Page 1 of 1

Xarakat Al shabab show warbooty captured from Liyuu Police

Posted: Tue May 28, 2013 3:44 pm
by grandpakhalif
http://allgalgaduud.com/?p=9268

xarakat shabab doing more damage to liyuu than ONLF combined :holdup: :wow:

Re: Xarakat Al shabab show warbooty captured from Liyuu Poli

Posted: Tue May 28, 2013 4:02 pm
by AhlulbaytSoldier
Harakat Shabaabul Mujahideen caadi maahan

Re: Xarakat Al shabab show warbooty captured from Liyuu Poli

Posted: Tue May 28, 2013 4:05 pm
by grandpakhalif
Let them keep attackin fufus in Kenya and amxaarkaalkaal slaves in ethiopia verily that is better than attackin muqdisho

Re: Xarakat Al shabab show warbooty captured from Liyuu Poli

Posted: Tue May 28, 2013 4:13 pm
by sahal80
Labo saldhig oo xeryaha mustaxiil ah ee qabsadeen as I read in hiiraan website
This from their al furqaaDegdeg: Mujaahidiinta Alshabaab oo Burburiyay Saldhigyo Ciidan oo Ay Dowladda Itoobiya Ku Lahayd Deegaanka Mustaxiil Ee La Gumeysto.
War goor dhow kusoo dhacay xafiiska war qabadka ee idaacadda Alfurqaan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen saldhigyo waaweyn oo ay ciidamada Itoobiya ku lahaayeen deegaanka Mustaxiil salaadii subax ee saaka.

 

Mujaahidiinta ayaa weerarkoodii ugu horeeyay ku billaabay saldhig lagu magacaabo Sabab xumo oo ku yaala deegaan hoos yimaada Mustaxiil, kaasoo ay joogeen ciidamo Itoobiyaan ah oo u badan kuwa New Boliska.

 

Xogta la helayo ayaa intaas ku dareysa in mujaahidiintu dileen inta badan askartii goobta joogtay oo ahaa kuwa aanan dagaal filaneyn, kadibna waxay mujaahidiintu gurteen wixii hub iyo agab ahaa ee goobta yiilay.

 

Mujaahidiinta ayaa waxaa kaloo ay saldhigga Sabab xumo kasoo qaateen gaadiid nooca raaxada ah oo ay lahaayeen saraakiisha maamuleysay saldhigga.

 

Saldhigga kale ee la weeraray oo isna ku yaala Mustaxiil ayaa lagu magacaabaa Udu qaris, waxaana mujaahidiinta u suura gashay Allaah mahadi in ay laayaan ciidamadii joogay. Sidoo kalana qaniimo badan oo uu gaadiid ku jiro kazoo helaan.

 

Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay weerarada ka dhacay mustaxiil.

 

Mustaxiil waxa ay kamid tahay dhulka Soomaaliyeed ay ay xabashidu gumeysato.