Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Fowziyo's reaction when she saw 650m!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
DarthSomali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 954
Joined: Thu Mar 15, 2012 1:43 pm
Location: Secession leads to Peace Let us go Seperate Paths

Fowziyo's reaction when she saw 650m!

Postby DarthSomali » Mon Sep 16, 2013 4:19 pm

Image O My Goodness. O sweet Lord. This is my lucky day. Santa Clause came early this year :eat:

:lol:

Image

Image

User avatar
Leopard2
Posts: 209
Joined: Sat Sep 07, 2013 11:16 pm
Location: between Basra's legs

Re: Fowziyo's reaction when she saw 650m!

Postby Leopard2 » Mon Sep 16, 2013 4:56 pm

Image O My Goodness. O sweet Lord. This is my lucky day. Santa Clause came early this year :eat:

:lol:

Image

Image
:stylin: :stylin: :stylin:

SomaliDefenceCouncil
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1913
Joined: Sun Sep 08, 2013 7:09 am

Re: Fowziyo's reaction when she saw 650m!

Postby SomaliDefenceCouncil » Mon Sep 16, 2013 5:33 pm

Its actually 1.8 Billion Euros
Image

Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Fowziyo's reaction when she saw 650m!

Postby Faranacab » Thu Nov 28, 2013 5:38 am

Just for the record, .....


Fowsiyo Yuusuf:”Ma jiro wax uu siiyay Midowga Yurub Soomaaliya oo aan ka ahayn ballanqaadyo”.


Khilaaf dhinaca siyaasada ah ayaa ka dhex bilowday madaxda Soomaalida iyo saraakiil ka tirsan ururka Midowga Yurub khilaafkaa oo ku saabsan gargaarka uu siiyo Midowga Yurub dalka Soomaaliya.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dowlada Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibada Fowziyo Yusuf Adan ayaa sheegtay dowlada Soomaliya aysan ka helin wax lacag ah Midowga Yurub balse ballanqaadyo kaliya loo sameeyay.

Madaxa guddiga u qaabilsan horumarinta Midowga Yurub Andris Piebalgs oo jawaab degdeg ah ka bixiyay eeda ay soo jeedisay wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya waxana uu u sheegay IBTimes”Waan la yaabanahay waxa ay sheegtay wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya, waana wax been ah.”

"Waxa aan ka hirgelinay mashaariic qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Waxaan bixinay €50m lacagta ugu badana waxa aan siinay Somaliland iyo Puntland gaar ahaan arrimaha waxbarashada,horumarinta reer miyiga,helida biyaha. Lacago badan ayaan gelinay.

Madaxa arrimaha horumarinta Midowga Yurub ayaa qiray inaysan si toos ah lacag gacanta ugu gelin dowlada Soomaaliya. "Waa ay saxan tahay. Ma siinin wax lacago ah dowlada federalka sababtuna waxa ay tahay in la helo maareynta maaliyada iyo la xisaabtan, taana ma jirto.

"Waxaan diyaar u ahay in aan si dhow ula shaqeyno dowlada Soomaaliya, waxana aan siinaa taageero muhiim ah inkastoo aanan si toos ah lacagaha aan u sii marsiin dowlada."ayuu sii raaciyay.

Ururka Midowga Yurub ayaa ballan-qaaday inuu Soomaaliya siinayo lacag dheeraad ah oo gaaraysa 10-milan oo Yuuro, taasoo ay sheegeen inay ugu talo-galeen horumarinta dalka, iyadoo Midowga Yurub uu Soomaaliya siiyay 521-milyan oo EURO intii u dhexeysay sannadihii 2008 illaa 2013.

Ururka Midowga Yurub ayaa sidoo kale taageero dhaqaale siiya ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, si dalka loogu soo celino nabad iyo kala dambeyn, waxaana AMISOM ku taageereen lacag gaaraysa 594-milyan oo EURO.
Fowziyo Yuusuf ayaa sheegtay in Soomaaliya loogu ballan-qaaday shirkii lagu qabtay Brussels bishii September ee sannadkan lacag dhan 1.8-bilyan EURO, taasoo aysan weli dowladda Soomaaliya waxba ka helin.

“Waxaan weydiisanayaa dalalka Yurub inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkii ay horay u sameeyeen,” ayay tiri Fowziyo oo intaas ku dartay. “Waxaanu eegi doonnaa in ballan-qaadkaas lacageed oo wax looga qabanayo dib u dhiska amniga dalka ay ka dhabeeyaan iyo in kale.

Ugu dambeyn, wasiiradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dalalka Yurub u ballan-qaadeen dowladdii KMG ahayd lacag dhan 200-milyan oo EURO sannadkii 2010-kii, balse aan lacagtaas waxba laga siin.

Khilaafka soo dhex galay Midowga Yurub iyo dowlada Soomaaliya ayaan la ogeyn sababta soo muujisay haatan iyadoo hore aysan dowlada federalka u sheegin in aysan lacago ka helin Midowga Yurub.

http://jowhar.com/news.php?readmore=2292




OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 35 guests