


DAAWO WAR CULUS:Pro.Gaas Oo Xaqiiqda ka Jirta gobolada SSC Markii Ugu Horaysey Shaciyey,Xamdi Kadiye Oo Su’al Adag hordhigtay(Daawo)
Iyadoo Dhawahaniba Uu waraysi kala duwan Bixinayey Ra’iisal wasarahii hore Ee soomaaliya cabdiwali maxamed cali gaas ayaa waraysigisii ugu Horeyey waxa Uu ku qiray dhibatada ka Jirta gobolada Khaatumo inay masuuliyadeeda Leeyahay faroole.
waxa Uu sheegay Mr gaas inuu faroole Dadka Degaanka dagaal iyo Afxumo ugu Daray dhibatada Puntland kala Kulmeen taasi Keentay in Mamaulkaa Khatumo State u abuurmo.
Xamdi kadiye oo ka Mida Rugcadayada Wariyaasha ayaa Su’al Ka Weydisey sababta Puntalnd uga gaabisay ama ula safatay soomaaliland Eee Dadka magaca Soomaaliyeed wata ugu dhibatoonayaan Deegaankaasi.
http://marqaannews.com/2013/09/24/daawo ... gtaydaawo/






