Dagaalki Maanta ka dhacay kadib ayaa waxaa dhinacyadii dagaalamay ay sheegeen in ay maalinta bari ah soo afjari doonaan dagaalka.
Afhayeen u hadlay Maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe C/naasir Seeraar ayaa sheegay Ciidamadoodu inay qaban doonaan Xaafadaha ay kaga harsanyihiin Magaalada Kooxo uu ku sheegay qaswadayaal
Dhanka kale Afhayeen u hadlay Maamulka Jubbaland garabka Col Barre Hiiraale ayaa u sheegay kismaayo24 dagaalkii Maanta ka dhacay gudaha Kismaayo inay ku qabsadeen Xaafado badan oo horay ugu sugnaayeen Ciidamadda Maamulka Axmed Madoobe.
here for the speech from president hiiraale.
http://kismaayo24.net/?page_id=66241
president hiiraale graduated at west point United States Military Academy.



