda u degan.
In Doorasho xalaal ah la qabto oo dawlada soomaaliya gooj joog ka tahay isla markaasna loo hogaansamo cid kasta oo la doorto.
Arrintan ayaa la filaya in saacadaha soo socda Axmed Madoobe iyo kooxdiisu ay ka hadlaan isla markaasna saxafada u soo bandhigaan qodobada ay isla garteen guddiga uu hogaaaminayo Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil,waxaana arrintaasi hadii ay hirgasho niyad wanaag iyo deganaan ku seexanaya shacabka magaalada kismaayo oo cabsi dagaal maalmahan ku jirtey.

Talaabadan ayaa dhaqan gashay ka dib markii waxgarad iyo aqoonyahano badan oo daafaha caalamka ku dhaqan Axmed Madoobe iyo kooxiisa ay ka soo xiirireen isla markaasna kala taliyeen inuu u hogaansamo go,aanka IGAD Iyo dawlada soomaaliya sii nabad loogu helo dadka degaanka,waxaana la sheegey inuu talladaasi qaatey Axmed Madoobe oo hadda u muuqda nin si wanaagsan u fekeray.

Arrintan ayaa u muuqata mid biyo ku shubeysa dhibaato laga cabsi qabay oo dhexmarta ciidamada dawlada iyo kuwa jabhadda raaskambooni,waxaana hadda muuqata isu soo dhawaansho aad u farxad galin karra shacabka ku dhaqan magaalada kismaayo iyo nawaaxigeeda oo farta wadnaha ku hayey.

Sidoo kale waxaa arrintani fool xumo ku noqoneysaa madaxweynaha Puntland Faroole oo Axmed Madoobe in badan kula taliyey inuu ku adkeysto inuu yahay Madaxweyne taasi oo jar iska tuurnimo isla markaasna uu awal hore Faroole Axmed Madoobe kula taliyey inuu isagu is doorto keenteyna in lagu gacan sayro.

Dhinaca kale waxaa uu arrintani imaanaysaa xilli maanta wasiirka gashaandhiga dawlada soomaaliya iyo abaandulaha ciidamadda xooga dalka ay booqasho ku tageen fariismaha ciidamada dawladu ku leeyihiin magaalada kismaayo halkaasi oo ay saraakiisha ciidamada kala hadleen baahida ciidamada dawlada ee gobolka ku sugan.

Ugu dambeyntii waxaa saxafada soomaalida qaarkeed qoreen in wali wasiiradii dawladu ku xayiran yihiin garoonka diyaaradaha,arrintaasi waxaa Allgalgaduud xaqiijisay in wasiiradda dawlada federaalku maanta gudaha u soo galeen magaalada isla markaasna la kulmeen saraakiisha ciidamada dawlada ee magaalada kismaayo.
http://allgalgaduud.com/?p=9279

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby MarsinQorahay » Tue May 28, 2013 1:05 pm

Habarta ninkii qabo ii wad sheekada.

User avatar
SANDIEGUY
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1117
Joined: Sat Nov 17, 2012 12:19 pm

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby SANDIEGUY » Tue May 28, 2013 1:06 pm

What a bunch of baloney
:dead:

User avatar
garoweboy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8248
Joined: Sun Nov 22, 2009 9:05 pm
Location: Puntland, #GGMU

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby garoweboy » Tue May 28, 2013 1:08 pm

Is this chick Hutu?

User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby Sheikh Mustafa » Tue May 28, 2013 1:09 pm

Allah Sidii Ummada Masaakiinta ah Kheir u ah hagadhigo. Muhiimada maaha yaa guulaystay iyo yaa laga raayay. Muhiimadu waa In labaajiyo dhiig Muslim oo daata.

quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby quark » Tue May 28, 2013 1:23 pm

:Puhlease: @ the source

Kafkaesque
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 527
Joined: Mon Mar 18, 2013 9:11 am

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby Kafkaesque » Tue May 28, 2013 1:26 pm

10 days ago they said Ayaan Hirsi congratulated Madoobe.

http://allgalgaduud.com/?p=8239

:Heh:

KartiHaween
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 920
Joined: Tue Nov 13, 2012 3:07 pm

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby KartiHaween » Tue May 28, 2013 1:42 pm

^ :lol:

User avatar
guhad122
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4958
Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!

Re: Breaking news: Madoobe surrenders to the federal governm

Postby guhad122 » Tue May 28, 2013 1:47 pm

Habarta ninkii qabo ii wad sheekada.
:stylin: :stylin: :stylin: :stylin:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 25 guests