Moderator: Moderators



Qaxootis are busy talking about xamar, Mogadishu is in Joy cawaa because for 2 years ago, the city was in all out war. and now look, the city moved 10 years foward in 2 years time.Mudane Tarzan must be reading my posts, i said it long time ago reer muqdisho are terrorists, they work with terrorists, they dont know religion or governance, Siyad Barre was ZooKeeper kkkk
He said Hawiye Elders work with Terrorists against their own people.
Shame on odayaasha Xamar, they failed to make peace between Ali Mahdi vs Caydiid, now they fail to work with a govt lead by someone from their own clan.
Respect for Sland and Puntland Elders, they are peacemakers.
Maxamuud Axmed Nuur Tarzan, Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu maanta si layaab leh u weeraray odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Muqdisho isaga oo ku tilmaamay caada qaatayaal Shabaab xariir dhaw la leh.
“Odayaasha Somaliland iyaga ayaa waxa ay saldhig u yihiin amaanka deegaanadaasi. Kuwa Puntiland sidoo kale nabada iyaga ayaa hor seed u ah. Deegaanadaasi oo dhan Shabaab habeen kuma hoyan karo. Deegaanadaasi laguma nabadeyn ciidan tira badan oo la geeyay. ciidan tira badana waxba tarimaayaan. Maxaa ku dhacay odayaasha dhaqanka Muqdisho. Ma waxa ay noqdeen calooshood u shaqeestayaal caada qaatayaal ah oo dhiiga shacabkooda iibsanaya?”, Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa cod dheer ku yiri.
Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ma keenin cadeyn uu ku muujinaayo xariirka uu sheegay in uu ka dhexeeyo odayaasha Soomaaliyeed ee shacabku ay aad ugu kalsoonyihiin kuna tilmaamaan marjaca loo laabto hadii wax qaldamaan.
Weerarkaan Tarzan uu ku qaaday odayaasha dhaqanka Muqdisho ayaa waxaa laga cabsi qabaa in ay jawaab adag ka bixiyaan dhaqanka muqdisho oo ah saldhigga dowlada hada jirta kuwaas oo aysan suura gal ka aheyn in ya Shabaab xariir la yeeshaan.
Iam,
Ahlulbayt " Worst nightmare of Terrorists" Soldier









Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: Ah12 and 28 guests