Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby SecretAgent » Mon Jun 10, 2013 3:38 pm

Madaxweynaha maamul goboleedka Waamo State oo ka mid ah dhowr maamul oo lagaga dhawaaqay magaaladda Kismaanyo ayaa sheegay inay taageersan-yihiin madaxbanaanida Somaliland, Islamarkaana xukuumadda iyo shacbiga Somaliland baaq u soo diray.

Hoggaamiyaha Waamo State Cumar Buraale Axmed oo xalay waraysi siiyay Wargeyska Saxafi isaga oo jooga magaaladda Kismaanyo ayaa waxa uu ugu horeyn ka waramay dagaallo laba maalmood oo laga soo gudbay ka dhacayay magaaladda Kismaanyo oo uu sheegay inay is bahaysi ahaan ku guulaysteen inay Xeryahoodda ku horjoogaan kooxda Raaskaanbooni. Waxaa kale oo uu tilmaamay in dhibaato xoogan ay ciidamada Kiiniya oo taageeraya kooxda Axmed Madoobe ee Raaskaanbooni ay dhibaato u geysteen dadka shacabka ah. In kasta oo buu yidhi aanay wax awood ah ku lahayn magaaladda Kismaanyo.

“Is bahaysi ahaan afar ayaanu nahay, aniga iyo ninka la yidhaa Barre Hiiraale ayaanu ahayn, waxaana nagu soo biiray nin Hawiye ah oo Gaal-jecel ah iyo Nin Cawro Male ah oo deegaanka ah, labadaas oo reerahooddu iyagana doorteen. Afartayadaasina siyaasiyan isku aragti ayaanu nahay oo waxaa isku kaaya geeyay dulmiga meesha yaala oo aanu ka yeelanay aragti siyaasadeed oo midaysan.” Ayuu yidhi. Waxaana uu intaas ku daray madaxweynaha Waamo State. “Nimankani marka horeba niman magaalada dagan ma’aha. Waxay joogaan oo ay garab-daganyihiin xeryo ay ciidamada Kiinya joogaan oo magaaladda ka baxsan, mar mar ayaa la arkaa nin gaadhi saran oo Madaarka xagiisa u socda oo dhexmaraya. Laakiin, magaaladda waa ilaa 5 Km, anaga ayaana joogna dhamaanteed,”ayuu yidhi Cumar Buraalle.

Waxaa socday olole lagu doonayo in lagu dhex-galo xoogaga ku hirdamaya magaaladda Kismaanyo, sidaas darteed, waxaanu weydiinay waan-waantaasi waxa ka hirgalay, waxaana uu yidhi. “Odayaashu xabad-joojin ayay ku baaqeen, laakiin, marka horeba anagu wax kumaanu duulin, iyaggaa nagu soo duulay. Iyaggaa dekedihii xidhay, garoomadii xidhay. Iyaggaa masuuliyiintii booqashadda ku yimid Kismaanyo iyo cid wal oo ay u arkayeen inay saameyn leedahay is hortaagay.
Markaa haddii ay laba maalmood gudohood wax ku dareemeen, oo wixii ay sameyn lahaayeen ay sameeyeen, balse wixii ay moodayeen aanay noqon. Hadeer waanu ogolaanaynaa xabad joojintaas oo odayaashu waa noo yimaadeen. laakiin, wax wada hadal ah iyo gorgortan kale oo aanu la galaynaa ma jirto, anagana meel ayaa wax noo yaalaan iyagana waanu eegaynaa waxa ay damacsanyihiin.”

Madaxweyne Cumar waxaa uu hore u shaaciyay inuu taageersanyahay Madaxbanaanidda Somaliland, sidaas darteed, waxaanu weydiinay bal in wax xidhiidh ahi ka dhexeeyo Somaliland madaxdaxdeedda iyo haddii uu jiro wax baaq ah oo ay u dirayaan., waxaana uu yidhi. “Annaga Somaliland qadiyaddeenu waa na khusaysaa, maxaa yeelay waa dadkayagii dadka reer Somaliland, dadka reer Djibouti iyo dad badan oo Itoobiya deganba. Marka xagga reeraha laga eegana dadka aanu isku meel ku abtirsano weeye. Siddaas darteed, weligayba qadiyada Somaliland iyo madaxbanaanideeda waan taageerayay ilaa 40 sanadood oo aan ku soo dhex jiray Siyaasadda. Dhowr iyo labaatankii sanadood ee Soomaaliya burbursanaydna sidoo kale, shirarkii la qabanayay ee aan ka qaybgalay waanu taageeraynay mar walba ilaa shirkii Carta ilaa kan ugu danbeeyay in la taageero waxa ay Somaliland qabsatay iyo gooni isu taageedda mar haddii aanay jirin meel loogu yeedho oo Soomaaliya la yidhaa. Haddii la wadahadlayo marka Soomaaliya wax sameysato ee dawlad noqoto ee ay gaadho halka Somaliland marayso hala wada hadalo ayaan taagnaa haddana taaganahay.

Laakiin, siyaasiyan waan ka soo horjeeday annigaa gubanayee kaalay ila gubo. Markaa Somaliland gooni isu taageedda waan taageersanahay, waxaan iyagana leeyahay Xaalada ka taagan Soomaaliya waad la socotaane waa in aad Aqoonsataan maamulkayagga, xidhiidhkayaga oo awalba wanaagsanaana waxaan leeyahay aynu sii wanaajino.” Ayuu yidhi

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby MarsinQorahay » Mon Jun 10, 2013 3:52 pm

:russ:

SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby SecretAgent » Mon Jun 10, 2013 3:54 pm

:russ:
hes a true native unlike u who came from a tiny village in kill5 :lol: ogs largest town garisa was destroyed by KDF :lol:

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby GIJaamac » Mon Jun 10, 2013 3:54 pm

He must be Dir-Biimaal

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby MarsinQorahay » Mon Jun 10, 2013 4:00 pm

And what is Somaliland going to do for his lost ass? :pac:

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby MarsinQorahay » Mon Jun 10, 2013 4:07 pm

Image
Image
Image
Image
Image

I see nothing destroyed here unlike xarmar where people kill each other, road bombs and rapings is going on 24-7.

User avatar
Meyle
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3519
Joined: Tue Aug 28, 2012 3:36 pm

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby Meyle » Mon Jun 10, 2013 8:25 pm

He must be Dir-Biimaal

Biimaal are pro Somaliland meel kasta ay joogaanba. I've met some of them. Welibana waa pro Isaaq. Mininkoodu waa mininkeyga nooh and vice versa, :dj: :stylin:
And what is Somaliland going to do for his lost ass? :pac:
He's one of the original inhabitants of Jubboyinka unlike you. Axmed Madoobe should play his cards right. Goor ay noqotaba, mar umbuu afka dhulka ku dhufan. Btw Marsin, would you believe if I told you my own family have land outside of kismaayo.
:eat:

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby MarsinQorahay » Tue Jun 11, 2013 5:06 am

''original'' baad waligiin ku haysaan, ee lakiin dhulka anaa iskaleh idoor wax u sameyn karo ba iska yar ee masar oo idiin jabiin doonto ku mashqool.

reer abtiga must be darood or the property will go back in the right hands.

User avatar
Meyle
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3519
Joined: Tue Aug 28, 2012 3:36 pm

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby Meyle » Tue Jun 11, 2013 9:37 am

My abtiyaal baa iska leh dhulka but they're not Darood. They're Isaaq and the property still belongs to us. Walaa Axmed Madoobe iyo abihii baa naga qaadi kara.
:stylin:

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby MarsinQorahay » Tue Jun 11, 2013 12:34 pm

I also have several properties around Jigjiga yar in Hargeisa, idoor ceebanyo iyo abtirkiisa baanan iga qaadi karin, ka waran arrintaas.

User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2321
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby samatar133 » Tue Jun 11, 2013 1:00 pm

The original inhabitants of Kismaayo and the surrounding countryside are Baajuun, Cawmaale and Sheekhaal. All others are aliens who came to that place later.

User avatar
Meyle
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3519
Joined: Tue Aug 28, 2012 3:36 pm

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby Meyle » Tue Jun 11, 2013 1:26 pm

Hadalkii dhinac kalaad u rogtay. :lol:

You said..

reer abtiga must be darood or the property will go back in the right hands.
I said they're not, so how come the property hasn't been seized?

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby GIJaamac » Tue Jun 11, 2013 1:36 pm

''original'' baad waligiin ku haysaan, ee lakiin dhulka anaa iskaleh idoor wax u sameyn karo ba iska yar ee masar oo idiin jabiin doonto ku mashqool.

reer abtiga must be darood or the property will go back in the right hands.
War horta adiga maxaa tahay ?

Dhulka ma adaa iska leh, markaad saas u hadleysid ? Soo ma tihid dadkii, qabiilkii yaraa oo Cawrmale ahaa iska celinwaayey. Asaa 3 sarkaal maalin cadey laga diley. Niyow daciif daarood baa tahayee dadna ha ugu fakfakanin wax iskama dhicinkartidee :lol:

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby MarsinQorahay » Tue Jun 11, 2013 1:54 pm

War anigu waxaan ahay ninkii 90 millionkaa ethiopia ka cabaadsiyey, waxaan ahay ninka dhulkaad aragtiid oo la dhaho Kilil 5 ama Ogadenia aad u taqaantid gacanta ku haya, waxaan ahay ninkii gacanta ku haya NFD, ilaa iyo Kismayo aniga aya u taliyaa. Waxaan ahay ninkii intaaso sananood la dagalamay gumeysii ingriis iyo taliyaani waagi aad adi dabada u dhaqijirtey anigu waan la jahaadi jirey. Marka intaad qabiilo yaryar iyo al shabab isoo keentid oo aad ku guleysanwayday baad maanta na soo afdhiganaysaa, ceeb wayn baa idiin soo gaadhay ee hadaad dagaal rabto igu imoow kismayo hadaad nin tahay. :pac:

User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4962
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: president of Jubbaland Baaq U Soo Diray Somaliland

Postby GIJaamac » Tue Jun 11, 2013 2:11 pm

:lol: :lol:

War sxb 90 million iska dhaafee 1 million oo xabashi kuma dhacdid. Sxb dhaanto iyo gabay dhul laguma xoreeyo ee xabad ba lagu xoreeyo taasna ma heysid. Illaa haddana wax cadeyn waad ka keeniweyseen dagaalada onlf ay ku hayso xabashida. Kismaayona dee waad u jeedaa, maalin cadey ayaa lagu edbiyay adoo muruq keenyaati kaashanaaya. Marka adeer waad iska liidataa meel walbana qaxooti dulleysan baa ku tahay
Sxb ii baashaal meesha wax kuma heysidee.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 28 guests