Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Breaking News:: Jubbaland Fully Recognized A Win 4 Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: Breaking News:: Jubbaland Fully Recognized A Win 4 Somal

Postby Casanova25 » Fri Aug 23, 2013 11:40 pm

Welcome to new Gumeysi.. you are happy about that xataa

Titanium
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2999
Joined: Tue Jan 01, 2013 3:51 am

Re: Breaking News:: Jubbaland Fully Recognized A Win 4 Somal

Postby Titanium » Fri Aug 23, 2013 11:40 pm

Puntlandi and Dhanaan and Waamo are the same websites that posted a fake HAG document that was clearly made by someone who frequents Somalinet.

http://waamonews.com/?p=27689

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: Breaking News:: Jubbaland Fully Recognized A Win 4 Somal

Postby Bermooda » Sat Aug 24, 2013 12:02 am

Kismaayo24 are in the bush and sustaining moquito bites.
:ooh: :russ:

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Breaking News:: Jubbaland Fully Recognized A Win 4 Somal

Postby oxymoron » Sat Aug 24, 2013 1:25 am

May I say Check Mate! :mrgreen:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13576
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Breaking News:: Jubbaland Fully Recognized A Win 4 Somal

Postby AbkoowDhiblaawe » Sat Aug 24, 2013 2:36 am

what recognition?
Wada hadalo u dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Kismaayo ayaa ka socda magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo labadii maalmood ee u dambeeyay ay wada hadalada ahaayeen kuwo marba marxalad soo gaarayay.

Inkastoo warar kala duwan ay ka soo baxayeen wada hadalada ayaa hadana waxaa jira qodobo qaar oo la isku mari waayay, kaasoo natiijada wada hadalka la filayay in maalin ka hor ka soo baxaan dib u dhigay.

Wada hadalada ayaa dhinaca dowladda Soomaaliya waxaa hogaaminayay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir, waxaana xubno ka ah Agaasimaha Madaxtooyada Kamaal Gutaale, Sanbaloolsha oo ah Safiirka UK dowladda u magacawday, La taliyaha Madaxweynaha Nuur Diinaari, Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil iyo xubno kale.

Sidoo kale waxaa dhinaca Maamulka Kismaayo hogaaminayay Axmed Madoobe oo hogaamiya garab ka mid ah Maamulka Jubaland, xubnaha maamulkiisa iyo siyaasiyiin horay xukuumadihii KMG ahaa xilal uga soo qabtay.

Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in qodobada ugu culus maanta laga doodayo, iyadoo ilaa iyo hada qodobo qaar la isla meel dhigay, hase ahaatee aanan la saxiixin.

Qodobada markii hore la isku hayay ayaa waxaa ka mid ahaa dowladda ay aqoonsato Jubaland, Calankeeda, iyo dastuurkeeda, hase ahaatee la isku khilaafay, balse dowladda ay cadeysay in Jubaland arrinteeda meel la dhigo, laguna dhawaaqo Maamulka Jubooyinka iyo Gedo.

Waxaa kaloo qodobada ku jira in Ciidamada la dagaalamay Axmed Madoobe iyo saraakiisha laga qeyb geliyo maamulka, isla markaana la isku dhafo ciidamada, waxaa kaloo arrinta ugu adag ka taagan tahay aqoonsiga Maamulka, inkastoo xubnaha ergada dowladda ku adkeysanayaan in taas dib loo dhigo.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ogolaatay in Axmed Madoobe si KMG ahaan u hogaamiyo Maamulka Jubooyinka iyo Gedo, ugu yaraan muddo labo sano ah, sidoo kale Madaxweyne kuxigeenkana lagu badalo mid ka mid ah dhinacyadii isku hayay magaalada, waxaana la saadaalinayay wiil uu adeer u yahay Barre Hiiraale.


Inkastoo wali aanay wax natiijo ah ka soo bixin, wada hadaladuna ay yihiin kuwo sii dheeraanaya ayaa mar waxaa la sheegay inuu ku sigtay in lagu kala tago, hase ahaatee dadaalo ay sameeyeen IGAD oo garwadeen ka ah shirka lagu guuleystay in la sii wado.

Wada hadalada ayaa kama dambeys la filayaa inay ka soo baxaan war murtiyeed labada dhinac ay saxiixaan, waxaana hadba heshiiska yahay sida ay labada dhinac isku raacaan qodobada adag ee hor-yaala wada hadalada.
Jowhar.com

It's either our way or the highway :whew:

oxymoron
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2505
Joined: Tue Jul 05, 2011 10:39 am
Location: Your BS starts and dies in Xamar, where you can't even go swimming without your Adoon boyfriends.

Re: Breaking News:: Jubbaland Fully Recognized A Win 4 Somal

Postby oxymoron » Sat Aug 24, 2013 3:55 am

Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbaley Jubbaland iyo xubnaha wada-hadallka DFS oo ka biyadiidan qoddobo [DHAGEYSO]

Image

Addis-Ababa [RBC Radio]Iyaado maalinkii shaley wada-hadalladii usocdey dowladda faderaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ee saldhiggiisu yahay magaaladda Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose,laga gaarey is afgarad qeyb ka mid ah qaddobadii labada dhinac horyaaley ayaa xiligaan wali waxaa jira qodobo kale oo la isku mari la’yahay.
Wada-hadallada labada dhinac ayaa wali waxaa uu ka socda magaaladda Addis-Ababa ee dalka Ethopia,waxana wada xaajoodkan Jubbaland iyo dowladda faderaalka qaban qaabadeeda leh dalalka urur gobolleedka IGAD.
Arrimaha xiligaan ay labada dhinac isku diidan yihiin ayaa waxaa ka mid ah dalab ka yimiid waftigii dowladda faderaalka uga qeyb galaya wada-hadallada,waxana ay dalbadeen in la bedelo magaca Jubbaland, iyagoo ku adkaystay in aysan suurta-gal ahayn gobollada Jubbooyinka iyo Gedo magacaas loo isitcmaalo.
Waxaa la caddeyey in arrintaa ay kentey muran badan oo xaga ergada Jubbaland ay ka biyadiiden in magaca labadalo.


La taliyaha madaxweyne ku -xigeenka Jubbaland Cabdinaasir Guure Faarax (Jeer) ayaa waxaa uu sheegey in madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xassan Sheekh inuu aqbaley maamulka Jubbaland inuu madaxweyno ka noqdo Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe) halka uu madaxweyne ku-xigeena uu yahay Fartaag,maamulkuna lamagac bixii doono Jubbaland.
Cabdinaasir Guure Faarax (Jeer) waxaa uu hadalkiisa ku sheegey xubno uu ku tilmaamey fidno wadayaal oo u sheegey iney qeyb ka yihiin xubnaha dowladda faderaalka Soomaaliya uga qeyb galaya wada-hadallka kana mid ah xildhibaanada dowladda faderaalka Soomaaliya,inay hor istaagen oo ay kabiyadiiden qodobo ay ka mid yihiin magaca maamulka,inkasto uu u sheegey inay aqbaleen madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka.

http://www.raxanreeb.com/2013/08/madaxw ... odhageyso/


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahor and 37 guests