Dhameystirka Jubbaland oo muda bil ku dhowaad ah dib loo dhigay(Daawo sawirada)
Ergada kusugan hoolka shirweynaha ee Jaamacada Kismaayo ayaa maanta aqbalay codsi uga yimid madaxweynaha DG Jubbaland Axmed Madoobe kaas oo ahaa in wakhti uu kusoo dhameystirayo xukumada loo kordhiyo.Madaxweynaha ayaa la siiyay mudo 27 maalmood ah inuu kusoo dhameystiro hay’adaha ka dhiman maamulka Jubbaland.