Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Hadda Ka Dhacay Kismayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Hadda Ka Dhacay Kismayo

Postby Casanova25 » Sat Jul 20, 2013 4:23 am

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Hadda Ka Dhacay Magaalada Kismaayo
Published on July 20, 2013 by Xuseen Cabdi · 5 Comments
qarax-miino1Kismaayo(AGGM) Qarax aad u xoogan oo dhawaaqiisa laga wada maqlayey gudaha Magaalada Kismaayo ayaa hadda ka dhacay nawaaxiga Isbitaalka Magaalada Kismaayo halkaasi oo ay mareeyeen kolonyo ciidamada Amisom ah gaar ahaan kuwa ka socda wadanka Kiiniya,waxaana la sheegay in qaraxaasi haleelay gaari ay wateen ciidamadaasi.

Qaraxan ayaa ahaa nooca dhulka la geliyo,waxaana la beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa dawlada Kiiniya ee nabad ilaalinta u jooga wadanka Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Kismaayo,waxaana wararku sheegayaan in qaraxaasi sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan tiradda dhabta ah la ogeyn.

Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa bartilmaameed u noqday weeraro qaraxyo ah kuwaasi oo aan si dhab ah loo ogeyn cidda fulineysa,waxaana la sheegaya in qaraxi dhawaan ka dhacay kismaayo loo xirixiray in ka badan 4 ruux oo ah askarta ciidamada Raaskambooni kuwaasi oo su,aalo lagu waydiinayo saldhiga Amisom ku leeyihiin Garoonka diyaaradaha.

Ugu dambeyntii lama oga khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay qaraxaasi inkastoo warar aan la xaqiijin sheegayaan inuu qaraxaasi sababay dhimasho iyo dhaawac laakiin sida lagu xaqiijiyo ayaa adag waayo,waxaa wadooyinka halkaasi gala xirey ciidamada Amisom kyo kuwa Jabhadda Raaskambooni.

Isha Ku Hay Allgalgaduud

http://allgalgaduud.com/?p=13854

User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Hadda Ka Dhacay Kismayo

Postby Casanova25 » Sat Jul 20, 2013 4:27 am

Insha-allah in NeXT days the Jihad against gaaloraacaa will begin! Col. warfaa said they want them out before ciida!..

User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Hadda Ka Dhacay Kismayo

Postby Casanova25 » Sat Jul 20, 2013 4:27 am

-----


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: SadSayyid and 39 guests