Page 1 of 1

Another secessionist leaves the failed "Siilland Project"

Posted: Sat Jun 22, 2013 4:50 am
by AhlulbaytSoldier
Xukuumada Soomaaliya oo Mar kale qalqal Gelisay maamulka soomaaliland “Warbixin”
ukuumada Soomaaliya ayaa mar kale qalqal Gelisay madaxda ugu sareysa maamulka Soomaaliland ka dib markii Safiiradii Dhawaan la magacabaay uu ku jiro Gudoomiyaha Urur siyaasasdeedka Gurmad ee Soomaaliland.
Nuur Faarax Xirsi Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Gurmad ayaa Xukuumada Soomaaliya waxaa ay u magcaawday safiirka Malezia u fadhin doona Dowlada Soomaaliya.
Tallaabadan ayaa dareen hor leh ku Abuurtay Madaxda ugu sareeysa maamulka Soomaaliland oo ka war walsan Siyaasada madaxdooda ee ku wajahan Soomaaliya.
Madaxda Soomaaliland oo hore uga walwalsanaa Guddooomiyahii Urur Siyaasadeedka NDB, Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo Dowlada Soomaaliya ay u Magaan Wasirka Arimaha Dibada Soomaaliya tiiyo jirtay ayaa hadane Xukuumada Safiir u Magacoowday Gudoomiyihii Urur Siyaasadeedka Gurmad.
War-Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raysal-wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid). ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Gurmad, Nuur Faarax Xirsi loo magacaabay Safiirka cusub ee Malaysia, u fadhi doona Soomaaliya.

More qaldaans coming to Xamar, rejecting maamulka soomaalidiidka mickeymouseland. They accept the reality :eat:

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 5:28 am
by 500ml
Finally! Somalia will become united once again.

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 6:07 am
by FarhanYare
:lol: the waqooyi folks must be slightly unhappy about the betrayal from one of their own (another dirty waqooyi), and so this kind off hinders somaliland's path to recognition :stylin:

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 6:34 am
by BigBreak
*yawn*

in his heart he doesnt support unity - he's only there so he can milk off money for his belly where the money was intended for famine stricken mooryaan children :lol:

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 7:04 am
by skywalker25
Hutu, these waqooti people you are celebrating only want some money. Diin, Somaliland, tribe, family, in that order. If one of those is missing your no better than the Dothraki in Xamar and you will be deported...

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 9:10 am
by Waqooyism
Hutu

Horta nin cadhaysan ba tahay ma tihid nin fikiraad leeh. Just an angry individual.

Mida kale horta weli mad baraan Isaaq. Anagu Hawiye wan ka duwan nahay oo waxan lee nahay wax shaqsi loo yahay iyo wax ah daanta guud.

Ninkaan aad ku faaneesid is no body in our community. Wa nin shaqsi uu gaar ah wata oo cidna mataalin. Ururkiisiba muu so bixin and there is a reason why he failed. Adigu waxad soo urursatan our failures and they a hero for you but in our camp they are failures.

Marku ururkiisi soo bixi wayeey wuxu sii waydiyeey sababtaa ti ugu waynaadna waxa waye lack of fund. So he is coming to Hawiye to take all the international fund from them and from Malaysia (Somali students, businesses).

He is making plans for Somaliland elections in the next 10 years when the party formations repeat again, same as Fowzia.

Hawiye wa meel ku gaadh. You are no body if you are no body guurigaga, that's the Isaaq mentality and principle.

Ragan soo tuurnay haday wax idin taraayaan good for you but they are our low class.

Keep collecting the failures. All Isaaqis if you fail in SL don't become demoralized, you have great potentials in Hawiyeland---where their top is lower than you.

Isaaqu kama soo horjeestan daanta guud, ninki ka so horjeesta wa nin habar qaba oo waliidki habareen. Wa warabee ciidlo ka ciyaaya oo moday inu xawayan kale la mid yahey...when he is not.

Sharafta wax kastaba ka weyn. Walidka waxa uu tahay aya mar kastaba ka weyn. Waliidka Isaaquna waxay raban dariis wanaag iyo guriigaga ood soo dhiisatiid. Halkas bad somebody ka tahay. Isaaqu tas bu ku dhaartaa waxna taas kama saraayo.

God bless the nation of Isaaq.

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 9:19 am
by Waqooyism
Isaaq diintiisu wa abahii iyo hoyadiis. Abahii iyo hoyadiisna waxa sharaf uu ah inankoda oo wax ka ah caradiisa. That's why all Isaaq with maal (wealth) always invest back home. Bal eega kuwa Djibouti joga (Somcable, Coca Cola, Hargeisa theatre, SL electricity, etc) kuligood wa maal qabooyin lacagta ka sameyeey DJibouti. Wa niman reer Djibouti ah lakin in their eyes they are no body until they become some body in Hargeisa, Berbera, Burao---now they are respected men.

Bal eega (SomCable HQ):

Image

Marka ilahaw may ahadan the President of Somalia, they are nothing in Somaliland. Cid ku faanaysa miyad aragtiin Fowzia Yusuf Haji Adan? Wana inadeertay. Waxana ku lee yahay kalay dhulkaga hooyo wax ka noqo.

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 9:37 am
by AhlulbaytSoldier
Waqooyi, iam not talking to you nicca.
You are isaaq in Ethiopia.
:arrow:

Siilland will receive our respect when they stop worshiping xabashis, and when they calling for balkanization.
The same thing with punanis , qabuurogaleenka and raskibakis. :down:

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 9:42 am
by Waqooyism
Hutu,

I am indeed Isaaq Ethiopian but the Isaaq brain and mentality is one. Xamar aniga waxba ima hayso waxna ima shegayso as long as my mum has no roof over her head in dhulkeeda. Somalia iyo badahas waxa ka horaysa hoyada, abaha, ciidad uu tiirsan tahay--------that's the Isaaq approach to all issues.

Waxa idin soo orordaya they are not sincere, Hawiye iyo Somalia is a ladder for them (jaranjaaro mel sare lagu fuulo).

End of the day, they all return to their roots. Isaaq believe in their roots strongly. Ki ku dhashaytay Wales 1890 aya ku leeh I am Isaaq and I am British Lander and he can't even barely speak Somali.

Wallahi Hawiye is dreaming thinking he can get Isaaq to work with him.

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 4:38 pm
by FarhanYare
Hutu

Horta nin cadhaysan ba tahay ma tihid nin fikiraad leeh. Just an angry individual.

Mida kale horta weli mad baraan Isaaq. Anagu Hawiye wan ka duwan nahay oo waxan lee nahay wax shaqsi loo yahay iyo wax ah daanta guud.

Ninkaan aad ku faaneesid is no body in our community. Wa nin shaqsi uu gaar ah wata oo cidna mataalin. Ururkiisiba muu so bixin and there is a reason why he failed. Adigu waxad soo urursatan our failures and they a hero for you but in our camp they are failures.
Marku ururkiisi soo bixi wayeey wuxu sii waydiyeey sababtaa ti ugu waynaadna waxa waye lack of fund. So he is coming to Hawiye to take all the international fund from them and from Malaysia (Somali students, businesses).

He is making plans for Somaliland elections in the next 10 years when the party formations repeat again, same as Fowzia.

Hawiye wa meel ku gaadh. You are no body if you are no body guurigaga, that's the Isaaq mentality and principle.

Ragan soo tuurnay haday wax idin taraayaan good for you but they are our low class.

Keep collecting the failures. All Isaaqis if you fail in SL don't become demoralized, you have great potentials in Hawiyeland---where their top is lower than you.

Isaaqu kama soo horjeestan daanta guud, ninki ka so horjeesta wa nin habar qaba oo waliidki habareen. Wa warabee ciidlo ka ciyaaya oo moday inu xawayan kale la mid yahey...when he is not.

Sharafta wax kastaba ka weyn. Walidka waxa uu tahay aya mar kastaba ka weyn. Waliidka Isaaquna waxay raban dariis wanaag iyo guriigaga ood soo dhiisatiid. Halkas bad somebody ka tahay. Isaaqu tas bu ku dhaartaa waxna taas kama saraayo.

God bless the nation of Isaaq.
:lol: just like that he is disowned eh??

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sat Jun 22, 2013 4:42 pm
by Khalid Ali
War ninkan nin xun maha ha iska shaqeysto eeh daa safiir in malaisya is a nice job i mean if he stayed in hargeisa wu shaxaadi laha dadka now he has a nice job And its not like he has to be in xamar and to be scared for his life Malaysia bu jooga, tailand na wa agteeda wa u tumasho tagi kara ma xuma walahi.

No one really knows this kid in hargeisa he is 35 years old , hawiye haday shaqo siiyeen wa fiicantahay , hadhow marka xilka laga qaado, he has cash and will come to hargeisa write a letter to the interior ministry of SL and says cafis baan u bahanahay and he will be allowed back in like nothing happened.

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sun Jun 23, 2013 7:02 am
by Waqooyism
Khalid wa saax. I always support Isaaq working rather than wasting their time with meaningless things. So guys take whatever job you can get it doesn't matter if its in SL shirt, Somalia, Djibouti, Ethiopia, Kenya but always enlarged your nest in your real home Hawd/Somaliland. Waxa kale wa meel ku gaadh.

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Sun Jun 23, 2013 7:27 am
by gurey25
since somaliland is too lax with these people, there is more where they came from.
there is nothing to scare them away from xamar.
all they have to do is come back with allot of money, a few well placed bribes and a public apology and he is home free..
the one that failed in xamar and have no money may end up in jail, but even they will be out in a few months.

its ridiculous.

Re: Another secessionist leaves the failed "Siilland Project

Posted: Mon Jun 24, 2013 10:45 am
by LiquidHYDROGEN
War ninkan nin xun maha ha iska shaqeysto eeh daa safiir in malaisya is a nice job i mean if he stayed in hargeisa wu shaxaadi laha dadka now he has a nice job And its not like he has to be in xamar and to be scared for his life Malaysia bu jooga, tailand na wa agteeda wa u tumasho tagi kara ma xuma walahi.

No one really knows this kid in hargeisa he is 35 years old , hawiye haday shaqo siiyeen wa fiicantahay , hadhow marka xilka laga qaado, he has cash and will come to hargeisa write a letter to the interior ministry of SL and says cafis baan u bahanahay and he will be allowed back in like nothing happened.
Been maad sheegin.