Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Heavily armed gangs kidnap KDF soldiers in Gaarisa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Heavily armed gangs kidnap KDF soldiers in Gaarisa

Postby grandpakhalif » Fri Jul 05, 2013 11:27 pm

Koox si aad ah u hubeysan ayaa la sheegayaa inay gudaha u galeen dalka Kiiniya isla markaasna gacanta ku soo dhigeen Sarakiil ka tirsan dawlada kiiniya iyo Dad la aamisan yahay inay dawlada kiiniya u shaqeeyaan,dhamaan dadkaasi oo isugu jira saraakiil iyo dareejooyin kale ayaa la aaminsan yahay in lala soo galay dhinaca Soomaaliya.

Kooxaha Dableyda ah ayaa la sheegay inay afduubkaasi ak geysteen duleedka Magaalada Gaarisa gaar ahaan degaanka lagu magacaabo Hullugo,waxaana la sheegayaa in dadkaasi dhamaantood loo kaxeystey dhinaca gudaha soomaaliya halkaasi oo lagu wado inay hadda ku sugan yihiin.

Kooxaha afduubtay ayaa la sheeagy in wajiyadu ay u xirnaayeen Kadibna ay wadada u galeen baabuur Bas ah oo ay la socdeen laba Sarkaal oo ka yimaaday magaalada Masalani una socday magaalada Hullugu saacada kadibna waxa ay isla wadadaasi ku qafaasheen Baabuur bas ah oo ka yimid Magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Kooxda afduubkaasi fulisay ayaa la aaminsan yahay inay ka tirsan yihiin Xarakada Alshabaab oo dagaalo culus kula jira ciidamada dawlada soomaliya iyo kuwa Amisom ee ay ciidamada kiiniya qaybta ka yihiin,waxaana la sheegaya in dhamaan dadkaasi loola talaabaay gudaha soomaliya.

Ciidamada kiiniya ayaa la sheegaya inay awood u wayeen ay kaga daba tagaan dadkaasi isla markaasna aan sameyn wax dhaqaaq ah oo ay ku baadi goobayaan gaadiidka iyo dadkaasi la afduubay,waxaana la aaminsan yahay in dhamaan dadkaasi yihiin soomaali marka laga reebo kooxo dhawr sarkaal oo ka tirsan ciidamada dalka kiiniya isla markaasna gumeysiga ku haya shacabka Waqooyi bari ee dalka kiiniya.

Tiradda dadkan ayaa la sheegayaa inay gaarayso 40 ruux kuwaasi oo intooda badan la sheegaya dawlada kiiniya,sidoo kalena waxaa la sheegayaa inay ku jiraan saraakiil sar sare oo ka tirsan Maamulada degaanada waqooyi beri ee dalka kiiniya kuwaasi oo la sheegay inay ku sii jeedeen Magaalada Nairobi.

Ugu dambeyntii Maahan markii ugu horeysay ee duleedka Magaalada Gaarisa laga afduubo Masuuliyiin ka tirsan dawlada kiiniya,waxaana hadda ka hor ciidamada kiiniya saraakil ka tirsan ka soo afduubay gudaha dalkaasi kooxda Alshabaab oo iyadu inta badan weeraro ka geysta gudaha Kiiniya.

:stylin:

User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: Heavily armed gangs kidnap KDF soldiers in Gaarisa

Postby EEGA9 » Fri Jul 05, 2013 11:29 pm

From now on Al-shabaab supporters=barre hiraale supporters :damn:

User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56703
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Heavily armed gangs kidnap KDF soldiers in Gaarisa

Postby AbdiWahab252 » Fri Jul 05, 2013 11:50 pm

From now on Al-shabaab supporters=barre hiraale supporters :damn:
Tolmooge Warriors :stylin:

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25212
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Heavily armed gangs kidnap KDF soldiers in Gaarisa

Postby original dervish » Sat Jul 06, 2013 3:18 am

Ironically, these actions will necessitate continued Kenyan intervention in Southern Somalia. :clap:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 24 guests