Page 1 of 1

Powerful war in Kismaayo: Murtaddiinta Raskibaki got karbash

Posted: Sat Jun 08, 2013 7:56 am
by AhlulbaytSoldier
War Deg Deg Ah: Dagaal Aad U Xoogan Oo Ka Socda Saldhiga Booliska Kismaayo & Saraakiil La Sheegey Inay Geeriyoodeen
Published on June 8, 2013 by Xuseen Cabdi ยท 50 Comments
Kismaayo(AGGM) Waxaa hadda Saldhiga Booliska Magaalada Kismaayo ka socda dagaal aad u qaraar kaasi oo u dhexeya ciidamada raaskambooni iyo kooxaha ka soo horjeeda,waxaana dagaalkaasi la sheegayaa inay ku geeriyoodeen saraakiil sar sare oo ka tirsan Maamulka Raaskambooni kuwaasi oo la sheegayo inay yihiin rag xilal muhiim ah ka haya magaalada Kismaayo.

Xaalada magaalada ayaa ah mid kacsan waxaana dagaalkaasi yahay mid aad u culus isla markaasna khasaarihiisu sii xoogeysanayo,waxaana dagaalkaasi la sheegaya inay ku dhinteen kuna dhaawacmeen shacab aad u badan iyo maleeshiyaadka dagaalamaya u badan.

Saldhiga magaalada Kismaayo waxaa awal hore maamuli jiray ciidamada Raaskambooni,waxaana la sheegayaa inay halkaasi dib ugu soo gurteen ciidamadii raaskambooni,waxaana dagaalkaasi yahay mid xoogan oo labada dhinac u dhexeya.

Isbitaalka magaalada kismaayo ayaa ah mid aad u mashquulsan,waxaana lagu daabulayaa dhaawacii ka dhashay dagaalkaasi,waxaana wararku sheegayaan in sidoo kale ku dhaawacmeen saraakiil ka tirsan labada dhinac walow aan magacyadooda la sheegin.


:shock:

Cawramale are dagaalyahano, never knew that :shock:

Re: Powerful war in Kismaayo: Murtaddiinta Raskibaki got kar

Posted: Sat Jun 08, 2013 8:02 am
by SANDIEGUY
Your pitiful. May allah guide you

Re: Powerful war in Kismaayo: Murtaddiinta Raskibaki got kar

Posted: Sat Jun 08, 2013 8:10 am
by AhlulbaytSoldier
What do you mean? Iam just reporting news dude.

Re: Powerful war in Kismaayo: Murtaddiinta Raskibaki got kar

Posted: Sat Jun 08, 2013 8:12 am
by SANDIEGUY
Stop calling muslims murtaads dude. and stop reporting lies

Re: Powerful war in Kismaayo: Murtaddiinta Raskibaki got kar

Posted: Sat Jun 08, 2013 8:25 am
by original dervish
From what I`m hearing....it was all over as quickly as it began.
The city is calm and peaceful with J/Land forces under full control.

This is what happens when you allow Hassan Sheikhs agent provocateurs to enter the city.
The J/Land administration should ban all the miscreants being sent from Xamar to sew discord among the people.

Re: Powerful war in Kismaayo: Murtaddiinta Raskibaki got kar

Posted: Sat Jun 08, 2013 10:39 am
by Turbulence
:lol: