Xildhibaan Maxamed C/laahi Aadan oo horay uga tirsanaa Baarlamankii KMG ahaa hadana kamid ah siyaasiyiinta sida wayn uga soo horjeeda Mamulka Jubbaland ee Hogaamiyo Sheekh Axmed Madoobe aya dhaliil iyo eedayn kulul dusha uga tuuray Madaxwaynaha Maamulka Puntland C/rixmaan Faroole.
Halkan ka dhagayso Waraysiga Maxamed Amiin
Mashallah, ninkan wa geesi a genius among retards who understands the implications of Madaboole's actions.






