Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Is Aweys mental retarded? Unbelievable old stubborn man!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Is Aweys mental retarded? Unbelievable old stubborn man!

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jun 28, 2013 4:40 am

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo caawa war cusub keenay dad badanna ka yaabiyay.
Published on June 27, 2013 by ali mohamed · No Comments
Iyadoo magaalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud uu ku sugan yahay Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Al-shabaab ayaa waxa uu keenay war cusub misane dad badan ka yaabiyay.

Halkii laga filaayay in dowladda Soomaaliya uu isku soo dhiibo ayuu sheegay war lama filaan ah, iyadoona dadkii halkaasi ku sugnaa dhamaan ay madaxa gacanta wada saarteen.

Galabta waxaa u tagay Odayaal iyo siyaasiin Beesha Saleebaan ah si ay wax u su’aalaan, laakiinse waxa uu sheegay in gobalada Dhexe uu usoo aaday sidii taageero uu ku heli lahaa, ayna ka go’an tahay inuu sii wado Jihaad wax uu ku sheegay.

Waxaa kaloo uu sheegay in Shacabka Ximan iyo Xeeb uu kasoo doontay sidii uu taageero xoogan ku heli lahaa, islamarkaana ay dagaalada uga gacan siin lahaayeen/

Odayaashii Beesha Saleebaan ee maanta tagay cadaado ayaa u sheegay in Laba mid isaga laga doonaayo, taa oo kala ah, in uu isaga sheegto meel amaan ah ama dal lageeyo oo Al-shabaab uu iska daayo, ama inay iyaga tashan doonaan.

Laakiin waxa uu ka codsaday in fursad la siiyo si uu uga sii fikiro go’aanka kama dambeesta ah ee uu qaadanaayo.

Caawa waxaa loo diray rag kasoo jeeda Beeshiisa Cayr Habargidir oo Ugaaskooda uu ku jiro, waxaana ay ka dhaadhicin doonaan in dhibaatada uu iska daayo, islamarkaana dowladda uu dhinaciisa ka raaco.

Hadaba Odayaashaan qaarkood ayaa usheegay Alldhacdo in hadii uu Al-shabaabnimadiisa ku adkeysto in beri intay soo xir xiraan ay xoog kusoo saari doonaan diyaara.

Laakiin Xasan Daahir ayaa laga yaabaa inuu aqbalo wada hadalkaan iyo waan waantaan xoogan, si aanay dhibaato isagaba usoo gaaran si sharaf lehna uu kusoo raaco odayaashaan.

Wararkii Ugu Danbeeyay Ciyaaraha Kalsoco WWWKUBADDA.NET


2
KA DHIIBO RAYIGAAG UGU MACQUULSAN FADLAN WAXAA REEBAN WaXII AFLAGADA AH IYO WXII QIBIIL AH
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Ddalka radio ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga
USA & CANADA +18572320129

Yurub +44 20.35197153





To hell with him, i take my xafiduhullaah back in the other topic.
He should be arrested and put in prison awaiting his execution.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 5 guests