Alloow sharafta hanaga qaadin. Five members of Hassan Delegation Are Missing, They Want To Claim Refugee Status In Europe.
War Deg deg ah– 5 xubnood oo ka tirsan Wafdiga Dowlada Federaalka oo baxsadey
Sida loo xaqiijiyey Puntlandi waxaa baxsadey qaar kamid ah wafdigii la socdey Madaxweyne Xasan Sheikh ee ku socdey magaca Dowlada Federaalka, xubnaha baxsadey oo gaaraya 5 xubnood, waxaa laga waayay hotelkii ay deganaayeen, markii la waydiiyey Wafdigii kale ee la socdeyna waxay shegeen iney lasoo seexanayeen asxaabtooda oo degan magaalada.
laakiin markii aan u kuur galney waxaa soo baxdey in 5 Xubnood ay ahaayeen tahriib sidaasna ku fakadeen.
kala soco faahfaahinta iyo magacyada dadka la waayey wararkayaga Dambe
Puntlandi.com
Brussels
http://puntlandi.com/watr-deg-deg-ah-5- ... -baxsadey/