Dhagayso Ciidamo ku wajahnaa Kismaayo oo ay Kenya hor istagaytay.
June 30, 2013 - Written by admin - Edited byadmin
Deegaanka Garileey ee Gobolka Gedo ayaa waxaa manta ka soo ruqansaday cutub ka mid ah Ciidamada Dowlada Somalia kuwaas oo la sheegay in ay ku wajahnayeen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Gedo.
Ciidamadan ayaa waxaay sheegen in ay amar ka soo baxay taliyaahooda ay ugu ambabexeen Magaalada Kismaayo ayado inta ay wadada ku sii jireen ay ciidamada Kenya ay is hortaagen,
Axmed Shekh Maxamed oo ahaa Taliyaha Ururka Manta ku wajahnaa Kismaayo oo k24 u waramayay ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada Kenya ay ka hor istageen Safarki ay ugu socden magaalada Kismaayo





