Page 1 of 1

Baasto,Baaley & Buraale oo gacanta lagu dhigay (Kismaayo)

Posted: Sun Jun 30, 2013 10:25 am
by zingii
War deg deg Ah:- Ciidamada Jubaland oo gacanta ku soo dhigay Cumar Buraale
30. juni 2013

Cumar Buraale oo ka mid ahaa ragii sheeganayay inay madaxweyne yaal ka yihiin maamulka Jubaland ayaa waxaa la soo sheegayaa in gacanta lagu dhigay.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubaland C/laahi Sheekh Cismaaciil ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada amaanka ay gacanta ku dhigeen Cumar Buraale haatana ay gacanta ku haayaan.

Arintaan waxay ku soo aadaysaa xili horay gacanta Iftiin Xasan Baasto iyo waliba Cabdi Baaley oo ayaguna ka mid ahaa raga sheeganayay inay madaxweyne yaal yihiin.

http://www.allpuntland.com/2010/anmview ... a=2244&z=1

Re: Baasto,Baaley & Buraale oo gacanta lagu dhigay (Kismaayo

Posted: Sun Jun 30, 2013 10:27 am
by zingii
War Deg Deg:- Iftiin Xasan Baasto iyo Cabdi Baalay oo ahaa madaxweyne yaal ismagacaabay oo gacanta lagu dhigay
30. juni 2013

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubadaland C/laahi Ismaaciil Fartaag ayaa cadeeyay in gacanta lagu dhigay Iftiin Xasan Baasto iyo Cabdi Baaley oo labadooda sheeganayay inay madaxweyneyaal ka yihiin Jubaland.

Wuxuu sheegay in ragaan markii daalka looga awood roonaaday inay isku dhiibeen ciidamada kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo haatana gacanta lagu haayo.

Sidoo kale wuxuu sheegay in Bare Hiiraale uu si dirqi ah ku fakaday isla markaana ay soo qaban doonaan, oo ay kaga daba tagi doonaan halka uu tago.

Ilaa iyo iminka ma jirto wax war ah oo ka soo baxay raga la sheegay in gacanta lagu dhigay.

http://www.allpuntland.com/2010/anmview ... a=2239&z=1

Re: Baasto,Baaley & Buraale oo gacanta lagu dhigay (Kismaayo

Posted: Sun Jun 30, 2013 10:31 am
by abdisamad3
baasto? wasn't he with barre hiraale? how did they catch him

Re: Baasto,Baaley & Buraale oo gacanta lagu dhigay (Kismaayo

Posted: Sun Jun 30, 2013 10:36 am
by zidane88
I wish they treat them in a dignified way, not Mooryaan style. It will be honourable if they give them positions in Jubaland administration, that is the way forward. If your brother loves power why not share it.

Re: Baasto,Baaley & Buraale oo gacanta lagu dhigay (Kismaayo

Posted: Sun Jun 30, 2013 10:38 am
by zingii
baasto? wasn't he with barre hiraale? how did they catch him
I don't know bro but the truth shall come out soon.

Keep an eye on the news for the time being for the latest developments.

Re: Baasto,Baaley & Buraale oo gacanta lagu dhigay (Kismaayo

Posted: Sun Jun 30, 2013 10:47 am
by abdisamad3
baasto? wasn't he with barre hiraale? how did they catch him
I don't know bro but the truth shall come out soon.

Keep an eye on the news for the time being for the latest developments.
will do so :up:

Re: Baasto,Baaley & Buraale oo gacanta lagu dhigay (Kismaayo

Posted: Sun Jun 30, 2013 11:25 am
by zingii
So far it seems, this site is the only source reporting about their capture.
I've looked few other sites and none reported it.