Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

President Hassan announced reconciliation conference!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

President Hassan announced reconciliation conference!!!

Postby Individual » Fri Aug 09, 2013 9:52 am

Madaxweyne Xasan SH Maxamuud oo ku dhawaaqay in dowladu ay qabanayso shirweyne looga arinsanayo Masiirka dalka

Image
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan SH Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in dowladda Soomaaliya ay qabanqaabinayso shir weyne ay ummadda Soomaaliyeed uga arinsan doonaan aayaha dalka Soomaaliya,Madaxweynaha ayaa sheegay iney muhim tahay in shacabka Soomaaliyeed ay ka tashadaan masiirkooda.
“Deganaansho dhaqaale,mid amni iyo mid Siyaasadeedba waxaan gaari karnaa marka aan isku imaano oo aan ka wada tashano aayaheena,markaan isa soo hor fariisano ayaan talada heleynaa,hadii aan kala jeedno tala hagaagsan heli mayno”ayuu yiri Madaxweyne Xasan SH Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa shaaciyey in dowlada uu hogaaminayo ay ka go’an tahay isku keenka ummadda Soomaaliyeed,wuxuuna sheegay iney dowladu dadaal ugu jirto sidii ay sidii shacabka Soomaaliyeed meel la iskugu keeni lahaa kadibne ay uga arinsan lahaayeen aayaha dalka,wuxuuna ku booriyey in shirkaas laga soo saaro natiijo wax ku ool ah oo dacalada laga hayo sida uu sheegay.
Xasan SH Maxamuud Madaxweynaha dalka ayaa tilmaamay in dowladdu ay qabanayso shirweyne ay ku casuumayso dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo maamulada dalka ka jira,wuxuuna ugu baaqay dadka gudaha iyo kuwa ku nool dibadaha iney kasoo qaybgalaan gogosha ay fidisay dowladdu isla markaane aysan aysan bakhiilin ra’yigooda Muruq,Maskax iyo Maalne ay ku garab istaagaan dalkooda iyo dowladooda.
Wuxuuna ku celceliyey in sida kaliya ee ay Soomaalidu kusoo ceshan karto Karaamadii iyo sharaftoodii ay tahay qaranimo,si loo gaaro qaranimo buuxdane ay muhim tahay in ummadu ay noqoto dad hal menel wax u wada oo isku aragti ah.
Madaxweynaha ayaa carrabka ku adkeeyey in dowladda federaalka Soomaaliya aysan cid gaara duulaan ku ahayn,aysane jirin cid ay wanaageeda kasoo horjeedo balse ay wanaag iyo guul la wada dooneyso dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelwalba oo ay joogto.


http://www.raxanreeb.com/2013/08/madaxw ... rka-dalka/

http://horufadhi.com/2013/08/09/xasan-s ... dku-yahay/

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 22 guests