Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Ciidamo Badan Kala Duwan Oo Kismaayo Ku Qulqulaya.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Madman23
Posts: 136
Joined: Tue Jul 09, 2013 4:54 am

Ciidamo Badan Kala Duwan Oo Kismaayo Ku Qulqulaya.

Postby Madman23 » Sat Jul 13, 2013 4:45 am

Ladies and Gentlement the final hour of RK's have arrived! :stylin:

Kismaayo(AGGM) Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubadda Hoose waxaa ku qulqulaya ciidamo kala duwan kuwaasi oo ka kala socda Dawlada Federaalka ah, Ahlusuna Waljameeca & Cutubyo ka tirsan kuwa ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Taliska Amisom ayaa daboolka ka qaaday saacadihii la soo dhaafay ay Magaalada Kismaayo geynayaan cutubyo ciidamo ka socda wadamada Burundi & Uganda,waxaana la sheegaya inay ciidamadasi maalmaha soo socda gaari doonaan Magaalada Kismaayo iyagoo qaarkood dhulka soo mari doona isla markaasna ka soo gudbi doona Gobolladda xaduudka la leh gobollada jubooyinka.

Dhinaca kale Masuul ka tirsan dawlada federaalka ah ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadaasi ay dhawaan bixi doonaan isla markaasna ay garab siin doonaan ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliya,waxaana uu sarkaalkan dawlada federaalka ah tirsan oo diiday in magaciisa la shaaciyo sheegey inay ciidamadaasi ka hawlgali doonaan labadda Jubo.

Sarkaalkan waxaa uu shaaciyey in ciidamada dawlada kiiniya laga bedelayo magaalada kismaayo isla markaasna ciidamadaasi la geynayo gobollada kale ee dalka soomaaliya sida Gobollada Dhexe Iyo Muqdisho,waxaana uu ku eedeyey in ciidamada kiiniya dhibaato ku hayaan shacabka magaalada Kismaayo iyagoo garab siinaya kuwa jabhadda Raaskambooni.

Ugu dambeyntii Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda hoose ayaa noqotey meel ay ku soo qulqulaan ciidamo kala duwan balse isku mawqif ka ah kooxahaa gacanta ku haya Magaalada Kismaayo oo dhibaato lixaadleh shacabka goboladaasi dega ku haya,waxaana ciidamadasi lagu wada inay dhawaan gaaraaan kismaayo

http://allgalgaduud.com/?p=12970

User avatar
Madman23
Posts: 136
Joined: Tue Jul 09, 2013 4:54 am

Re: Ciidamo Badan Kala Duwan Oo Kismaayo Ku Qulqulaya.

Postby Madman23 » Sat Jul 13, 2013 9:30 am

game over for RK's


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: gobdoon, original dervish and 39 guests