Page 1 of 2

Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkanization

Posted: Wed Jun 26, 2013 7:45 am
by AhlulbaytSoldier
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH: “Waxaan dyaar u nahay inaan sameyno Tanaasul walba oo Midnimadii Soomaaliya lagu heli karo”

Arbaco, Juun 26, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inay Somaliland u sameynayaan wax walba oo la awoodi karo oo tanaasul ah si loo helo Soomaaliya oo mid ah, kaddib hadal uu ka jeediyay munaasabad lagu maamuusayay 26-ka Juun oo xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay inay tahay in wax walba oo dhibaato oo dhacay la ogolaado in mas’uuliyadeedda ay Soomaalidu leedahay, balse aan dhinac keliya lagu xaglin, isagoo Somailland ka dalbaday inay muujiyaan dabacsanaa looga wada-shaqeeyo si aanay dib ugu soo laaban wixii horay u dhacay.

“Waxaan diyaar u nahay inaan la imaanno wax idinka dhaqa oo idnka daaweeyaa waxaad tabanaysaan. Waxaan doonaynaa in idinkuna aad noo dabacsanaataan oo wixii shalay dhacay sidii aanay u soo noqon lahayn aan uga shaqeynno,” ayuu madaxweynuhu ku sheegay khudbad uu jeediyay.

Sidoo kale, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu sheegay in wadahadallada u socda Soomaaliya io Somaliland ay sii wadi doonaan, isagoo sheegay inay ka shaqeynayaan sidii wadahadalladaas ay u noqon lahaayeen kuwo miro-dhal ah.

“Wadahadalka billowday waan sii dhiirigeynaynaa waan sii wadaynaa inta ugu badan ee suuro-galka ah ee tanasul la sameyn karana diyaar ayaan u nahay inaan sameynno si Soomaaliya oo mid ah loo helo,” ayuu hadalkiisa ku daray.

Madaxweynaha oo sii hadlaya ayaa sheegay in sidoo kale ay dhankooda ka go’an tahay inay sameeyaan wax kasta oo tanaasul ah si xanuunkii horay u dhacay ee murugada lahaa loo daweeyo, Soomaaliyana dib loogu soo celiyo midnimadeedii.

Ra’iisul wasaaraha oo isaguna hadlay ayaa sheegay in midniada Soomaaliya ay tahay mid lama taabtaan ah, balse ay ogol yihiin inay sameeyaan wax kasta oo keeni kara in la deeyo dhibaatada laga tabanayo dhankooda.

Guddoomiyaha baarlamaanka oo isaguna dhankiisa ka hadlay wadahadlalada u dhexeeya Soomaaliya iyo Somaliland ayaa ku taliyay in wadahadallada billowga ah laga ilaaliyo wax walba oo xanaf ku keeni kara, isagoo xusay in sidoo kale la waafajiyo dastuurka dalka u dagsan.

Madaxda Somaliland oo 20-sano ka hor sheegay inay ka go’een Soomaaliya inteeda kale ayaan weli ka hadlin hadallada madaxda dowladda Somalia ee ay ka jeediyeen xuska 53-guuradii kasoo wareegtay markii ugu horreysay oo calan Soomaaliyeed laga taaggo ciidda Soomaaliya, xilligaas oo ahayd 26-kii Juun 1996-kii.

Happy 26 June for all somalis, except Soomaalidiidka :som:
The unity of Somalia must be protected at all cost.

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 7:49 am
by Khalid Ali
How you going to protect it with Ugandans burundians kenyans Ethiopian Ciise warabes Nigerians Walanweyns are hilarious :lol:

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 7:51 am
by AhlulbaytSoldier
Iam talking when Somalia gets it shit together. When we buying the tanks and warplanes :lol:
Military action on the table.

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 7:59 am
by Typhoon
unity yaba raba, war ninku indho adaka...cajib

we want Yugoslavia.... i mean federalism, yeah federalism is a legitimate political aspiration it constitutional as-well, adeer hassan ha na waalin, rule your xamar we are happy with jubaland

as for somali unity

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 8:02 am
by AhlulbaytSoldier
Whats Popping Selfhating bantulookalike aka BlackNazi,

Tell Fufus to leave Kismaayo then we will see what is going to happen with Axmed Madoobe and his failed project "Jubbaland(Province of Kenya)". :D

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 8:04 am
by Khalid Ali
Who will actually be the biggest loser if Somalia is balkanized :lol:

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 8:25 am
by Typhoon
Whats Popping Selfhating bantulookalike aka BlackNazi,

Tell Fufus to leave Kismaayo then we will see what is going to happen with Axmed Madoobe and his failed project "Jubbaland(Province of Kenya)". :D
kurdishyahow kurdishki dhalay did you forget feero qummuh and didn`t we humiliated aidid shot him in the testicles and didn`t we kill your adeer in shabelle and piss on him.

hawiyaha been bay isku sheegeyn wale, now this little welfare cayr kid things hawiye can do shit to me, guriceel baan kugu taliya markaas baad booteen, allow alle

tanki ba idin marsin jirnay like the foking anyax that you are.

1 gobol hata ma lahid, somalia waliga maad xukumin,xamar gypsy baad ku tahin, tarzan ba ina xukuma, who the fuck are you to talk to me...clean my shoes you focking cayr

cayryahow cayrku dhalay

kan yahuudka ee khalid ali ba kaba fican oo unsada sidi dumarka, adi uunsi iska da ee cow xaar ba ku qubeysataan, inagumeedyahow inaqumeedku dhalay

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 8:29 am
by Khalid Ali
Typhoon waxad tahay qoti afsomali bartay kala baro x in la isticmaalo markad is leedihid inad wax qortid , bahalyahow Qotiga eeh Afsomaliga bartay

Cayr were your overlords wa nimanki aad kastuumada u dhaqi jiray for to long, hada cagdheer baad hoos gashay qaar na waxay cambuuulada u kariyaan culusow

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 8:29 am
by AhlulbaytSoldier
Nicca stfu u are nothing today. Adoon used by cagdheer. Spokesman of adoon(Fartaag).
Your savior Hiraale is hiding in a house like the bitch he is, while a true man like Baasto shows his muscle.
We all know u would be nothing without cayr. JVA succeeded thanks to us.
Ahlu qabuurogaleen succeeded thanks to Cayr muscle.

Wallahi if you dont stop this arrogance we let you die under the slavery of fufus and her favorite Slaves.

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 8:35 am
by FarhanYare
Typhoon waxad tahay qoti afsomali bartay kala baro x in la isticmaalo markad is leedihid inad wax qortid , bahalyahow Qotiga eeh Afsomaliga bartay

Cayr were your overlords wa nimanki aad kastuumada u dhaqi jiray for to long, hada cagdheer baad hoos gashay qaar na waxay cambuuulada u kariyaan culusow
bal usheeg cunugaan ilkaha yar :up: viva ceyr habar gidir :stylin:.. mareexaan gaajo abaal maleh wale. we must stop helping them :(
Image

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 8:36 am
by Kafkaesque
Mooryaans should keep quiet about unity, peace and balkanization as they are governed by 3RD WORLD TROOPS. Ceeb caleyk. :snoop: :wow:

Only I can speak of beesha khaldan as no foreign power governs my lands. They are mine to torment, Mr Hutugandian.

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 9:45 am
by wiyeer
@Hutu

when will Somalia get its independence from AMISOM.

Hassan Sh has a night curfew which is 7pm at the latest, set up by AMISOM. when he goes to the toilet, an AMISOM guard stands outside the cubicle.

xitaa islaantisa markuu la maacaamilo mid Ugaadhiis ahbaa qolka lajooga.

The man is virtually in prison and yet has the audacity to try and dictate things to Somaliland. Utterly shameless and totally delusional

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 9:51 am
by AhlulbaytSoldier
Mooryaans should keep quiet about unity, peace and balkanization as they are governed by 3RD WORLD TROOPS. Ceeb caleyk. :snoop: :wow:

Only I can speak of beesha khaldan as no foreign power governs my lands. They are mine to torment, Mr Hutugandian.

Hooyada waxkasoo baro doqonyahow,
Arent the qaldaans and punanis not occupied by Xabashis?

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 9:52 am
by AhlulbaytSoldier
@Hutu

when will Somalia get its independence from AMISOM.

Hassan Sh has a night curfew which is 7pm at the latest, set up by AMISOM. when he goes to the toilet, an AMISOM guard stands outside the cubicle.

xitaa islaantisa markuu la maacaamilo mid Ugaadhiis ahbaa qolka lajooga.

The man is virtually in prison and yet has the audacity to try and dictate things to Somaliland. Utterly shameless and totally delusional

:lol: :lol: :lol:

You expect me to deny that?

The country is under occupation. I said that before.

Re: Somali Leaders: Unity is the only solution, no balkaniza

Posted: Wed Jun 26, 2013 10:01 am
by Khalid Ali
imam hutuking where are these imaginary xabashis u see :lol: