Moderator: Moderators


Would you look at thatUgaaska beesha Biimaal Axmed Sayid Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in wafdigii dowladda ee maalintii shalay tegay Gobolka aysan wax xal ah keenin balse ay Maleeshiyaadkii beesha degta Galgaduud ee dhul-balaarsiga waday ay kuwo kale ku soo xoojiyeen.
“wax heshiis ah oo dhacay ma jirto, Gobolka waa ay tageen wafdiga dowladda, ciidamo dheeraad ah ayeyna ku kordhiyeen kuwii horey dadka gobolka u dhibaateynaayey,taasna wax xal ah ma aha ee waa dagaalka ha sii socdo”. sidaas waxaa yiri Ugaaska beesha Biimaal Axmed Sayid Cali.
Ugaaska ayaa intaas ku daray in ay tahay in Dowladda ay ka qaado Gobolka maleeshiyo beeleedka Dhibka ka wada, taas oo ah xalka dhibaatada taagan.
Hadalka Ugaaska beesha Biimaal ayaa imaanaya iyadoo maalintii shalay ahayd ay deegaano ka tirsan Gobolka ay tageen wafdi ka socda dowladda oo uu hogaaminayo wasiirka wasaarada dhul-balaarsiga Cabdi karim Guuleed, kuwaas oo saacado kadib dib ugu soo laabtay Muqdisho.
Culusow gotta go asap wallahi 



For Biimaal it is accomplishment to fight against habaraji and say: hey look at us, we are fighting HABARGIDIR. We tha BOMB.Rabshoole Looool HG iska iloow u cant even defeat a habar Aji jilib

Aji waa maxayAkhi Rabshoole let us fear Allah for it is the holy month and in every month we must fear him.
Surely we cannot deny that there is war between habar aji vs biimaal.
Saying hg is kind of misleading because saleebaan saruur sacad cayr ayaanle cayr cabsiye are not part of this war.






I urge you to live by your words and ask the Galgaduudian Barre Hiiraale & Co to move back to Shilaabo & Cabudwaq.40 HG dead
HAG is getting they're backside handed to them. Don't mess with these boys, they were fighting colonizers while the hag were serving them in mogadishu. I urge the the boys of aideed to go back to your own lands and stop interfering in others. Shabelaha cidda leh somali way wada og tahay, marka haku soo saqajamin.


Nicca they got the Rer Gedo Quule VIP, what do HG got?I urge you to live by your words and ask the Galgaduudian Barre Hiiraale & Co to move back to Shilaabo & Cabudwaq.40 HG dead
HAG is getting they're backside handed to them. Don't mess with these boys, they were fighting colonizers while the hag were serving them in mogadishu. I urge the the boys of aideed to go back to your own lands and stop interfering in others. Shabelaha cidda leh somali way wada og tahay, marka haku soo saqajamin.



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 27 guests