Page 1 of 2

Somalidiid traitors at it again

Posted: Tue Jun 18, 2013 4:50 pm
by AhlulbaytSoldier
Somaliland oo dib u celisay Diyaarad Ogolaasho ka soo Qaadatay Dowladda Somalia oo ku degi lahayd Garoonka Hargeysa

Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland ayaa maanta markii ugu horreysay u diiday inay madaarka Hargeysa fadhiisato diyaarad ogolaanshiyo kasoo qaadatay dawladda Soomaaliya, isla markaana sheegtay in aanay hawadeedda u soo mari karin diyaarad aan Somaliland fasax ka haysan.

“Xukuumadda Somaliland waxay hawadeeda ka eridey diyaaradii ugu horeysay ee ogolaanshiiyo ka soo qaadata magaalada Muqdisho ee dalka Somalia ee aynu jaarka nahay, diyaaradan nooceedu ahaa SS34 ayaa isku dayday in subixii hore ee saaka ay ka soo degto garoonka caalamiga ah ee Igal International Airport, balse markii uu tower-ka Somaliland ogaaday in ay hawada Somaliland ay soo gashay diyaarad Permission ka haysato Muqdisho, ayay masuuliyiinta Wasaarada Duulista Hawadu ku amreen in ay ka baxdo hawada Somaliland, Somaliland Air space”ayaa lagu yidhi war-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda duulista oo ka hadlayey diyaarad madaarka Hargeysa dib looga celiyey ka dib markii ay ogolaanshiiyo ka soo qaadatay wasaaradda gaadiidka Cirka iyo hawadda ee dawladda Soomaaliya.

“Waxaanu halkan ku cadaynaynaa in dowladda Somaliland ay awood buuxda u leedahay in ay control adag ku samaysa haweeda, Permission ama ogolaansho laga soo qaatay magaalada Muqdishona aanay diyaarada sidadataa soo geli Karin hawada Somaliland soona fadhiisan Karin garoomada jamhuuriyada Somaliland”ayaa yidhi madaxa baratokoolka ee wasaaradda Duulista Cabdilaahi Caarshe, waxaanu intaas ku daray “Somaliland waxay leedahay xuduudo hawo iyo kuwo dhuleed oo u gaar ah kuna qotonta qaranimada iyo madax bannaanida Somaliland, sidaa darteedna aanay Somaliland cidnaba aanay ka aqbalayn in ay hawadeeda ku soo xadgudbaan diyaarado aan fasax ka haysan dowladda Somaliland. Waxaanu u sheegaynaa kuwa ku riyoonaya in permission laga bixiyey magaalada Muqdisho lagaga degayo Somaliland, ay tahay riyo been ah ayna ku cimro qaataan tan maanta Somaliland hawadeeda kaga eridey diyaarada Muqdisho ka soo qaadatay ogolaanshiiyaha beenta ah”.

Si kastaba ha ahaatee, Waa markii ugu horeysay ee xukuumadda Somaliland celiso diyaarad fasax ka haysatay dawladda Soomaaliya tan iyo intii la isku khilaafay maamulka hawadda sare oo Soomaaliya ku wareejiyeen Qaramadda midoobay taas oo aan ilaa hadda la xalin, isla markaana ma jiraan diyaaradihii qaramadda midoobay ee tobaadkasta iman jiray Somaliland.

Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online
barkhadladiif@hiiraan.com
Hargeysa, Somaliland




Share on facebook Share on twitter Share on email Share on print More Sharing Services
17

Post your comments

Jaamacadda Hargeysa oo Maanta soo Gabagabeysay Kulan looga hadlayay Dowlad-dhisidda iyo Nabadda (SAWIRRO)
6/18/2013 11:48 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Jaamacadda Hargeysa, kuuliyaddeeda nabadda iyo khilaafaadka ayaa maanta soo gabagabeeysay shir laba cisho u socday dalalka Somaliland, Soomaaliya, koonfurta Suudan iyo Suudaan, kaas oo lagaga hadlayey dawlad dhisida iyo sida nabadda loo dhaliyo.

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay inay heshiisyeen Ururka XAQSOOR oo horay u qaadacay Doorshooyinkii Deegaanka
6/18/2013 8:16 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Xukuumadda Somaliland iyo ururkii doorashadda ku hadhay ee XAQSOOR oo hore u qaadacay doorashadii golaha deegaanka ayaa heshiis af garad wada gaadhay, isla markaana sheegay inay ka heshiiyeen in dhinac looga soo wadda jeesto wixii danta guud ah.

Xukuumadda Somalia oo Muqdisho ka furtay shir heer Qaran ah oo dib loogu Habeynayo Waxbarashada Dalka (SAWIRRO)
6/18/2013 7:36 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furtay magaalada Muqdisho shir heer Qaran ah oo looga arrinsanayo dib-u-habaynta waxbarashada Soomaaliya, shirkaan ayaa lagu wadaa inuu socdo mudo saddex maalmood ah. Waxaana qabanqaabadiisa iska kaashaday wasaaradda horumarinta iyo adeegga bulshada, hay’adaha UNESCO iyo UNICEF.

Kenya oo Qorsheynaysa inay Adeegsato Diyaaradaha aan Duuliyaha lahayn si ay isaga difaacdo Weerarrada Al-shabaab
6/18/2013 7:27 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Dowladda Kenya ayaa qorsheynaysay inay isticmaasho diyaaradaha aan duuliyaha lahayn si ay uga hortagto weerarada Al-shabaab kusoo qaadayso deegaanno ka tirsan dalkeeda, gaar ahaan kuwa ku dhow xuduudaha ay la wadaagto Soomaaliya.

Kulan looga hadlayay Ammaanka iyo Waxbarashada oo Maanta lagu qabtay Degmada Kaaraan ee Muqdisho (SAWIRRO)
6/18/2013 7:21 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Kulan looga hadlayay ammaanka iyo waxbarashada ayaa maanta ka dhacay degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, kaasoo ay ka qayb-galeen mas'uuliyiin maamulka gobolka ka tirsan, waana kulankii ugu horreeyay noociisa oo ka dhaca degmadaas.

Guddoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG-ka ahaa ee magaalada Kismaayo oo la dhaawacay iyo xiisad ka taagan Magaaladaas
6/18/2013 5:52 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Guddoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG ahaa ee magaalada Kismaayo, Yaasiin Nuur Gaas (Raadaar) ayaa goor-dhow lagu dhaawacay gudaha magaalada Kismaayo, kaddib markii kooxo hubeysan ay rasaas ku fureen gaadiid uu watay.

Qarax Gudaha Kismaayo lagula eegtay Gaadiid ay wateen Ciidamada Kenya ee qaybta ka ah Howgalka AMISOM (SAWIRRO)
6/18/2013 4:50 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Qarax xooggan ayaa xaafadda V-afmadow ee magaalada Kismaayo lagula eegtay gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee qeybta ah howlgalka AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo.

Dab Qasaare hantiyeed geystay oo xalay baabi'iyay suuqa degmada Garisa ee Gobolka Waqooyi-Bari ee Dalka Kenya
6/18/2013 2:31 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Dab khasaare hantiyeed geystay ayaa xalay ka kacay suuq ku yaalla degmada Gaarisa ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya, iyadoo la sheegay in dabkaas uu ka dhashay koronto qaraxday.

Ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM oo la Wareegay Deegaanno ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose
6/18/2013 2:28 AM EST
Talaado, Juun 18, 2013 (HOL) — Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay shalay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose ee koonfurta Soomaaliya, kuwaasoo ay muddo sanooyin ah gacanta ku haysay Al-shabaab.





Somali News

Piracy Victims Endure Harsher Treatment in East Africa -VOA
6/18/2013 5:18 PM EST
LONDON — Piracy in West Africa now affects more ships and seafarers than piracy coming from Somalia, according to a new report by the International Maritime Bureau (IMB), however, Somali pirates tend to mete out harsher treatment to their hostages. The report focuses on the human impact of piracy.

Uncertain future for soldiers of fortune in volatile East Africa -Mail and Guardian
6/18/2013 5:16 PM EST
What do a handful of South African mercenaries do for an encore in Somalia once all the pirates are gone?

Kenya to employ drones along its borders: report -World Bulletin
6/18/2013 5:10 PM EST
Drones, or unmanned aerial vehicles, are needed to help Kenyan security forces on the ground patrol the country's frontiers, said Patrick Ochieng.

U.S. releases names of ‘indefinite detainees’ at Guantanamo -CNN
6/18/2013 5:56 AM EST
The names of dozens of detainees held at the military prison at Guantanamo Bay, Cuba, were released for the first time on Monday after a newspaper sued the federal government for the information.

Somali refugees claim immigration discrimination -Radio Australia
6/18/2013 5:46 AM EST
Somali refugees waiting in Indonesia, say they're being forced to take dangerous boat voyages because Australia is refusing to resettle Africans.

More than 90 per cent of immigrants in Malta get refugee, humanitarian status -Times of Malta
6/18/2013 5:43 AM EST
More than 90 per cent of the irregular migrants who applied for asylum in Malta last year were granted refugee or humanitarian protection status at first instance, according to Eurostat data.

Does a child die of hunger every 10 seconds? -BBC
6/18/2013 5:40 AM EST
Every 15 seconds a child dies of hunger, says a campaign by charities urging G8 leaders to pledge more aid for the world's poorest families - or every 10 seconds, according to the latest version of the slogan. But does this paint an accurate picture?

David Cameron To Tell G8 'Stop Paying Ransoms To Terrorists' -Huffington Post
6/18/2013 5:33 AM EST
David Cameron is to urge all G8 leaders to commit their countries not to pay terror ransoms in an international effort to cut off extremists' funding.

Kenya Seeks Asian Support For Efforts To Repatriate Somali Refugees -Bernama
6/18/2013 5:31 AM EST
The Kenyan government has called on Asian countries to support its efforts to repatriate the hundreds of thousands of Somalia refugees now in refugee camps in Kenya, ahead of an international conference on the subject to be held in August this year.

Somali Military Bolstered By East Africa, Middle East Allies -Sabahi
6/18/2013 5:30 AM EST
Somalia's allies throughout East Africa and the Middle East are committing to help rebuild Somali military institutions through monetary and technical support.

GFCL named exclusive financial adviser to Somalia -Zawya
6/18/2013 5:28 AM EST
GLOBAL Finance & Capital Limited (GFCL), the UK FCA registered corporate finance adviser, has been appointed to provide exclusive advisory services to the government of the Federal Republic of Somalia, Arun Panchariya, its Principal said.

Kenyan police kill two in raids on suspected militants' homes -Reuters
6/18/2013 5:26 AM EST
Kenyan police shot dead two suspected militants on Monday who they said were planning attacks in the country on behalf of Somalia's al Shabaab.

Over 500,000 Somali refugees “ready to return home” -Capital FM
6/18/2013 5:20 AM EST
Foreign Affairs Cabinet Secretary Amina Mohammed said on Monday that plans are at an advanced stage for Kenya to start repatriating Somali refugees to their country.

West Africa piracy overtakes Somali ship attacks -BBC
6/18/2013 5:18 AM EST
Piracy off the coast of West Africa has now overtaken Somali piracy, a report by the International Maritime Bureau (IMB) and other seafarers' groups says.

Kulankii Fagaaraha: Qaybtiisii 5aad -HOL
6/18/2013 12:42 AM EST
Kulankii Fagaaraha Qaybtiisii 5aad oo lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Tue Jun 18, 2013 5:12 pm
by skywalker25
Hutu King tell your Donkey president not mess Silanyo that boy is old old school and brought down a dictator. The donkey culusow won't know what hit him when uncle Silanyo brings out his SNM uniform and marched to Xamar.

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Tue Jun 18, 2013 5:47 pm
by AhlulbaytSoldier
We wont tell him nothing qaldaankid.
Dont kid yourself.
What can siilland do? Shooting planes down from sky?kkkkkkplease do that loool
If you kill white men u have big problem :lol:
And if u kill one of us in return qaldaans working in xamar will be slaughtered, putting us at war level.

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Tue Jun 18, 2013 5:48 pm
by AhlulbaytSoldier
Loool qaldaan ceeb Yaanyo marching towards xamar. That is funny.
He cant even destroy buuhoodle. Small clan made ceeb yaanyo cry.

If you try to march to south u will be eaten alive.
Fags cant fight :lol:


Stick to putting fear in the hearts of peaceful minority clans such as warsangeli and gudabursi :lol:

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Tue Jun 18, 2013 6:37 pm
by grandpakhalif
Loool qaldaan ceeb Yaanyo marching towards xamar. That is funny.
He cant even destroy buuhoodle. Small clan made ceeb yaanyo cry.

If you try to march to south u will be eaten alive.
Fags cant fight :lol:


Stick to putting fear in the hearts of peaceful minority clans such as warsangeli and gudabursi :lol:
:lol:

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Tue Jun 18, 2013 6:51 pm
by Ron
Thought a 'Somalidiid' is someone who does 'is-baaro', Mooryanimo, Pirates...etc

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Tue Jun 18, 2013 10:37 pm
by Waqooyism
Hutu,

The plane from Hutuland was rejected because:

A) It was carrying Hutu disease

B) It had big nose, sorry the airport is not yet expanded to accommodate Sangadhuudh airliners

C) Hutu Militia leader (Hassan Gurgurte) is delusional like all Hutu including you.

He can't even enter Kismayo, how on earth does he think he can enter the airspace of the millennium ahead Duriyada?

HUTU are banned from here and they sent your white boy back too. Total humiliation. He is reduced to Karaan and Villa.

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 1:50 am
by FarhanYare
i have to say khatland were right to divert a plane which had not asked indvance permission to land in their stinky airport, i mean what were they thinking khatland are trynna disassociate from anything walenweyn and what do they do undermine their secessionist way of life :dj: ...

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 4:06 am
by LiquidHYDROGEN
Lol@somalidiid. I have more somalinimo in my toenail than you can find in the entire of xamar. You guys are even somali, you're kikuyu now.

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 4:59 am
by STARKAST
Aside from the treacherous but understandable failed (lol) attempt at succession, abdi.ismail is right. How does it feel that those that inhabit the Bermuda triangle are substantially more valuable and honourable than the entirety of Hassans people.

Langab ?
Landheere ?

I guess you can figure it out its been the same for 1000yrs.

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 5:08 am
by AhlulbaytSoldier
With Somalidiid we mean rejecting to unite with Somalipeople.
These qaldaans are doing what is told them by the xabashis: to become the first starter of balkanization.
But by Allah we will never accept that even if it has to come to war.
Also same thing we wont accept from fufu raskibakis.

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 5:19 am
by BigBreak
these wanalweyn gorillas just dont get it! - what part of "WE DONT WANT TO BE ONE COUNTRY WITH ZOOMALIA" do these glue sniffing/ hyena eating mugs dont they understand? :lol: :lol:

the mighty somaliland army needs to raze zoomalia to the ground and drive these fuckers into the sea once and for all

allah surely stands with those who believe in him and the somaliland and ethiopian peoples shall, with god's blessing, defeat the zoomalian khawaarij rodents backed by the arab sandniggers

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 5:35 am
by STARKAST
Ahhh I know know it hurts that you're colonial masters want nothing to do with you, let alone your 'arab kin' that number 20+ states. But hey at least Turkey is helping to build your capital.

:eat:

If you really want to run away from your problems and thus beg permission for your masters in Xamar in the hope of recognition of your elusive Bermuda triangle, you can make a start by stop claiming Dir and Darod Lands that want nothing to do with Isaaq + repaying 50% of national debt as you always like to argue Isaaq entered a equal union with Somaaaaliyaaaaa.

75% of Somalis would agree.

Ciao

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 5:46 am
by BigBreak
^ deluded dooro talking out of his arse as usual kkkk

all clans in somaliland support independence and unlike zoomalians who eat each other up, we know how to coexist with one another and falied attempt to stir fitna amongst our people will fail as always

somaliland = british somaliland, all clans are one in support of independence and will not join up with glue sniffing mooryaans and hyena eating jumbolanders

ciao

Re: Somalidiid traitors at it again

Posted: Wed Jun 19, 2013 6:18 am
by TheblueNwhite
Lol.