Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.........

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.........

Postby oxymoron » Sat Jul 27, 2013 3:57 am

Image

Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.
Dagaalada ka socda Shabeelaha hoose oo dhimashadu 40 marayso


Wararkii ugu dambeeyay Dagaalada Shabeelada Hoose ka socda ayaa sheegaya in Dadka dhintey ay kor u dhaafayaan 40 qof oo ay ku jiraan Dad Rayid ah.

Deegaanada Ceel wareegow iyo Buushka oo shalay Dagaal culus uu ka dhacay ayaa Howlwadeenada Puntlandi ay la xiriireen Dad rayid ah oo halkaas ku sugan waxayna noo sheegeen in ay wadooyinka ku arkeen Meydad fara badan oo Daadsan kuwasoo loo badinayo iney yihiin maleeshiyaadkii kusoo duuley Dadka Deegaanka.

waxaa kaloo naloo xaqiijiyey in ay jiraan Maleeshiyaad xoogan oo gurmad ahaan dhinaca Muqdisho uga yimid.

Madaxweyne Xasan Sheikh ilaa hada kama uusan hadlin Dagaalka lagu hoobtey ee ka Qarxey Gobolka Shabeelaha Hoos, inkastoo saacadaha soo socda ay Gobolka kusii wajahan yihiin Wasiirada Arimaha Gudaha iyo kan Gaashaandhiga .

Puntlandi.com

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.....

Postby oxymoron » Sat Jul 27, 2013 3:59 am

Habar Gidir are getting their ass handed to them as the karbash of the century continues.

As the saying in Mudug goes a good Habar Gidir is a dead one, same will be the case in Shabeelaha very soon. :clap:

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.....

Postby oxymoron » Sat Jul 27, 2013 4:16 am

Habar Gangsters Federal Ministry Rushing to Sh/Hoose as the beat down of his tol continues. :|

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha oo gaaray deegaano ka tirsan Sh/Hoose
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi, Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha diinta C/llaahi Abyan Nuur, Xildhibaano iyo Saraakiil ayaa maanta gaaray deegaano ka tirsan Shabellaha Hoose.

Sida ay sheegayaan wararka wafdigan ayaa ujeedkooda yahay sidii ay u kala dhex geli lahaayeen beelaha ku dagaalamaya deegaano ka tirsan Shabellaha Hoose, waxaana wafdiga ay goor dhoweyd ay ka degeen deegaanka Nambar 50.

Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Xildhibaano ka soo kala jeeda dhinacyada ku dagaalamaya deegaanada Shabellaha Hoose, iyadoo haatan ay soconayaan kulamo looga hadlayo sidii dagaalka loo qaboojin lahaa.

Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in wafdiga Wasiirada iyo Xildhibaanada ay u gudbi doonaan deegaanada lagu dagaalamay oo ay isku hor fadhiyaan labada dhinac, sida deegaanka Ceel Wareegow, Nambar Lixdan iyo deegaano kale oo u dhaxeeya Marka iyo Afgooye.

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose C/qaadir Siidi ayaa sheegay in wafdiga ay ku soo dhoweeyeen deegaanka Nambar 50, waxaana uu tilmaamay inay socdaan kulamo la xiriira sidii labada dhinac loo kala dhex geli lahaa.

"Meesha waxa ku dagaalamay waa ciidamo ka tirsan dowladda, maxaa yeelay anaga waa awoodi weynay inaan kala dhex galno, ciidamada dagaalamaya waa labo beelood, waxaana rajeyneynaa in xal laga gaaro colaada"ayuu yiri C/qaadir Siidii.

Odayaasha deegaanka ayaa labada beelood ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan, iyadoo warar dhiilo xambaarsan ay warbaahinta ka sii daayeen labada dhinac ee dagaalka u dhaxeeyay.

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa xoogeystay dagaalo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan dowladda oo ka soo kala jeeday Beelaha Biyamaal iyo H/gidir, iyadoo baaqyo dhowr ah oo ka soo baxay odayaasha dhaqanka ay ku dalbadeen in xiisada la qaboojiyo.


Somali news leader
www.jowhar.com
golfyare@gmail.com
jowharcom@hotmail.com

User avatar
barbarossa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4597
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.....

Postby barbarossa » Sat Jul 27, 2013 4:26 am

Oxy, why don't you f**ckng get a life and quit this clan crap?

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.....

Postby oxymoron » Sat Jul 27, 2013 5:30 am

Oxy, why don't you f**ckng get a life and quit this clan crap?
I will quit qabil the day all the spoilers of peace and progress are defeated inshallah. :eat:

User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17372
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Huge Battle In Shabeelaha. Death Toll 40 and Rising.....

Postby FarhanYare » Sat Jul 27, 2013 5:50 am

:snoop: :snoop: :snoop:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 11 guests