Page 1 of 1

SFG ally Sheikh Abu Mansur begins kicking Godane out of S/h

Posted: Sat Aug 03, 2013 10:32 am
by Individual
Renewed infighting between Alshabab fighters in lower Shabelle region
Published on August 3, 2013 by Maalik Eng · No Comments

Residents of Gobaanle town in the lower Shabelle region confirm that there have been renewed clashes between Alshabab fightersin the region.

It is reported that fighters loyal to Sheikh Abu Mukhtar Abuu Zubeyr clashed with fighters loyal to Sheikh Mukhtar Abu Mansur.

The clashes started on Friday midday and after a fierce fighting, fighters loyal to Abu Mansur took control of the town forcing Abu Mukhtar’s men to flee to El Adde town.

News sources add that the defeated lot are planning to retaliate and are regrouping to retake Gobaanle from Abu Mansur’s men.

A Gobaanle resident told Shabelle radio in Mogadishu that residents fled the small town to neighboring areas.

“Residents have fled to the jungle without water and food” said the resident who requested his name to be withheld for security reasons.

This is not the first time Shabab fighters clash in the lower Shabelle region as they clashed previously in Barawe town.

-------------------------------------------------------------------------------------------
Shabaab oo ka dhacay Deegaano Hoostaga Gobolka Sh/hoose
Published on August 3, 2013 by Maalik Som · 3 Comments

Sida dad ku sugan Deegaanka Goobaanle ee Gobolka Sh/hoose ay u xaqiijiyeen Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho waxaa halkaasi dagaal uu ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Ururka Al Shabaab.

Ciidamadaani ayaa kala taabacsan Amiirka Al Shabaab Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr iyo Sheekh Muhtaar Abuu Mansuur oo ka tirsan hoggaamiyaasha Sar sare ee Ururkaasi.

Dagaalkaan ayaa waxaa la sheegay in Shalay duhurnimadii uu ka bilowday Deegaanka Goobaale halkaasoo ay horay gacanta ugu haayeen Ciidamo taabacsan Amiirka Al Shabaab balse shalay halkaasi laga saaray , waxaana ay qabteen dhinaca deegaanka loo yaqaan Ceelcade inkastoo warar aanu halkaasi ka heleyno ay tilmaamayaan in xittaa deegaankaasi ay sii faarujiyeen islamarkaana Deegaanka Goobaanle ay si buuxda gacanta ugu haayaan Ciidamo taabacsan Sheekh Abuu Mansuur.

Wararku waxa ay intaasi kudarayaan in xalay dagaal kaloo Rogaal celis ah ay soo qaadeen Ciidamadii Axmed Godane balse eeyan u suura gelin in ay dib u qabsadaan Deegaanka Goobaanle ee laga fara marooqsaday.

Mid ka mid ah dadka Deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadkii shacabka ahaa ay isaga bexeen Deegaanka Goobaanle , islamarkaama ay indhihiisu qabteen dhimashada 5 Ruux oo isugu jira cadaan iyo Soomaali , isagoo carabka ku adkeeyay in uu jiro dhaawac soo gaaray Sarkaal Sare oo ka tirsan Al Shabaab oo Magaciisa uu ku soo koobay Cabdalla kaasi oo uu sheegay in uu yahay Madaxa dacwada ee Ururka Al Shabaab.

“ dadkii Rayidka ahaa ee degenaa deegaanka waxa ay u carareen Baadiyaha iyagoo aan heysan biyo iyo Baad” ayuu yiri Goob Joogahani ku sugan Deegaanka Goobaanle ee lagu dagaalamay.

Maaha markii ugu horeysay oo Ciidamo ka wada tirsan Al Shabaab uu dagaal ku dhexmaro qeybo ka mid ah Gobolka Sh/hoose waxaana xusid mudan in dhawaan ay ciidamo kala taabacsan Saraakiisha Sar Sare ee Al Shabaab ay ku dagaalameen Degmada Baraawe ee Sh/hoose.

Re: SFG ally Sheikh Abu Mansur begins kicking Godane out of

Posted: Sat Aug 03, 2013 10:35 am
by 500ml
Good news

Re: SFG ally Sheikh Abu Mansur begins kicking Godane out of

Posted: Sat Aug 03, 2013 10:42 am
by AhlulbaytSoldier
I doubt this news.
Waiting for neutral website.

Re: SFG ally Sheikh Abu Mansur begins kicking Godane out of

Posted: Sat Aug 03, 2013 11:06 am
by zingii
The mukhtaars duking it out.

Re: SFG ally Sheikh Abu Mansur begins kicking Godane out of

Posted: Sat Aug 03, 2013 1:02 pm
by afisoone
Allahu Akbar... Allah naga qabto Amino Godane iyo wixii la hal maalo.... Yaa Allahu yaa rabbi...


Amino Godane qabrigiisa musqul ayaa ka dhisaan Inshallah...... He is the enemy of Allah, his prophet and the muslimiin....