He didn't let those scum RK piece of shit injured and other peasants of KDF take their injured to Xamar, so they were forced to go to Galkacyo! Listen to the calaacal of Dowlada Bintland iyo wararka!
GUUL XASSAN SHEIKH, KABLALAX BEING TREATED IN HIS TOWN? NOT ON HIS WATCH
Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Cali Cabdilaahi Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya inay is hortaagtay diyaarado dhaawacyo looga soo qaadi lahaa magaalada Kismaayo si qaar ka mid ah dadka ku dhaawacmay dagaalka Kismaayo oo geeyo Puntland.
Taasi ayaa waxa uu ku sheegay wasiirka inay tahay wax dowladnimada ka baxsan ayna muujineyso cadowtinimo sida uu hadalka u dhigay, iyadoo markii hore uu sheegay inay dowlada sabab u ahayd dagaalka Kismaayo.
Wasiirka Caafimaadka Puntland ayaa waxa uu dhinaca kale sheegay in diyaarad ay kasoo kireysteen Nairobi ay kusoo qaadeen dhaawacyada Kismaayo, isaga oo sheegay in Jubaland ay tahay mataanta Puntaland ayna garab taagan yihiin.
http://saadaalnews.com/2013/07/03/dowla ... -kismaayo/