Beesha Digil iyo Mirifle oo ku kala qeybsamay Hishiiskii Adis Daawo.
September 2, 2013 - Waxaa Qorey : Balcad Muqdisho -
Qaar ka mid ah waxgaradka garadka Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa soo dhaweeyay Hishiiksii ay wada galeen Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Juba.
Waxgaradka oo kulan kuyeeshay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada Hoose ayeey ku sheegeen inHishiiskaasi mid wanaagsan oo Dowlada Soomaaliya ay la gashay Maamulka Juba ee Axmed madoobe uu Hogaamiye.
waxgaradka ayaa Hishiiska Ku tilmaamay mid aan wax dhibaato ah ku aheyn Beelaha Digil iyo Mirifle iyagoo sheegay ineey si weyn u soo dhaweynasyaan.
Horay ayaa waxaa shirkaan ugu soo horjeestay waxgaradka Beelaha digil iyo Mirifle ee ku sugan Magaalada Kismaayo arintaan ayaa u muuqata Mid ay ku kala qeyb sameey Waxgaradka Digil iyo Mirifle.
Halkaan Hoose ka daawo Qaar ka mid ah Waxgaradka Shirka Yeeshay.








