Page 1 of 2

Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:17 pm
by AhlulbaytSoldier
Taliyihii Saadka Jabhadda Raaskambooni Oo Caawa Dhaawac U Geeriyooday
Published on June 29, 2013 by Xuseen Cabdi ยท 6 Comments
Kismaayo(AGGM) Taliyihii Saadka Iyo Saanadda Jabhadda Raaskambooni Cabdulqaadir Sareer Maax oo la dhashay Afhayeenka Jabhadda Raaskambooni oo maanta dagaaladii cuslaa ee ka dhacay Magaalada kismaayo dhaawac culusi ka soo gaarey ayaa la sheegayaa inuu u geeriyooday dhaawacaasi.

Sarkaalkan ka tirsan Jabhadda Raaskambooni ayaa shaacinaya inuu caawa ku geeriyooday Isbitaalka ciidamada kiiniya ku leeyihiin garoonka diyaaradaha,waxaana la sheegayaa inuu sarkaalkaasi ku dhaawacmay dagaalo culus oo ciidamada Bare hiiraale ku qaadeen naawaxiga Warshada Hilibka oo ay galabta dib ula wareegeen ciidamada Col Bare Hiiraale.

Sarkaalkan ayaa la sheegayaa inay xabad ka haleeshay madaxa isla markaasna uu dhaawac culus soo gaaray,waxaana la xaqiijinayaa inuu caawa ku geeriyooday isbitaalka ciidamada Kiiniya ee Garoonka diyaaradaha halkaasi oo xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayey,waxaana la sheegayaa inuu geerida sarkaalkan saameyn ku yeelatey jabhadda Raaskambooni intii galabta dagaaladu socdeen isla markaasna ku khasabtey in goobahaasi dib uga cararaan.

Dhinaca kale xaalada kismaayo ayaa ah mid kacsan iyadoo shacabka magaaladu ka yaaban yihiin sababta ciidamada kiiniya madaafiicda ugu garaaceen xaafadaha magaalada kismaayo isla markaasna ula soo safteen ciidamada jabhadda Raaskambooni,waxaana la aaminsan yahay in ciidamada kiiniya naf bidayaan jabhadda raaskambooni.

Ugu dambeyntii waxaa mar kale maalinimada beri ah laga cabsi qabaa in dagaalo hor leh dib uga qarxaan maadama kooxaha ku dagaalmaaya gudaha magaalada kismaayo yihiin kuwo doonaya inay qoloba qollada kale banaanka uga saarto,waxaana dhibaatada ugu weyni ka soo gaareysaa shacabka soomaaliyeed.

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:20 pm
by DANGIRL
Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:22 pm
by AhlulbaytSoldier
Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:25 pm
by The`Republic
His brother Cabdi aasir is the de facto commander of Ras Kamboni. The guy who said on the first day today I will expell Barre Hiiraale from Kismaayo.

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:26 pm
by DANGIRL
Image
Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:27 pm
by Somali-Transporter
This seems legit

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:29 pm
by DANGIRL
His brother Cabdi aasir is the de facto commander of Ras Kamboni. The guy who said on the first day today I will expell Barre Hiiraale from Kismaayo.
Why did you edited your post? ;)

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:31 pm
by MrPrestige
I thought this guy died in a previous battle. How many lives does he have?

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:32 pm
by AhlulbaytSoldier
I dont hit women, but in the case of dabaqoodhi ones i will make an exception:
Image

Dabaqoodhi women will also lose their hair:
Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:35 pm
by TheblueNwhite
Allah u naxariisto if its true. Intii Somali ah oo ku geeriyootey dagalkan, AUN.

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:36 pm
by DANGIRL
I dont hit women, but in the case of dabaqoodhi ones i will make an exception:
Image

Dabaqoodhi women will also lose their hair:
Image
Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:40 pm
by Murax
Excuse Sister Dangirl. She's exhausted and hasn't slept for 3 days cooking Gen Bukhu and His staff from the KDF meals for the War against President Barre Hiiraale


Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:45 pm
by DANGIRL
Excuse Sister Dangirl. She's exhausted and hasn't slept for 3 days cooking Gen Bukhu and His staff from the KDF meals for the War against President Barre Hiiraale


Image

I didn't know I can cook...My god!

Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:49 pm
by AhlulbaytSoldier
Dangirl's reaction when she heard that the Kenyans wants her people to become their best servants:
Image

When she heard from dishonest sources that Barre Hiraale was defeated:
Image

Re: Seeraar oo bakhtiyay

Posted: Sat Jun 29, 2013 4:49 pm
by Amirsade
Sadegirl vs keyboard warior D-girl
Image