Dagaal beeleedkaan ayaa waxa uu dhexmaray labo beeleed waxaana ku dhaawacmay 5 ruux dagalkaasi inta la og yahay.
Goob joogayaal kusugan deegaanka Bacaad weyne ayaa sheegay in xiisada weli ay ka taagan tahay halkaasi hadii aan laga hortagina sheegay inay dagaal beeleedkaasi uu noqdo mid sii ballaarta.
Maxamed oo ka mid ah dadka deegaanka ee Bacaad weyne ee gobolka Mudug ayaa ka waramay inta uu ka warhaayo xaalada siday tahay iyo khasaaraha ka dhashay.
http://markanews.net/?p=9312




I see what you did there. 

all of a sudden you're death toll tracker
you wanna go down that route. 
Niyow riyada ka toos, our lands overlap with every HG in Mudug, given the opportunity in the past they couldn't move an inch, and you truly believe mercy is what's been holding them back.
That's quite an imagination you have there hutu. what you're laying witness to, is what kept you're fellow siblings at bay for over a century. Enjoy the fire works. It'll all be over soon. Than its off Cadaado. 
