Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Nano-Chip Vaccination for Culusow

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Nano-Chip Vaccination for Culusow

Postby Amirsade » Tue Jun 11, 2013 5:42 pm

Image

This is absolutely chilling. This is from the Pentagon.
People who read "religious texts" are a target, because apparently the brain activity is different in those who do. At the 2:31 mark an agent sitting in on the meeting says "Are you suggesting I take a CT scanner with me when I'm evaluating people whether to put a bullet in their head?"


Culusow oo afka laga talaalayo


Image
Last edited by Amirsade on Tue Jun 11, 2013 5:57 pm, edited 1 time in total.

Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Re: Nano-Chip Vaccination is Here

Postby Amirsade » Tue Jun 11, 2013 5:54 pm

MUQDISHO:- Gaaladii Talaalka Suntaa la wareegi jirtay Soomaaliya ayaa Shacabkii Soomaaliyeed markii ay Caruurtoodii ku waayeen oo ay diideen Talaalka Suntaa, waxay bilaabeen gaaladii in ay yiraahdaan waa in Xassan Gurguurte, Jawaari iyo Saacid Shirdoon ay Xayisiin u sameeyaan Talaalka!.
Dhakhaatiir ku sugan Magaalada Muqdisho oo diiday in magacooda la shaaciyo ayaa sheegay Talaalka gaaladu leedahay Carruurta hala talaalo in uu yareeyo Dhasha isla markaana Caruurta aanan Facooda ama Da’da ay jiraan aanan la aqoonin ay u geeriyoodaan.

Waxaa layaab ah in gaalo ay, Nin Madaxweyne sheeganaya, Raisalwasaare iyo Guddoomiye Baarlamaan ay halmar isku goob ku talaalaan Wiilal Reer Galbeeda oo ay Afka kaga shubaan Talaalkii Caruurta!, soo xattaa wax kale kuma talaali karaan?, miyeysan ogayn in uu jiro Talaal Maskaxda Qofka badalaya oo Qofkii la talaalo uu iska Qoslayo isla markaana la gumaysan karo Maskaxdiisa ama la Addoonsan karo?.

Sidoo kale Shacabka Soomaaliyeed ayaa isweydiinaya waxa laga talaalay Xassan Gurguurte, Jawaari iyo Saacid Shirdoon?, Dadka qaarbaa yiri ayaga oo dacaayadaynaya Qabyaalad iyo Doqonnimaa ayaa laga talaalay!, siday kudhici kartaa Talaal Caruur loogu talagalay in Qof weyn uu qaato ama lagu talaalo?.
Hay’ado waxaa jira loo xilsaaray in ay Khayraadka Soomaalida sida Dhulbeeraadka in ay ku shubaan Sun, taas oo keentay in Beerihiina nabaadguureen Xoolihiina ay Suntii Beeraha lagu shubay u dhinteen, dhawaan ayey ahayd markii aan Idiin soo bandhignay Fardo ku sumooday Suntii Beeraha Garoowe u dhow gaaladu ku shubtay. Caruur badan oo Soomaaliyeed ayaa Irbadahaas inta lagu talaalay ayey dhibaato ka qaadeen badan kooduna waa u geeriyoodeen!.
Hooyo Soomaaliyeed ayaa Magaalada Muqdisho ka sheegtay 4 Caruur ah in ay mid kasta markii ay dhashay intii laga talaalay uu geeriyooday, haddana ay haysato 2 Caruura oo ay diiday in laga talaalo!.
Waxaa Dhaqaatiir Soomaaliyeed ay sheegeen in Caruurta lagala dagaalamayo Dhasha ama Taranka, gaaladii mahala waxay Arkeen in aysan Soomaalidu dhamaanaynin, haddii 8 Milyan oo Caruur ah la talaalo Sanadkaan oo lagu dhufto Irbadaha Taranka yareeyo 50 Sano kadib Dadka Soomaaliya dagan waxay noqonayaan in kayar 3 Milyan, waa haddii ay yihiin hadda 8 Milyan.

User avatar
Ismail87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3404
Joined: Mon May 06, 2013 7:53 pm
Location: Carpe diem, quam minimum credula postero.

Re: Nano-Chip Vaccination is Here

Postby Ismail87 » Tue Jun 11, 2013 5:55 pm

George Orwell's prophecy :blessed:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: kaliil and 28 guests