Page 1 of 1

GALDOGOB OO SI WEYN LOOGA CIIDAY 2013

Posted: Sun Aug 11, 2013 5:11 pm
by daba_gaale
Daawada sida weyn oo looga Ciida Magaalada Galdogob, oo ah Magaalada Labaad ee ugu weyn Gobolka Mudug.

Waxaa lagu kala ciiday laba meelood magaalda, tani waa meel kamid ah labada meelood.