Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby MrPrestige » Fri Sep 06, 2013 1:34 am

:up:


Xukuumadda Somaliland oo gobolka Sanaaag ka bedelaysa lacagta Shilinka Soomaaliga oo Gobolkaas laga isticmaalo
Khamiis, September 05, 2013 (HOL) — Xukuumadda Somaliland ayaa maanta bilawday inay gobolka Sanaag, gaar ahaaan magaalada Ceerigaabo ka bedesho
lacagtii hore ee Soomaaliya ee Giimbaarta looyiqiin oo gabi ahaanba Somaliland laga isticmaalin.

Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi oo shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Ceerigaabo ayaa sheegay in maanta ay si rasmi ah
uga dhaqan gashay magaaladda Ceerigaabo bedelaada lacagtii Giimbaarta ahayd iyadoo dadweynaha lacagtaas loogu bedelayo lacagta shilinka Somaliland,
taas oo socon doonto 48 saacood in lagu xareeyo lacagtaasi Giimbaarta ee Shiling Soomalaiga si aanay gobolka uga shaqayn, isla markaana aan la arki doonin
isticmaala lacagtaasi.

Guddoomiyaha Baanka Dhexe waxa uu sheegay in laga bilaabo maanta lacagta keliya ee ka shaqaynaysa gobolka bulshaduna ay wax ku iibsan doontaa ay noqon
doonto lacagta shilinka Somaliland.

Guddoomiyaha Baanka Somaliland Md. Cabdi Dirir Cabdi, ayaa sheegay in bedelaada lacagtu ay maanta ka bilaabantay sideed goobood oo ka mid ah Gudaha
magaalada Ceerigaabo, dadweynuhuna ay ka bedelanayeen goobahaasi. Waxaanu ku baaqay in wakhtigaasi loo qabtay lagu xareeyo lacagtaasi Giimbaarta,
isagoo soo saaray amar ah in aan maanta wixii ka dambeeya magaaladda lagu arki Karin lacagtaasi waxna lagu iibin Karin waxna lagu iibsan Karin.

Waxaanuu xusay in degmooyinka Gar-adag iyo Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ay hore u joojiyeen isticmaalka lacagta Giimbaarta ah.

Sidoo kale, waxaa halkaasi ka hadlay maamulaha Baanka Somaliland ee Goboladda Barri Cumar Axmed, oo sheegay in muddo labaatan maalmood ah ay Gobolka
Sanaag u joogeen saraakiil ka tirsan Baanka Somaliland qorshaha lacagta Gimbaarta ah lagaga bedelayo Gobolka Sanaag.

Waxa iyaguna arrintaasi ka hadlay Maayarka magaaladda Ceerigaabo Md, Ismaaciil X.Nuur,waxaanuu sheegay in ay degmo ahaan soo dhoweynayaan bedelaada
Lacagta Giimbaarta ah oo ay muddo dheer sugayeen, taas oo uu sheegay inay dhibaato ku haysay Ganacsiga degaankaasi.

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Md. Axmed Muxumed Geelle(Dacar), ayaa isna halkaas ka sheegay in ciidammadda ammaanku amar buuxa ku qabaan in cidii
lagu arka iyaga oo wax ku iibinaya lacagta Giimbaarta in tallaabo sharciya ka qaadaan.

Sariflayaasha magaaladda, ganacsatadda iyo guud ahaan dadweynaha Gobolka Sanaag ayaa si weyn ugu xoonsana baanka dhexe si ay ugu soo bedeshaan lacagtan
Shiling Somaliland-ta ah.

Dadweynaha gobolka Sanaag, ayaa si weyn usoo dhoweeyey bedeladda lacagtan, waxaanay sheegeen inay lacagtan Giimbaarta ahi wax u dhintay ganacsigii iyo
dhaqaalihii gobolkan maadaama oo inta badan gobolada Somaliland aanay ka shaqayn lacagtan Giimbaarta ah oo laga wada bedelay.

Bedelaadda Lacagta Giimbaarta ah ee maanta ka dhaqan gashay Gobolka Sanaag ayaa waxa si weyn u soo dhoweeyey Sarif layaasha,Ganacsatada iyo Guud ahaan dadweynaha ku dhaqan Gobolka Sanaag.

Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Online


http://hiiraan.com/news/2013/Sept/warar ... -33209.htm


Daawo Ceergaabo oo mar lagwada Joojiyey Lacagtii shilin soomaaliga ahayd ee gimbaarta.

User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Re: Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby gulaid111 » Fri Sep 06, 2013 1:39 am

War wacan ! Filthy gimbaar was too much

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby MrPrestige » Fri Sep 06, 2013 7:59 am

Indeed. No more Counterfeit money from Somalia :up: .It was posing a threat to the local economy.

User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19342
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby gurey25 » Fri Sep 06, 2013 9:04 am

any idiot using the gimbar in sanaag was directly aiding puntland as they were counterfeited by puntland.

about f-king time, and good riddance.

User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby Sheikh Mustafa » Fri Sep 06, 2013 10:09 am

Waa Runtii, Ictiraaf baa soodhaw. Saacid Shirdoon ayaa Xajka kakeenaayo oo marka uu hargaysa maraayo dariishada kasootuuraayo. Waa Caynkaa.

User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19342
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby gurey25 » Fri Sep 06, 2013 10:11 am

ictiraaf can wait for 1000 years.
as long as i am not part of somalia all is fine.

User avatar
Sheikh Mustafa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1262
Joined: Sat Jul 19, 2008 2:40 pm

Re: Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby Sheikh Mustafa » Fri Sep 06, 2013 10:38 am

ictiraaf can wait for 1000 years.
as long as i am not part of somalia all is fine.
Waa runtaa. Somaliland Administration of Somalia :som: :som:

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Somalia currency banned from Sanaag region, Somaliland

Postby MrPrestige » Fri Sep 06, 2013 12:39 pm

According to Puntland the Counterfeit money was originally made in south Somalia in particular Mogadishu areas then flooded to Galkayo all
the way to other areas in an attempt to create economic inflation and other problems. That is why it is not smart to share a same state currency
with Mogadishu. I am glad my native Sanaag have finally cut them off.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 4 guests