Kn:Dawladda federaalka ayaa maanta wafti balaaran u dirtay maamul goboleedka Puntland si ay ugu qanciso inay ka laabtaan go’aankii ay xariirka ugu jareen.
Waftiga oo u badnaa xildhibaano ayaa isla maantaba gaaray Puntland, waxaana la filayaa inay kala xaajoodaan suurto galnimada ka laabashada go’aanka xiriir u jarista dawladda dhexe.
Lama oga waxa ay ku soo kordhin karaan xaaladda sii calwaysa ee u dhaxaysa dawladda dhexe iyo maamul gobolleedyada, gaar ahaan midda uga danbaysay ee Puntland ku shaacisay inay joojisay wax kasta oo xiriir ah oo u dhexeeyay ayaga iyo dawladda dhexe.
Waftiga ayaa la filayaa inay la kulmaan madaxweynaha Puntland, Dr. Faroole iyo masuuliyiinta kale ee maqaamka ka haaya dawladdiisa.
Shalay ayay ahayd markii dawlad gobolleedka Puntland ay shaacisay inay xarigga u jareen dawladda dhexe ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho.
KismaayoNews.com
Dawladda oo wafti u dirtay Puntland
Moderator: Moderators
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Dawladda oo wafti u dirtay Puntland
political suicide, WHO will now save them from Somaliland, they are now in celebrations, because now somaliland can close there borders! wersangli iyo dhulos are lost from puntland forever...


- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Dawladda oo wafti u dirtay Puntland
I really hope puntland to have there own land.. goodbye reer puntland, take care of yourselves and the desert..

-
xaliye123
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Dawladda oo wafti u dirtay Puntland
Sxb Puntland walaahi inay dawladaba gilgili kartaa haday rabto lakin wayna ku tala jirin.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Dawladda oo wafti u dirtay Puntland
PL are no threat bro..xaliye123 wrote:Sxb Puntland walaahi inay dawladaba gilgili kartaa haday rabto lakin wayna ku tala jirin.
we have either no interest in that desert..
-
xaliye123
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1133
- Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
- Location: Maxaa iga galay nin geel badan.
Re: Dawladda oo wafti u dirtay Puntland
why they send MP then.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: Dawladda oo wafti u dirtay Puntland
If i was the president of somalia, i would sign under puntland being there own country, with having second thought..xaliye123 wrote:why they send MP then.
And say to them Goodbye!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 384 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 427 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 6 Replies
- 636 Views
-
Last post by LusciousBella
-
- 0 Replies
- 297 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 409 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 386 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 2 Replies
- 463 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 4 Replies
- 672 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 368 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 433 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero