Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Hambalyo ku socoto Madaxda Degmada Marka

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Bro
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10596
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Hambalyo ku socoto Madaxda Degmada Marka

Postby Bro » Mon Jun 24, 2013 12:34 pm

Hambalyo ku socoto Madaxda Degmada Marka iyo Ciidamada Degaanka ee ka tirsan dowlada federalka somaliya
-
Anigoo ku hadlayo magaca dhalinyarada Gobolka Shabeelada hoose gar ahaan kan dhalinyarada degmada Qoryooleey, ugu horeen waxaan halkaan ugu hambalyayey naya walalaheena Shicibka,Odayaasha sharafta leh ee reer Marko iyo Madaxda Degmada Marka. Waxaan aad ugu farxay markaan arkay malin dhaweed Marka xaflada loo qabtay ciidamada degmada iyo nawaxiigeed ka holgala.

Markan arkay hormarka ay ka gareen xaga amniga iyo horumarinta maamul wanaaga iyo kala dambeeynta.Waxaan ku faraxsanahay howsha wanaagsan ee laga fuliyay Degmada Marka iyo nawaxigeeda,waxaan u rajeeynyaa in eey gobolka oo dhan uu sidaan oo kale noqodo. In dhalinyarada yar yar in loo tababaro ineey ka mid noqdaan ciidmada degaanka si ay u difacaan dhulkooda. Sida aynu la socono Mooryaanta ka soo dushay qayb ka mid ah gobolka Galgaduud waxaay ku soo deg degaan meelaha uusan kajirin maamul iyo sharci u dhisneenwaxaana u rajeynayaa ineey meshaas ka sii wadaan adkeeynta amaanka iyo hor umarinta.Waxaan ku faani karaa manta anigoo ah muwadin reer Shabeelada Hoose ah aminiga ka jiro magalada Marka oo ah xarunta gobola Shabeelada Hoose kama jiro magalada Muqdisho oo ah casimada Somalia.

Waxaan kaloo halkaan ugu hambalyeey nayaa Maamulka degmada Walawayn ee gobolka Shabellaha Hoose Guddoomiyaha degmadaasi Xaaji Maame isagoo runta ka shegay mooryaanta ku labisan tuutaha dowlada ee dhaca iyo boobka ka wada degaanka, kuna eedayaya beesha wasiirka wasaarada dhulbalarsiga Mr.Abdikarin Guleed.Xaaji Maame ayaa si kulul u weeraray malayshiyada beesha wasiirka Abdikarin isagoona xusay qayb inay ka yihiin Amni xumada ka taagan gobolkaasi.

Ugu Danbentii Waxaan kaloo halkaan ugu hambalayeeynayaa gudoomiyaha degmada Raaxoole (Ex.No 50 howsha wanaagsan uu ka wado inta u dhaxeeyso degmada Afgooye iyo ilaa degaanka Shalanbood Mudane Ex.Xilibaan Abdullahi Wafoow. Gudoomiye Wafoow oo har iyo habeen u tagan ka safeenta moryaanta donayso ineey isabaaro dhigtaan wadada oo ay ku dhibateyaan shicibka reer shabeelada hoose.

Baaq ku wajahan dhaman qurba joogta reer shabeelada Hoose meel walboo ay calamka ka jogaan.Intaa ka dib waxaan halkaan baaq ugu dirayaa qurbajoogta gobolka Shabeelada Hoose qasatan dhalinyarada beelaha Digil iyo Biimaal ineey muujiiyaan isku xirnaanta iyo wada shaqeeyn buuxdo si looga hortago hagardamada cadowga doonaayo in uu dhulkeena nagu maamulo iyagoo huwan shaar dowladeed.

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30805
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hambalyo ku socoto Madaxda Degmada Marka

Postby Khalid Ali » Mon Jun 24, 2013 12:36 pm

Rabshoole are the governors of Marka dir?

Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Hambalyo ku socoto Madaxda Degmada Marka

Postby Individual » Mon Jun 24, 2013 1:04 pm

Can anyone please translate for me what the article is saying;

NB: Somali born in Holland

Thank you!

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30805
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Hambalyo ku socoto Madaxda Degmada Marka

Postby Khalid Ali » Mon Jun 24, 2013 1:22 pm

^^ Ze vertellen dat ze een nieuwe burgenmeester hebben gekozen, en wat felicitaties, ze zijn ook blij dat de twee clans biyomaal and digil en mirifle samen werken voor een beter toekomst in hun regio. Heel kort samen gevat.

User avatar
Bro
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10596
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Hambalyo ku socoto Madaxda Degmada Marka

Postby Bro » Mon Jun 24, 2013 2:15 pm

Rabshoole are the governors of Marka dir?
Yes, I'm the governor of Golweyn.
-
Are you the president of dirty waqooyi oo la yidhaahdo Ahmed Silaanyo ?


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahoka and 17 guests