Moderator: Moderators
Dude, are you serious? Jubbaland is guaranteed, thanks to Xassan Sheikh. He forever put the three gobols together, Jubboyink and Gedo, under one administration, though the whole push was led by Marexaan & Ogaadeen. He has accepted Madoobe a darood who told the gov to fock off numerous times as Head of these three regions. He has guaranteed government support for Ahmed Madoobe's administration. And after two years they can become a full Federal State. For what in return? Madoobe coming to Mogadishu, and port revenues, and changing Jubbaland State to Jubba Administration for two years.Murax
So what happened to the jeberti wet dream called "Jubbaland" ? Ma dariishada ayay ka baxdey sheekadaas ? And i thought you guys were serious about your plans.
Where did i mention that i speak for the Govt ? The thread's title is "Axmed Madoobe meets HAG elders in Mogadishu".
Mase you think HAG elders are the Govt ?
Ahmed Madoobe and the Government came to a agreement. How was 'HAG' involved?
Kulan ka dhacay Hoyga uu ka daganyahay magaalada Muqdisho Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba sheekh Axmed Madoobe iyo mid kamid ah beelaha dagan Jubbooyinka ayaa kusoo dhamaaday Fashil kadib markii ay labada dhinac isla fahmi waayeen qodobadii ay isla soo qaadeen.
Sxbow nothing is guaranteed. Jubba admin led by Madoobe is interim. After 2 years there shall be voting within the parliament and a referendum in south Somalia.Dude, are you serious? Jubbaland is guaranteed, thanks to Xassan Sheikh. He forever put the three gobols together, Jubboyink and Gedo, under one administration, though the whole push was led by Marexaan & Ogaadeen. He has accepted Madoobe a darood who told the gov to fock off numerous times as Head of these three regions. He has guaranteed government support for Ahmed Madoobe's administration. And after two years they can become a full Federal State. For what in return? Madoobe coming to Mogadishu, and port revenues, and changing Jubbaland State to Jubba Administration for two years.Murax
So what happened to the jeberti wet dream called "Jubbaland" ? Ma dariishada ayay ka baxdey sheekadaas ? And i thought you guys were serious about your plans.
Cry your eyes out, jebertis ! We defeated you !Maqaal:Jubbaland Ayaa Hadashay (Qebtii 1-aad)
August 29, 2013
Heshiiskii Addis Ababa ee la saxeexay 28 Aug 2013, ka dib Jubbaland ayaa hadashay, soona bandhigtay 14 su’aalood, sugeysana in laga bixiyo jawaabo qancisa reer Jubbaland oo dhan 2.3 Million, deganna dhul dhan 87,000sqkm iyo inta qurbaha jirtaba.
Jubbaland way hadashay oo waxay tidhi:
Xuquuqda ictiraafka waxaa ii ogol dastuurka qaranka, qodobka 49, faqrada 6 oo u qoran sidan: “Based on a voluntary decision, two or more regions may merge to form a Member of Federal State” oo macnaheedu yahay in laba gobol iyo ka badan ay xaq u leeyihiin in ay dhistaan maamul goboleed. Balse nasiib darro, ictiraafkaygii waxaa laga raadiyey maamulka fadhiya Muqdisho oo ah maamul ay waardiye ka hayaan ciidamo shisheeye, in badana soo abaabulay dagaalo la igu mijo xaabiyo!
Ma geesiyadii ii soo dagaalamay ee iga kor qaaday heeryadii “khawaarijtii Ina Godane” iyo Mooryaantii dhul boobka ahayd ee walaalah Galgaduud, ayaad ogolaateen in lagu dhex daro maleeshiyo beeleed xidhan tuutihii ciidamada qaranka. Miyaad hilmaanteen xasuuqii maleeshiyadaasi u geysatay beelaha Biyomaal ee gobolka Shabeelaha Hoose iyo xasuuqii loo geystay beesha Jareerweyne ee gobolka Shabeelaha Dhexe (Jowhar) iyada loo la isticmaalayo magaca ciidamada dowlada?!
Aniga oo ahaa Dowlad Goboleedka Jubbaland (Jubbaland State of Somalia), ma waxaa idinla qumanaatay in aan noqdo Maamulka Juba (Juba Administration)?!
Aniga oo dhiig badan dartay loo daadshay, ma si dheel-dheel ah ayaa la ii dhumin?
Aniga oo uu hogaanka ii hayey “Madaxweyne“, ma waxaad ogolaateen in uu i hogaamiyo “Guddoomiye“?!
Madaxweyne ku xigeenkaygii, ma waxaad ku badasheen guddoomiye ku xigeen?
Aniga oo xaq u lahaa in uu i maamulo gole lagu magacaabo “Golaha Wasiirada” ama (State Cabinet), ma waxaad raali ka noqoteen in uu i maamulo gole lagu magacaabo “Golaha Fulinta” ama (Executive Committee)?!
Golahaygii Baarlamanka ma waxaad iigu badasheen golaha deegaanka ama “Regional Assembly”.
Dadka ku doodaya magac la badalo macne badan ma laha, ma iiga jawaabi karaan sababta keentay in Dowlada Xassan Sheekh ay aad iyo aad ugu adkaysato in la badalo magacyada ah: Jubbaland State, Jubbaland Parliament, Jubbaland State Cabinet, iyo weliba Jubbaland President, haddii aan sidaas loo yeelina ay shirka ka baxayaan?!
Maamulka hadda ka jira Gedo waa ka madax banaan yahay Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe! Ma sidaas ayaa la idinku qanciyey, idinkuna aad qaateen?!
Ma lix bilood ka dib ayaa airport iyo dekadii Kismaayo loo gacan gelin maamul ku caan baxay eex qabiil iyo cadaalad darro. Maxaa Kismaayo ka duway Berbera iyo Boosaaso? Mise gabadh rajo ah ayaan ahay?!
Aniga oo dhalashadayda looga dabaal degay daafaha dunida, maxaa loogu balan furay taageerayaashayda ka kooban rag iyo haween, aqoonyahan iyo geesi, abwaan iyo siyaasi, oday iyo ugaas, caruur iyo ciroole, culimo iyo caamo, dhalinyaro iyo dhalaanba?!
Aniga oo uu isoo barbaariyey aqoonyahan Prof Gaandi 5 sano ka hor, kuna dhashay magaalada Kismaayo 15kii May 2013, ma waxaa la iigu abaal guday in Addis Ababa la igu aaso 28 August 2013?!!!!!!!
Aniga oo dhalashadayda ay ka soo qeyb galeen 1,000 oday dhaqameed, oo matalaya 34 qabiil Soomaaliyeed, ma waxaa janaazo igu tukaday Axmed Madoobe iyo Faarax C/Qaadir?!!!!!!!
Dr. Mohamed Abbas
Chairman,
Jubbaland Intellectuals
Kismaayo91@hotmail.com
http://ogadentoday.com/news.php?readmore=9972#comments



Dude read the article. It didn't mention anything about Habar Gidir !HAG is not Habar gedir...Beenta joojiI don't see "Habar Gidr" on the article!

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 31 guests