Page 1 of 1
Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya"
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:07 pm
by grandpakhalif
Allahuakbar allahuakbar allahuakbar!!!!!!!!!!!!
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:09 pm
by grandpakhalif
Col.Bare Hiiraale: Al Shabaab waxaan ulla midoobi doonaa Colaada Kenya iyo ka-saaridooda dalka
Col.Bare Hiiraale oo shalay laga saaray magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay warar sheegaya inuu xiriir ka dhaxeeyo dhankooda iyo Al Shabaab.
Wareysiga uu maanta bixiyey Col.Bare Hiiraale ayuu uga jawaabay warar sheegaya in dhinacooda ay isu dhiibeen ama xiriir dhow laleeyihiin kooxda Al Shabaab, wuxuuna sheegay in aysan hada ku biirin Al Shabaab, balse ay jiraan waxyaabo badan oo ka dhaxeeya dhinacooda iyo Al Shabaab.
Col.Bare Hiiraale ayaa markii ugu horeysay shaaciyey inay Al Shabaab ka wada shaqeyn doonaan ama ku midoobi doonaan la dagaalanka Kenya iyo sidii ciidamada Kenya looga saari lahaa dalka Soomaaliya.
“….Anaga iyo Al Shabaab Soomaali baanu isla nahay dalka ayaa naga dhaxeeya, Kenya waa Gaalo dalkayaga ayey kusoo duushay, waxaan ku midoobi doonaa colaada Kenya iyo ka saaridooda dalka….” Ayuu Wareysiga ku yiri Col.Bare Hiiraale oo sheegay in hada isku aruursanayaan duleedka magaalada Kismaayo sidii ay dib ugu ulla wareegi lahaayeen Kismaayo.
Waxaa xusid mudan Col.Bare Hiiraale wareysi uu shalay bixiyey xiligii uu magaalada kasii baxayey ayuu ku sheegay inuu nabad diyaar u yahay iyo in xal laga gaaro dagaalka Kismaayo.
Hadalada maanta kasoo baxay Col.Bare Hiiraale ayaa u muuqda kuwo xoojinaya eedaynmihii maamulka Jubaland ku heystay Col.Bare Hiiraale iyo xoogaga isbaheystay. Maamulka Jubaland ayaa horey ugu eedeeyey in Dowlada Federaalka iyo kooxda Al Shabaab iyo xoogaga laga saaray Kismaayo isku baheysteen dagaalada ka dhanka ah maamulka Jubaland.
Maamulka Jubaland ayaa sheegay in dagaaladii Kismaayo ka dhacay ay ku qabteen dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab oo ay magaalada soo geliyeen Col.Bare Hiiraale iyo ciidamada hoostaga dowlada Federaalka, maalinimadii Khamiistii ayaa weerar miino ay xoogagaasi la beegsadeen ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Kismaayo.
Waa markii ugu horeysay oo uu Col.Bare Hiiraale si toos ah u shaaciyo inay Al Shabaab ka wada shaqeenayaan la dagaalanka ciidamada AMISOM ee ka socda Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo.
Dagaaladii labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa wuxuu u dhaxeeyey maamulka Jubaland ciidamadiisa iyo xoogaga isbaheystay oo uu Col.Bare Hiiraale kamid ahaa, iyadoona la xaqiijiyey in ciidamada AMISOM ee Kenya ay dagaalkaasi aysan ka qeyb qaadan.
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:12 pm
by Somali-Transporter
Barre Hiiraale became a Mujahid!
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:32 pm
by BlackRain
Is he mad? this is political suicide
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:33 pm
by grandpakhalif
Its not political suicide, its a treaty of armistice, wherein Al Shabab will not attack him and he will not attack them.
Common Enemy: Kenya.
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:35 pm
by Somali-Transporter
Its not political suicide, its a treaty of armistice, wherein Al Shabab will not attack him and he will not attack them.
Common Enemy: Kenya.
Great play.. the kenyans will insha-allah be remove by the Americans soon! raskamoni, to witness history after that...
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:43 pm
by metamorphosis
He just shot himself in the foot. He has given Kenya a reason to stay. I thought he was smarter than this.

Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:50 pm
by grandpakhalif
He just shot himself in the foot. He has given Kenya a reason to stay. I thought he was smarter than this.

Kenya will flee like Ethiopia in 09 this time your kin will be on the crusader side.
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Sun Jun 30, 2013 11:55 pm
by metamorphosis
He just shot himself in the foot. He has given Kenya a reason to stay. I thought he was smarter than this.

Kenya will flee like Ethiopia in 09 this time your kin will be on the crusader side.
Stop being emotional grandma and look at the problem here. If he joins shabab that means he is shabab, a terrorist which means kenya's stay will be justifiable. Now tell me how is this a solution?
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Mon Jul 01, 2013 12:03 am
by grandpakhalif
You are cagdheer, I am Marehan, we will never agree.
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Mon Jul 01, 2013 12:18 am
by Somali-Transporter
He just shot himself in the foot. He has given Kenya a reason to stay. I thought he was smarter than this.

Kenya will flee like Ethiopia in 09 this time your kin will be on the crusader side.
Stop being emotional grandma and look at the problem here. If he joins shabab that means he is shabab, a terrorist which means kenya's stay will be justifiable. Now tell me how is this a solution?
Kenya will be replaced, and then is not al-shabaab there.. kenya will leave no matter what
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Mon Jul 01, 2013 12:37 am
by MaliPirate
Last fight Kenya sided whit RK. I support my Somalian citizens at all cost!
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Mon Jul 01, 2013 1:06 am
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
fake propaganda article...halyey hiraale..is actually against alshabab. Grandpa terrorist go blow up urself..doqon
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Mon Jul 01, 2013 1:52 am
by Advo
Barre hiraale will not join alshabaab, just more propaganda to scare the west, one side hoping their Kenyan protectors will be allowed to stay.
Re: Xarakat Al Shabab: "inagu iyo barre heshiis bana dhexeya
Posted: Mon Jul 01, 2013 1:58 am
by Amirsade
Ciidanka Kenya Oo Gaadiid Looga Gubay Weerar Ka Dhacay Duleedka Ceel Cadde.
Written by Maamul on 01 July 2013.
Khasaara xoogan ayaa ciidanka Kenya kasoo gaaray weerar Dhabagal ah oo shalay gelinkii dambe ka dhacay duleedka deegaanka Ceel Cadde ee wilaayada Gedo Koonfur galbeed Soomaaliya.
Ilo wareedyo ay SomaliMeMo ka helayso Gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka dhacay hareeraha tuulada Ceel Cadde kadib markii ay ciidanka muslimiinta wilaayada Gedo weerar dhabagal ah u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo ay ciidanka Kenya wateen.
Ciidanka laweeraray ayaa ka tegay tuulada Faxfaxdhuun waxayna kusii jeedeen Ceel-cadde,madaafiicda garbaha laga gemo ayaa la sheegay in ciidanka mujaahidiintu ay laheleen gaari nuuca saadka qaada ah oo ay Kenyaatigu wateen halkaasi oo uu ku gubtay.
Saraakiisha wilaayada Islaamiga Gedo oo xariir lala sameeyay ayaa qiray in khasaara naf iyo maal ah uu gaaray cadawga Kenya balse ma sheegin cadad rasmi ah oo ku aadan khasaaraha cadawga gaaray.
Gobolka Gedo ayaa kamid ah meelaha ay Kenya uga duushay Soomaaliya waxaana gobolka ka socda dagaal halgan ah oo ay muslimiinta ku dhaqan kula jiraan gumeystayaasha Kenya iyo Itoobiya oo ay kaabayaan dabadhilifyo Soomaali ah.
SomaliMeMo,Baardheere