Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Sheikh Mustafa »

Image

In dakada iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo muda 6 bilood ah ay maamulaan maamulka horay loo odhan jiray Jubaland laakiin hada qaatay magaca Juba.

-In magaca Jubaland loo badalo maamulka Juba
-In magaca masuulka ugu sareeya laga badalo madaxweyne loona badalo ‘‘hogaamiye’’
-In ciidanka ku sugan Jubooyinka la qarameeyo

-In maamulka qeybaha ka dhiman uu soo magacaabo DFS

-In mamulka Juba iyo DFS ay wadashaqeeyaan iyadoo la raacayo dastuurka DFS .

-In maamulku uu yeesho sadax hogaamiye kuxigeen iyo 3 gudoomiye gobol
Soomaaliya hanoolaato. He can be Gudoomiyaha Cirka iyo Dhulka if he wants.
Last edited by Sheikh Mustafa on Wed Aug 28, 2013 8:55 am, edited 1 time in total.
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Casanova25 »

Sheikh Mustafa wrote:
In dakada iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo muda 6 bilood ah ay maamulaan maamulka horay loo odhan jiray Jubaland laakiin hada qaatay magaca Juba.

-In magaca Jubaland loo badalo maamulka Juba
-In magaca masuulka ugu sareeya laga badalo madaxweyne loona badalo ‘‘hogaamiye’’
-In ciidanka ku sugan Jubooyinka la qarameeyo

-In maamulka qeybaha ka dhiman uu soo magacaabo DFS

-In mamulka Juba iyo DFS ay wadashaqeeyaan iyadoo la raacayo dastuurka DFS .

-In maamulku uu yeesho sadax hogaamiye kuxigeen iyo 3 gudoomiye gobol

Soomaaliya hanoolaato. He can be Gudoomiyaha Cirka iyo Dhulka if he wants.
Fair play! every tribe is happy with this in Jubboyinka..
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Sheikh Mustafa »

Casanova25 wrote:

Plus every gobol would have his own gudoomiye gobol. Axmad madoobe is just general Gudoomiye with 3 Vice gudoomiye yaal( One gaaljecel, One Mareexaan and Cawra Maleh)

Mareexaan gain the most.

1) They will have one vice gudoomiye
2) Gudoomiyaha gobolka Gedo

Plus all this other legal commissioners running around.
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Individual »

What is Cawra Maleh?

Anyway,FGS won big time!
User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Sheikh Mustafa »

Individual wrote:What is Cawra Maleh?

Anyway,FGS won big time!

A hawiye clan in Kismaayo. Remember Nadiif Baasto? his Clan.
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Individual »

Sheikh Mustafa wrote:
Individual wrote:What is Cawra Maleh?

Anyway,FGS won big time!

A hawiye clan in Kismaayo. Remember Nadiif Baasto? his Clan.
So 2 hogaamiye kuxigeen are hawiye! :dj:
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by AbkoowDhiblaawe »

Sheikh Mustafa wrote:
Individual wrote:What is Cawra Maleh?

Anyway,FGS won big time!

A hawiye clan in Kismaayo. Remember Nadiif Baasto? his Clan.
cawramaleh aint hawiye :comeon:
User avatar
Casanova25
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2778
Joined: Wed Jul 17, 2013 7:25 pm
Location: **********************

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Casanova25 »

Warsheekh wrote:
Sheikh Mustafa wrote:
Individual wrote:What is Cawra Maleh?

Anyway,FGS won big time!

A hawiye clan in Kismaayo. Remember Nadiif Baasto? his Clan.
cawramaleh aint hawiye :comeon:
they are politically smart Qabiil they change camps every week..
Individual
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 866
Joined: Sat Feb 09, 2013 4:38 pm

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by Individual »

So what are they ^^^hawiye or Darood???
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by SecretAgent »

Thy r a harti-warsangali clan
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by AbkoowDhiblaawe »

SecretAgent wrote:Thy r a harti-warsangali clan
No they aint, they're a stand alone clan
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by GIJaamac »

MaashaAllah, Alxamdulillah !! I knew adeer C/Kariim Guuleed wouldn't disappoint our HAG people. :blessed:
but wait ... How many years this interim maamul is going to be ??
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by SecretAgent »

Warsheekh wrote:
SecretAgent wrote:Thy r a harti-warsangali clan
No they aint, they're a stand alone clan
I hate dis stand alone clans its like thy fall down from da sky nobody noes where thy come from
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by AbkoowDhiblaawe »

:lol: :lol:
User avatar
GIJaamac
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4961
Joined: Thu Apr 12, 2012 2:05 am

Re: Congraluations Hogaamiyaha Jubba Madoobe

Post by GIJaamac »

HAG has won ! Thank you C/Kariim Guuleed :blessed:
Heshiiskan ayaa wuxuu dhigayaa in ciidamada maamulkii Jubbaland ee ku sugan Kismaayo la qarameeyo iyo in maamulkan oo ah mid KMG ah uu jiro muddo laba sano ah, kaddibna la sameeyo maamul rasmi ah oo gobolladaas ay yeeshaan.

“Qodobbada lagu heshiiyay waxaa ka mid ah in maamulkan KMG ah ee lagu magacaabo Jubba uu hoggaamiyo, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Sheekh Axmed Madoobe) iyo in shir dib u heshiisiin ah lagu qabo Muqdisho,” ayuu yiri xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil oo u warramayay VOA-da.

Xildhibaanku wuxuu hadalkiisa ku daray in wasiir u dowlaha madaxtooyada Soomaaliya, Faarax C/qaadir oo ergooyinka dowladda hoggaaminayay iyo Sheekh Axmed Madoobe oo dhinaca hoggaaminayay inay ka dhawaajiyeen in shirka Muqdisho kaddib shir labaad oo midkan daba socda lagu qaban doono magaalada Kismayo ee gobolka Jubbada Hoose.

Maamulka dekedda magaalada Kismaayo ayaa waxaa muddo lix bilood ah haynaya maamulka KMG ah ee cusub, iyadoo xildhibaanku uu sheegay in lagu soo wareejin doono maamulka garoonka diyaaradaha dowladda Soomaaliya muddo 30-maalmood ah kaddib.

http://www.hiiraan.com/news/2013/Aug/wa ... -33104.htm
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”