Postby gobdoon » Tue Sep 10, 2013 9:55 am
Fanaanadii weynayd oo Muqdisho ka degtay wa arin lagu farxo , xiligan waxa mooda dadka qurbuhu inay ku qulqulayan wadankii hooyo , saas ha lagu wado oo wa inan dadkeena qurbaha nabada dhiiri gelino oo aan dhismaha wadanka iyo nabad kusoo dabaalistiisa ka qayb qaadano , waliba fanaaniinta wa loo baahanyahay sida kooxdi Waaberi oo caan ku ahayd tusaalaynta iyo wax u tilmaamida mujtamaca.