Page 1 of 1
Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka Mudug
Posted: Thu May 30, 2013 7:26 pm
by Bro
Dabley hubeysan ayaa xalay ku dilay deegaan u dhow degmada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug Qoys xoolo dhaqato ahaa.
Weerarkan oo ahaa mid naxdin leh ayaa la sheegay alka ku hayay aanooyin qabiil oo ku soo laab-laabanayay deegaanada koofur bari Mudug.
Dableyda hubeysan ayaa dilay qoys dhan oo ka kooban, labo canug, hooyadood iyo aabahood oo macalin ahaa, qof kalena waa ay dhaawaceen, halka wiil yar oo 14-jir ahaa uu baxsaday.
Wararka ayaa sheegaya in dableyda hubeysan ay qaateen xoolihii ay dhaqaayeen qoyskaas, inkastoo aan la sheegi karin tirada xoolaha.
Maamulka Galmudug ayaan wali ka hadlin dhacdada naxdinta leh ee ka dhacday deegaan lagu magacaabo Laba-ceel oo hoos taga degmada Bacaadweyn.
Ma ahan markii u horeysay ee dilal ku saleysan aanooyin qabiil ka dhacaan deegaano ka tirsan gobolada Dhexe ee Soomaaliya.
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Thu May 30, 2013 7:28 pm
by ina aadan
Subxanalaaha.
Qolada falkan ku kacday way dabargo´aysaa.
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Thu May 30, 2013 7:29 pm
by Guul13
Demonic Moryaan bastards.
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Thu May 30, 2013 9:58 pm
by AhlulbaytSoldier
AUN
The clan of the murdered people will take revenge.
The somali nomads are like arab bedouins. They are the most ignorant in the religion of Allah.
What HG and Dir should understand is that no one can kick the other from somewhere.
Biyamaal cannot kick out Cayr from Baraawe and Marka, Saleebaan cannot remove Banu Shower(Qubays) from mudug.
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Thu May 30, 2013 10:26 pm
by BlackRain
I see Dir slaughtered HG. HG are becoming the new Madhibaans

Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Thu May 30, 2013 10:36 pm
by GAMES
I see Dir slaughtered HG. HG are becoming the new Madhibaans

Yep, a whole family (probably including innocent kids) get's slaughtered and the only thing you could think of is to interject Qabiil into it.
Karma would soon pull your number, waa lagaa jaazeynayaa, when you least expect it.

Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Thu May 30, 2013 10:38 pm
by Daff
I see Dir slaughtered HG. HG are becoming the new Madhibaans

Nothing funny about this

AUN to the dead
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Thu May 30, 2013 10:40 pm
by BlackRain
Sorry AUN for the slain family. I wasn't laughing at the family more on the decline of HG as a clan :

Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Fri May 31, 2013 12:51 am
by Turbulence
Damn! Mudug klan conflicts are a mess. Few years ago an entire crew of nabadoons were killed when they came to make peace between sacad and saleebaan. By the who live in Bacaadweyn.
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Fri May 31, 2013 3:19 am
by manaxe88
AUN amin, colaadana ha ka joojiyo
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Fri May 31, 2013 5:24 am
by AhlulbaytSoldier
I see Dir slaughtered HG. HG are becoming the new Madhibaans

Maybe you missed the dhoolatus in Cadaado.
Only Saleebaan can seriously damage majeerteen

Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Fri May 31, 2013 10:14 am
by zidane88
AUN,the dead. I knew that elders, women and children were exempt of revenge killing. what happened to the Somalis.
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Fri May 31, 2013 10:30 am
by BigBreak
the solutions to the mudug fiasco:
1. reconciliation among all sub clans
2. it should be split into two - middle mudug and lower mudug
3. galkacyo should vote for which of the two mudug to choose from, losing side will be compensated with a new city
4. border between two mudugs shall be at the edge of one side of galkacyo depending on the results
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Fri May 31, 2013 10:31 am
by BigBreak
aun to the dead
Re: Qoys Dhan Oo Lagu Laayey Degmada Bacaadweyn Ee Gobolka M
Posted: Fri May 31, 2013 11:44 am
by KartiHaween

Ina lilahi wa inaa ilahi rajacuun. AUN to the dead.