Patriotic B/weyners protest Kenya presence
Posted: Sat Jul 06, 2013 1:15 pm
Banaanbax looga Soo Horjeedo Ciidamada Kenya oo ka Dhacay Magaalada Baladweyne
Print here| By: allgedo.com: Saturday, July 6, 2013 // u Jawaab
Boqolaal qof oo ka mid ah Bulshada ku dhaqan magaalada Beledeweyne ayaa dhigay Banaanbax balaaran oo ay uga soo horjeedaan ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose iyo weliba faro gelnta ay ku hayaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo..
Nabaddoon Cabdullaahi Cabdi Isaaq oo ka mid ahaa dadkii dibadbaxa dhigayay ayaa ku eedeeyay ciidamada Kenya in ay dhibaato u geysteen shacabka ku nool magaalada Kismaayo, isagoo tilmaamay in ciidamada AMISOM ee iyaga la jooga ay yihiin ciidamada saxda ah ee howlgalka ka qeyb qaadanaya, balse kuwa Kenya aysan u dhaqmeyn sida ciidamo nabad-ilaalineed.
Nabaddoon Rooble Qaasim Cismaan ayaa sheegay in ciidamada Kenya ay gummaad ku hayaan shacabka, sidaasi daraadeed Soomaalida laga doonayo in ay hal aragti ka qaataan, wuxuuna soo jeediyay inay ciidanka Kenya ka baxaan dalka.
Dibadbaxayaasha oo socod kusoo maray waddooyinka magaalada Beledeweyne ayaa ugu dambeyntii isugu yimid fagaaraha hoteel Galbeed ee buundada Liiqliiqato, iyagoo ku dhawaaqayay ereyo ay uga soo horjeedaan ciidmada Kenya ee qeybta ka ah AMISOM.
Cabdi Faarax/Muqdisho-Somaliya
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com
Thanks Beledweyne and Hiiraan for showing support to your brothers fightin Kenya